Faa’iido iyo Khaasaaro laga dhaxlay Internet la’aanta ka jirta Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya
Muqdisho 30. June 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Internet la’aan baahsan ka jirtaa Koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya kadib markii a go’day Fiiladii Internet-ka Fibre Optic, waxaana si weyn loo dareemay saameynta uu lahaa Internetka oo noqday qeyb kamid ah nolol maalmeedka bulshda Soomaaliyeed. Internet la’aanta jirta ayaa keentay in ay xayirmaan shaqooyin badan oo ku xirnaa Internetka…
