Webmaster

Baarlamanka Puntland oo Kalsoonida kala Noqday Xukuumaddii Maamulka iyo Madaxweyne Gaas oo ka Hadlay DAAWO

Garowe 19. July 2017 (SDN/QJ):- Baarlamaanka Maamul-goboleedka Puntland ee Soomaaliya, ayaa fadhi aan caadi ahayn oo ay  ku yeesheen xaruntooda Garoowe, ku kala diray oo Kalsoonida kala noqday Xukuumadda Madaxweyne Cabdiweli Gaas oo ay ku eedeeyeen inay noqotay Xukuumad ka aan xaaladda Puntland ku jirto ka saari karin oo ku fashilantay inay si habboon u…

Read More

Komiishanka Doorashooyinka Qaranka oo Daboolka Ka Qaaday in Labada Xisbi ee Kulmiye Iyo Waddani ay Jebiyeen Kuna Gefeen Heshiiskii Anshaxa Kaadh Qaybinta DAAWO

Hargeysa 18. July 2017 (SDN/QJ):- Komiishanka Doorashooyinka Qaranka oo ay Weheliyaan Guddida anshaxa Kaadh Qaadashadda Iyo Wakiiladda Sadexda Xisbi qaran ayaa Kulan ay ku yeesheen Xarunta Komiishanka waxay ku Sheegeen in labada Xisbi ee Kulmiye iyo Waddani ay ka sameeyeen Gobolka Togdheer ficilo ka dhan ah Xeerkii anshaxa Kaadh qaadashada ee ay Sida wada Jirka…

Read More

Xoolaha Somaliland oo Moosinka Xajka ee Sannadkan Sucuudiga la Gaynayo & Dhismayaal uu Madaxweyne Ku Xigeenku Xadhiga ka Jaray DAAWO

Hargeysa 18. July 2017 (SDN/QJ):- Madaxweyne ku xigeenka JSL Md: C/raxmaan C/laahi Ismaaciil (Saylici) iyo wefti balaadhan  oo uu hogaaminayo ayaa safar shaqo ku tagay magaalo xeebeedka Berbera wuxuuna Madaxweyne ku xigeenku xadhiga ka jaray Baan Iyo Hotel uu hirgaliyey Ganacsadaha Maxamed Siciid (Dahabshiil) Waxaa Kale oo Madaxweyne Ku Xigeenku Kormeer ku Soo Maray Xarunta…

Read More

Xisbiga UCID oo Dhexdhexaad la’aan iyo Xaglin ku eedeeyey Komishanka & Guddiga Anshaxa doorashada DAAWO

Hargeysa 18. July 2017 (SDN/QJ):- Masuuliyiinta Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, ayaa Xisbiga Kulmiye ku eedeeyey inuu weli olole qaawan oo Xukuumaddu ku garab-siinayso ka sii wado gobolka Togdheer oo ay sheegeen in uu fadhiyo Guddoomiye Muuse Biixi iyo Masuuliyiin uu hoggaaminayo oo halkaas ka wada olole lacag badan loogu isticmaalayo Qabaa’ilka Togdheer.   Waxay…

Read More

Wasiirka Ganacsiga Oo Ku Eedeeyey Mas’uuliyiinta Dawladda In Aanay Ku Kalsoonayn Lacagta Somaliland

Hargeysa 18. July 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Ganacsiga iyo Maalgashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Somaliland,  Dr Cumar Shucayb, ayaa  sheegay inaanu dalka ka jirin wax sicir-barar ahi, balse uu ka jiro sarrif barar iyo qiimihii lacagta waddanka oo hoos-u-dhac ku yimid. Waxaannu tilmaamay in xaalado dhawr ah oo is biirsaday ay  sabab u yihiin kuwaasoo uu…

Read More

Madax-dhaqameed Iyo Siyaasiyiin Reer Khaatumo Ah Oo Dawladda Soomaaliya Ka Codsaday Inay Sugto Amniga Shir Lid Ku Ah Somaliland Oo La Qorsheeyay In Buuhoodle Lagu Qabto  DAAWO

Muqdisho 18. July 2017 (SDN/QJ):- Madax-dhaqameed, Siyaasiyiin iyo Waxgarad ka mid ah Beelaha Gobolka Sool oo 13-kii illaa 16-kii bishan uu Shir uga socday Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Dalka Soomaaliya, ayaa Shalay soo gebogabeeyay Shirkaasi, kana soo saaray War-murtiyeed lagu soo ururiyey waxyaabihii ka soo baxay Shirkaasi. Shirkan oo ay ka qayb-galeen Xubno uu ka…

Read More

Bannaan Bax ka dhacay Degmadda Sheekh Iyo Calankii Xisbiga Waddani Oo La Diiday in La Qaato,Cidii Xisbigaas Taageertana la Xidhayo DAAWO

Sheekh 18. July 2017 (SDN/QJ):- Qaar ka Mid ah Bulshada ku Dhaqan Degmada Sheekh ee Gobolka Saaxil ayaa oo isugu soo baxay banaan bax ayaa sheegay in Taliyaha Booliska ee Degmada Sheekh uu u diiday inay sameeyaan wax Mudaharaad ah isla markaana uu amar ku bixiyey in la Xidho Cid kasta oo Taageero u Muujisa…

Read More

‘’Muuse Biixi Waa Run oo Waa Mujaahid Laakiin Meeye Mujaahidiintii Kale Intuu Naaxay ee uu Qasriyo Dhistay,Waa kuwaas Kuwii Kale Gidaarka Ku Gaajoonaya’’ Siyaasi Cali Guray DAAWO

Hargeysa 18. July 2017 (SDN/QJ):- Cali Guray ‘’Anigu Mujaahid ma ihi, Muuse Biixi Mujaahid ma aha, Muuse biixi Waa Run inuu Mujaahid yahay Laakiin Meeye Ragii Kale ee Mujaahidiinta ahaa Saw kuwan Gidaarada fadhiya ee Cawlan,intuu Isagu kala balaadhay Intuu Qasriyo dhistay intuu adduunyo kala Wareejistay, eeg Mujaahidiintii Kale waa kuwaa gidaarada ku gaajoonaya’’. Maanta…

Read More

Xildhibaanno Sheegay Ceebo hadheeyey Miisaaniyadda Dawlada Federaalka oo Baarlamaanka loo Gudbiyey DAAWO

Muqdisho 18. July 2017 (SDN/QJ):- Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya, ayaa Oddoros-miisaaniyeedka Dawladda ee 2017 u gudbisay Golaha Baarlamaanka Federaalka, waxaana oddoros-miisaaniyadeedkaas Xildhibaannada qaar shaaciyeen inay tahay Miisaaniyad dhinac ka raran oo loogu kala eexday Maamul-goboleedyada dalka ka jira oo Qaarna Lacag badan loogu daray, qaarna waxaan u qalmin loogu daray. Maamul-goboleedyada Soomaaliya ee Puntland, Jubbaland, Koonfur-galbeed,…

Read More

Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Oo War Cad Ka Soo Saartey Sababtii ay Somaliland Miisaniyada Uga Reebtey!

Muqdisho 18. July 2017 (SDN/QJ):- Abdirahman Ducaale Beyle Wasiirka wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya ayaa ka Hadley sababtii Somaliland looga reebey miisaaniyad sanadeedka Dowladda ee baarlamanka la hor geeyey.   Wasiir Bayle oo saxaafada la hadlayey ayaa waxaa uu sheegey in Somaliland ay miisanyad sanadeedkan uga saareen, maadama ay wadda hadalo iyaga iyo dowladda dhaxe u socdeaan,…

Read More

Gudoomiyaha Deegaanka Balanbaal Ee Gobolka Togdheer Oo Ka Hadlay Gudoomiyihi Xisbiga Waddani Ee Degankaasi Oo La Dhaawacay DAAWO

Burco 18. July 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Deegaanka Balanbaal oo ka tirsan Gobolka Togdheer ayaa Sheegay in Wefti uu hogaaminayo Gudoomiyaha ahna Murashaxa jagada madaxweyne ee Xisbiga Kulmiye ay tacadiyo ka gaysteen deegaankaas kadib booqasho uu ku tegay jiida deegaankaasi isla markaana Ciidamadda la socday Gudoomiye Muuse Biixi ay dhaawaceen Gudoomiyihii Xisbiga Waddani ee Deegaankaas.

Read More

Dawladda Masar oo Ku Soo Rogtay Dadka u dhashay Qatar inay Qaataan Fiise dal ku Gal ah Hadii ay Masar Tegayaan

Qaahira 18. July 2017 (SDN/QJ):- Dawlada masar ayaa ku soo rogtay fiisayaasha dal ku galka dadweynaha u dhashay wadanka Qatar ee Doonaya inay Dalka Masar yimaadaan. Afhayeen u hadlay Hay’ada Socdaalka ee Masar oo u waramay Wakaalada wararka ee Anadol waxa uu sheegay in laga bilaabo maalinta khamiista ee soo socota ay dadweynaha reer Qatar…

Read More

Xukuumadda Turkiga oo Mar Kale Dalbatay in La Kordhiyo Muddada Xaaladda Deg Dega ah uu ku Jiro Dalkaasi

Istanbul 18. July 2017 (SDN/QJ):- Xukuumada Turkiga ayaa doonaysa in muddo sadex bilood ah oo kale lagu kordhiyo xiliga xaaladda degdega ah ee wadanku ku jiro. Bayaan ka soo baxay Xafiiska Raysalwasaaraha turkiga Bin Cali Yerdim ayaa lagu sheegay in xukuumadu u baahan tahay in la sii wado xaalada degdega ah ee dalka lagu soo…

Read More

Baabuur Nooc Cusub ah Oo Aan Horey Loogu Arkin Magaalada Muqdisho oo Ka Soo Muuqday Wadooyinka Magaaladaasi Colaaduhu Daashadeen DAAWO

Muqdisho 18. July 2017 (SDN/QJ):- Baabuur nooc Cusub ah oo aan horey loogu arkin magaalada Muqdisho ayaa markii ugu horeysay waxaa uu ka soo muuqday wadooyinka magaalada Muqdisho iyadoona ay arintaas si weyn u soo dhaweeyeen Shacabka ku nool magaaladaas Muqdisho. Baabuurkaan oo ah nooca Raaxada ee loo yaqaan Limousine ayaa waxaa lagu magacaabaa Lincoln…

Read More

Nin Tuug ah oo Bangi Dhacay Isla Markaana Isku dayay inuu Ku Baxsado Gawaadhi Tiro badan oo uu Dadkii watay Xoog kaga Dajiyey iyo Dhibka dhacay!! DAAWO

Washington 18. July 2017 (SDN/QJ):- Nin Tuug ah oo talada ka xumaatay ayaa isku dayay in uu gawaari fara badan ku baxsado ka dib markii uu soo dhacay Bangi balse waxaa Ninkaan dusha sare ka duubeysay Diyaarad Helikoptar ah oo ay wateen ciidamada Booliiska . Ninkaan baxsadka ah oo dhoor Km la bursanayay ayaa intii…

Read More

Warbaahinta Ururka Daacish oo Qirtay in la Khaarajiyey Hogaamiyahoodii Al Baqdaadi Iyo Cida Bedeshay oo ay Shaaciyeen

Xalab 18. July 2017 (SDN/QJ):- Qaar ka mid ah warbaahinta ku hadasha afka ururka la magac baxay Qilaafada Islaamka ee Daacish ayaa qiray dhimashada hogaamiyahoodii Abu Bakar Al Baqdaadi oo maalmahaan dambe dhimashadiisa la war hayay . Warar hor dhac ah oo ka soo baxaya kooxda Daacish ayaa waxa ay sheegayaan in Abu Bakar Al…

Read More

“Qofku isagoo fadhiya gurigiisa ayuu kelmad wanaagsan oo baraha bulshada Facebook, Whatsup geliyo ku hanuunin karaa boqolaal kun oo qof…”Sheekh Maxamed Sh. Cumar Dirir

Hargeysa 18. July 2017 (SDN/QJ):- Sheekh Maxamed Sh. Cumar Dirir ayaa cadeeyey hadii qofku waxba ku wacdiyi waayo, xafiiska, goobta ganasiga, tolka, iyo reerkaaga, waxuu noqonayaa qof aan naftiisa & diintiisa ku kalsoonayn, Ilaahayna wuu weydiinayaa aakhiro. Qeybtii labaad ee khudabadii Sheekh Maxamed oo hore kaga hadlayey waajibaadka in diinta islaamka la faafiyo iyo faa’iidooyinka…

Read More