Webmaster

    Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo amray soo celinta Dhulka iyo Guryaha dawlada

    Hargeysa Mar 09,2014(SDN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo, waxa u xeer Madaxweyne oo sumadiisu tahay JSL/M/XERM/249-2314/032014, ku dhaqan geliyey Dib-u-soo Celinta Gacan Ku Haynta iyo Ku-tasarrufka Dhulka iyo Guryaha Dawladda. Madaxweynuhu:- Markuu Arkay: Qodobka 12aad, Faqradiisa 3aad iyo Qodobka 90aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland; Markuu Arkay Qodobka 31aad, Faqradiisa 2aad ee Xeerka Maamulka Dhulka…

    Read More

      DAAWO:Guddoomiye Ciro oo Abu Dubai lagu soo dhaweeyay

      Abu Dhabi Mar 09,2014(SDN)-Guddoomiyaha Gollaha Wakiilada Somaliland ahna Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Wadani Cabdiraxmaan Cirro iyo wefdi uu hogaaminayo ayaa booqasho ku yimi dalka Isu taga Imaraadka Carabta. Guddoomiyaha ayaa halkaa kula kulmay taageereyaasha xisbiga Wadani oo soo dhaweyn u sameeyay wefdiga  oo u badnaa xildhibano ka tirsan gollaha Wakiilada.  

      Read More

        Toronto police can build better links to minority communities

        Despite strong efforts to build working relationships with inner-city communities, the Toronto Police Service seems on the surface to be failing at fostering a positive relationship with the community it serves. Despite the many initiatives Toronto police have developed to bridge that gap, including the creation of the Somali Liaison Unit to help ease tension…

        Read More

          Fadeexad:Mayorka Hargeysa oo ku hor kufay shacabka reer Jabuuti

          Jabuti Mar 09,2014(SDN)-Duqa magaalada Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Soltelco oobooqanaya Jabuuti ayaa khudbad uu ka jeediyay xaflad ay magaalada Jauti ku qabsadeen xisbiga taladahaya waxa uu ku aflagaadeeyay siyaasiyiinta iyo mucaaridka dalkaasi. Cabdiraxmaan Soltelco ayaa khudbad guulwadeyn aheyd oo uu halkaa ka jeediyay waxa uu ku amaanay Goaankii Jabuuti ay uga weecatay ka mid noqoshadii Somaliweyn…

          Read More

            Xisbiga Ucid laantiisa Uk oo soo dhawayn balaran u sameyey Mujaahid Cali Gurey daawasho sawiro gaara

            London 09March14 (SDN)Taageereyaasha Xisbiga Mucaaridka ee  UCID ee Dalka UK ayaa waxa ay soo dhaweyn balaaran u sameeyeen masuuliyiinka tirsan xisbiga UCID  oo booqasho ku jooga wadankan oo u ka mid  ahaayeen Guddoomiyaha Sadexaad ee Xisbiga UCID Cali Gurey,Xoghayaha Maaliyada Marwo Faadumo Siciid iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan Xisbiga UCID.xafladan oo ay soo qaban qabiyeen Madaxda…

            Read More

              Waxgaradka Deegaanada lughaya Oo Si Weyn Uga Soo Horjeestay qaxooti Wasiirka Dibudejinta Somaliland Sheegay In Djibouti Laga Soo Rarayo

              Lughaya:09-march-2014(SDN)-Waxgaradka Deegaanka Lughaya ee Somaliland ayaa si kulul uga horyimi dhaqdhaqaaqyo uu wasiirka dib u dejintu ka wado deegaanada xeebaha Somaliland uu sheegay inuu qaxooti ka soo celin doono dalka Djibouti. Odayaashan oo shalay shir jaraa’id ku qatay deegaankaas ayaa sheegay inaanay jirin wax qaxooti ah oo deegaanada Lugahay iyo Saylac kaga maqan dhinacca Djibouti….

              Read More

                Siyaasiga Jaamac Maxamed Qaalib Oo Markii Ugu Horraysay Ka Hadlay Soo Gelitaanka Ciidanka Ethiopia Ee Somalia

                Muqdisho:09-March-2014 (SDN)-Siyaasiga caanka ah eek a soo jeeda Somaliland, balse aaminsan Mabda’a soomaaliweyn,  isla-markaana soo noqday Taliyihii ciidankii xoogga dalka somaliyeed xilligii madaxweyne Maxamed siyaad Barre, ayaa sheegay in soo gelitaanka ciidanka Ethiopia ee Somalia aanay wax faa’iido ah soo kordhin doonin. Jaamac maxamed Qaalib ayaa si cad u sheegay inuu aaminsan yahay inaanay ciidanka…

                Read More

                  Wasiirka Dib u Dejinta Somaliland Oo Wata Hay’ado Djibouti Ka Hawlgala Oo Kormeeray Deegaanada Xeebaha Dalka

                  Hargeysa:09-March-2014(SDN)-Wasiirka wasaaradda dib u dejinta somaliland Axmed Cabdi kaahin (casoowe) ayaa ka hadlay kormeer muddo qaatay oo uu ku soo maray deegaamada xeebaha waqooyiga Somaliland oo dadka deggeni ay cabasho weyn ka muujinayana noloshooda. Wasiirka ayaa socdaalkiisa ku soo maray meelo badan oo ku taxan xeebaha waqooyiga dalka, waxana markii uu marayey degmada Lughaya ka…

                  Read More

                    Fadhiisimada Ciidamada Ethiopia Ee Beledweyne Oo Madaafiic Lagu Weeraray

                    Beledweyne:09-March-2014 (SDN)-Ciidanka Ethiopia ee sugan xarunta Gobolka Hiiraan ee Beledweyne ayaa shalay galabnimadii si kedis ah loogu weeraray madaafiic. Madaafiicdan ayaa ku soo hoobatay fadhiisimada gaarka ah ee ciidankaasi ku leeyihiin Aagga magaalada, waxana ay shacabku sheegayaan inay iyaguna ku jawaabeen madaafiic iyo hubka noocyadiisa kala duwan. Goobaha sida gaarka ah loo weeraray ayaa wax…

                    Read More

                      Hargeysa: Xarunta Xuquuqal-Insaanka oo ku baaqday in fursaddaha shaqo-bixinta gaarka loo leeyahay laga simo Ragga iyo Haweenka Somaliland

                      Hargeysa 08, March 2014 (SDN)- Xarunta Xuquuqal-insaanka (HRC) ee fadhigeedu yahay magaalada Hargeysa, ayaa ku baaqday in fursaddaha shaqo-bixinta gaarka loo leeyahay Haweenka laga siiyo mid la siman doorka ragga laga siiyo. Sida lagu sheegay warsaxaafadeed ay Hargeysa ka soosaartay afhayeenka Xarunta Xuquuqal-insaanka, marwo Muxubo Maxamed Cali, farogelinta hoggaanka dhaqanka kaga imanaysa kiisaska kufsigu waxay…

                      Read More

                        Cabinet endorses new tax system for Somalia

                        Cabinet today discussed and endorsed a new tax system for Somalia. The Minister of Finance Hussein Abdi Halane presented plans for the new tax system and tariff levels to Cabinet, these plans will now move forward to parliament for approval. The comprehensive new tax system comprises of both direct and indirect taxes on individuals and…

                        Read More

                          President Hassan: “Women are the backbone and breadwinners of Somali society.”

                          H.E. Hassan Sheikh Mohamud, the President of the Federal Republic of Somalia, today joined celebrations on the occasion of International Women’s Day, praising Somali women as the “backbone and breadwinners of Somali society”. The President said: “Congratulations to all Somali women inside and outside of the country, and I encourage them to redouble their valuable…

                          Read More

                            “Tabashadu Way Iska Jirtaa Laakiin Wax Cadho la Yidhaahdaa Haba yaraatee Ma Jirto” Wasiirka Caafimaadka Ka Daawo Qurbejoog.com

                            Hargaysa 08.March 2014 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Caafimaadka ee Somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglo Toosiye ayaa Sheegay inaanu Jirin Wax Khilaaf ah oo soo kala dhex galay isaga iyo Xukuumada Hasa yeeshee Waxa uu taas daba dhigay in Tabasho ay Iska Jirto balse aanay Wax Cadho ahi iman . Wasiirka ayaa hadalkiisu Waxa uu ka…

                            Read More

                              Madaxweyne Siilaanyo oo Soo Saaray Xeer uu Gacanta Dawlada ugu soo Celinayo Gacan ku haynta iyo ku Tasarufka dhulka iyo Dhismayaasha Dawlada

                              Hargaysa 08.March 2014 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo, waxa u xeer Madaxweyne oo sumadiisu tahay JSL/M/XERM/249-2314/032014, ku dhaqan geliyey Dib-u-soo Celinta Gacan Ku Haynta iyo Ku-tasarrufka Dhulka iyo Guryaha Dawladda.   Madaxweynuhu:-   Markuu Arkay:                 Qodobka 12aad, Faqradiisa 3aad iyo Qodobka 90aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;   Markuu Arkay:                 Qodobka 31aad,…

                              Read More

                                Beri oo Hargaysa lagu Aasayo 44 Qof oo laga Soo Saaray Xabaal Wadareedyo Xilligii Dawladii Siyaad Bare lagu Xabaalay

                                Hargaysa 08.March 2014 (SDN)- War murtiyeed kasoo baxay  Xafiiska Gudida Baadhista Xasuuqa ayaa lagu sheegay in dib loo xabaali doono   tiro dad ah oo dhawaan khubaro baadhasay xasuuqii dalkan ka dhacay sanadihii Sideetamaadkii ay ka soo saareen Xabaal wadareedyo  lagu aasay. Sida lagu Sheegay War ay soo Saareen Gudida Daba galka Xasuuqu waxaa 44 Marxuun…

                                Read More

                                  Golaha Wasiiradda Somalia Oo Meelmariyey Hindise-Sharciyadeedka Tariifada Canshuuraha Berriga

                                  Muqdisho 08.March 2014 (SDN)- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya mudane Cabdiwali Shiikh Axmed Maxamed ayaa maanta shir- guddoomiyey kulan uu yeeshay Golaha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya, kaasi oo lagu ansixinayey hindisi-sharciyadeedka Tariifada Canshuuraha Berriga. Golaha Wasiiradda Xukuumadda Ferderaalka ee Soomaaliya, ayaa kaddib dood ay yeesheen waxa ay cod aqlabiyad ah ku meelmariyeen hindise-sharciyadeedkan oo…

                                  Read More

                                    Wasaarada Maaliyada oo ka Hadashay Lacago la Sheegay inuu Lunsaday Wasiirka Duulista ee Somaliland

                                    Hargaysa (Ictiraafnews.com)- War saxaafadeed uu maanta magaalada Hargeysa ka soo saaray Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Somaliland  Md. Saleebaan Jaamac Diiriye ayaa lagu sheegay in lacagtaasi uu wargeysku sheegay in la lnsday ay qaaday Wasaaradda maaliyadu, kuna dhacday qasnada qaranka, war murtiyeedkaasi ayaa isagoo dhamays tiran u dhignaa sidan:- War Saxaafadeed. “ Wasaaradda Maaaliyadda Somaliland …

                                    Read More