Uncategorized

Xeer Ilaalinta Guud oo ka Hadashay Kiiska Dilka Marxuumad Ruqiya Siciid Ayaanle {DHAGAYSO}

Hargaysa 08.March 2014 (SDN)- Waxaa saaka maxkamada la hor keenay Gabadhii Dilka Foosha xun u Xidhnay ee Dhawaanta ka Dhacay Magaalada Hargeisa, Maxkamada oo saaka aad loo ilaaliyey isla markaana la soo dhoobay ciidan tiro badan ayaa la sheegay in kulankaasi saaka ee maxkamada ay ka soo qayb galeen oo kaliya sida la sheegay taliyaha ciidanka Booliska iyo Xeer ilaaliyaha Guud iyadoon loo ogolayn warbaahinta iyo bulshada inteeda kale.

Ku Xigeenka Xeer  Ilaaliyaha Guud ayaa Warbaahinta uga Waramay Rumaanka loo diray Eedaysanayaashan .

GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO KU XIGEENKA XEER ILAALIYAHA GUUD
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/DilkiiHaweenayda.mp3″]
Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com