Webmaster

Madaxweynaha Puntland oo Cafis u fidiyay ku dhawaad 120 Maxbuus oo ku jiray Xabsiyada Puntland

Garowe 24. June 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynah Dowlada Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa Cafis waxa uu u fidiyay Maxaabiis ku jiray Xabsiyada Gobalada Puntland gaar ahaan Magaalada Garowe. Maxaabiista Madaxweynaha Puntland uu Cafiska u fidiyay ee ku jiray Xabsiga Magaalada Garowe ayaa waxa ay tiradooda Gaaraysaa 58 maxbuus oo ku edeesnaa dambiyo Fudfud si ay…

Read More

Mooshinka magaalada Muqdisho Laga Sheegayo Yaa Wada, Yuuse Ku Socdaa?

Muqdisho 24. June 2017 (SDN/QJ):- Maalmihii u danbeeyey waxaa soo baxaayey warar sheegaya in ay jiraan Xildhibaano ku kacsan Raysalwasaare Xasan Cali Kheyre kuwaas oo doonaya in ay xilka ka tuuraan isaga oo aan sanad shaqeyn!. Inkasta oo Mooshinada badanaa Xildhibaanadu keenaan ay siyaasiyiin gadaal ka riixaan kuna dhisan tahay dano shakhsiyadeed iyo loolan awood…

Read More

Guddida Doorashooyinka Soomaaliya oo Garowe ku qabtay kulan looga hadlayey Doorashooyinka 2020

Garowe 24. June 2017 (SDN/QJ):- Magaalada Garowe ee caasumada dawlada Puntland ayaa waxaa ka dhacay kulan ay soo qaban qaabiyeen gudiga doorashooyinka dawlada federalka Soomaaliya kaas oo looga hadlayey doorashooyinka Soomaaliya sanadka 2020 la filayo inay ka dhacdo dalka. Gudoomiyaha Gudiga Doorashooyinka dawlada federalka Soomaaliya Marwo Xaliimo yaray oo ugu horayn ka hadashay socdaalkooda Garowe…

Read More

Diyaar Garowga Munaasibada Ciidul Fidri Iyo Sawirro Qurux Badan Oo Xalay Laga Qaaday Magaalooyinka Hargeysa & Burco SAWIRO

Hargaysa 24. June 2017 (SDN/QJ):- Guud ahaan gobolada iyo degmooyinka Somaliland ayaa waxa ka socda horumar aad u ballaadhan oo dhan walba leh, iyada oo ay indhaahagu qabanayaan dhismayaal bilic qurux badan leh oo laga dhex bineeyay gudaha magaalooyinka waaweyn ee Somaliland. Magaalooyinka Hargeysa iyo Burco waxa ay ka mid yihiin meelaha uu ka socdo…

Read More

‘’Bashaar Ma Aha Cadowga Faransiiska, Cid Lagu Bedelaana Ma Muuqato’’ Madaxweynaha Cusub ee Faransiiska Emannul Macron

Paris 24. June 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Faransiiska Emanul Macron ayaa sheegay in aanu arkin cid sharci ah oo lagu bedeli karo madaxweynaha wadanka suuriya Bashaar Al-asad, dalkiisuna aanu marnaba u arkaynin in xil ka tegistiisu ay shuruud u tahay xallinta mushkilada Suuriya ee soo socday mudada todobada sanadood ku dhow. Madaxweynaha faransiiska oo u waramayey…

Read More

Cutubyo Ka Tirsan Kooxda Argagixisada ah ee Al Shabaab oo Gudaha u Galay Dalka Kenya

Nairobi 24. June 2017 (SDN/QJ):- Dowladda Kenya ayaa sheegtay in ay gudaha dalkeeda u tallaabeen dagaalyahano hubaysan oo  ka tirsan Ururka Al-shabaab. Booliska dalka Kenya ayaa ku waramay in ilaa 30 dagaalyahan oo ka tirsan Ururka Al-shabaab oo si aad ah u hubaysan ay ka tallaabeen xadka ay wadaagaan wadamada Soomaaliya iyo Kenya.   Laamaha…

Read More

Macallimiinta Wax Ka Dhiga Iskuulada Gobolka Colorado ee Maraykanka oo La Hubeeyay Iyo Sababta Keliftay

Colorado 24. June 2017 (SDN/QJ):- Macallimiinta wax ka dhiga iskuulada gobolka Colorado ee dalka Maraykanka ayaa loo tababarayaa inay hub ku dhex qaataan fasallada dhexdooda si ay ugu difaacaan ardayda. Arrintan ayaa daba socota xasuuqii ka dhacay iskuul halkaasi ku yaala, sannadkii 2012 kaasoo arday badan lagu laayey.   Tababarkan oo qaadan doona muddo saddex…

Read More

JARMALKA:-Warbixin Dhibaatada Guryaha Ka Haysata Dadka Aan Jarmalka dhaladka ah ahayn

Berlin 24. June 2017 (SDN/QJ):- Dhawaan ayaa waxaa la sameeyey baadhitaan lagu eegayo inay jirto cunsuriyad ama kala sooc lagu hayo bulshada ku dhaqan Jarmalka ee u baahan hoy ay ku noolaadaan inay ijaartaan/kiraystaan taasi oo sumcad xumo ku noqotay shirkadaha  dilaaliinta ah ee guriyaha kireeya iyo waliba dadka Jarmalka ah ee guryaha iskaleh laftooda…

Read More

Maxkamada Sare Ee Dalka Masar Oo Ganafka Ku Dhufatey Heshiis Ay Wada Gadheen Sucuudiga Iyo Masar DAAWO

Qaahira 24. June 2017 (SDN/QJ):- Maxkamadda Sare ee Dastuurka ee dalka Masar ayaa joojisay laba xukun oo iska soo horjeeday oo horay looga soo saaray heshiiska xadeynta badda ee Dowladaha Sacuudiga iyo Masar, ilaa laga hubinayo sida ay heshiisyadaasi u waafaqsanyihiin dastuurka dalka Masar. https://www.youtube.com/watch?v=Lwd3Pv5CqmE&t=36s

Read More

Amiirka Dalka Qatar oo Si La Yaab Leh uga Hadlay Amiirka Cusub ee Loo Cimaamaday Dhaxal Sugaha Sucuudiga & Talooyin uu u Soo Jeediyey

Doha 24. June 2017 (SDN/QJ):- Amiirka Dalka Qatar Sheekh Tamiin Ayaa Dhambaal Tahniyad Iyo Bogaadin Ah U Diray Amiir Maxamed Bin Salmaan’ka Sucuudiga Isagoo Boqorku Si Rasmi Ah Ugu Magacaabay Ninka Iska  Leh Dhaxalka Boqortooyada Dalkaasi. Sheekh Tamiim Waxaa Uu Waxaa Uu Bogaadintiisa Ku Sheegay In Amiir Maxamed Bin Salman U Rajayjayo In Uu Si…

Read More

Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Oo Soo Xidhay Tartanno Kubadda Cagta ah Oo Ka Socday Garoomada Xawaadle Iyo 31-ka May

Hargaysa 24. June 2017 (SDN/QJ):- Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, ahna murrashaxa madaxweyne ku-xigeen ee xisbiga KULMIYE Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil(saylici), ayaa maanta si rasmi ah usoo xidhay tartannadii kubadda cagta ee bisha Barakaysan ee Ramadaanta ka socday garoomada Xawaadle iyo 31-ka May.   Munaasibadda gunaanadka tartannada garoomadan, ayaa waxa madaxweyne ku-xigeenka kala qaybgalay saraakiil xukuumadda iyo…

Read More

Dhaxal-Sugihii Xilka Laga Qaaday Oo U Hambalyeeyey Wiilka Dhaxal Sugaha Loo Caleemo Saaray Iyo Kelmadihii Dhex Maray DAAWO

Riyadh 24. June 2017 (SDN/QJ):- Telefishanka Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa baahiyey muuqaal Muujinaya Dhaxal Sugaha cusub ee dalkaasi Maxamed Bin Salmaan Binu Cabdulcasiis oo ah nin dhallinyaro ah kaasi oo soo dhaweeyey Dhaxal sugihii xilka xilka laga qaaday ee ay Ilmaadeerka ahaayeen Maxamed Binu Naayef Binu Cabdulcasiis kaasi oo ninka dhaxalka looga wareejiyey ugu yimid…

Read More

Amiirka Cusub ee Sacuudiga Oo Dhunkaday Amiirkii lagu bedelay Jagada Haatan Aabihii u Cumaamaday SAWIRO

Makka 24. June 2017 (SDN/QJ):- Waxaa magaalada Barakeesan ee Makka lagu qabtay munaasabad balaaran ay xilka kula kala wareegayeen Amiirka cusub ee Boqortooyada Sacuudiga Mohammed Bin Salman iyo Amiirkii hore ee Boqorooada Mohammed bin Nayef.   Munaasabada waxaa kasoo qeyb galay xubno badan oo kamid ah Qoyska Boqortooyada Sacuudiga waxaana taageero xoogan loogu muujinayay Amiirka…

Read More

Qaabkii Muwaadin Sucuudi ahi Ku Casilay Wasiir Ka Tirsan Xukuumadda Boqortooyada Sucuudiga

Riyadh 24. June 2017 (SDN/QJ):- Dacwad uu soo oogay Muwaadin u dhashay Boqortooyada Sucuudiga ayaa galaafatay wasiirka adeegyada madaniga ah oo xilkii lagaga qaaday loona diray in baadhitaano lagu sameeyo, lana sameeyey Gudiyo arinta loo hayssto la socda. Dacwada uu soo oogay muwaadin Saad Al-Thuwaini, ayaa keentay in la casilo Wasiirkii Adeegyada rayidka Khalid Bin…

Read More

Khibradda Dhakhtarka Oo La Ogaadey Inay Saamayso Caafimaadka Bukaanka

Hargaysa 24. June 2017 (SDN/QJ):- Cilmibaadheyaal wadanka Maraykanka u dhashay ayaa daraasad ay sameeyeen natiijadeedii soo saaray, iyaga oo sheegay in qofka xanuunsanaaya caafimaadkiisu ku xidhan yahay khibradda dhakhtarka weynaaya. Daraasadan oo  lagu daabacay wargeyska Washington Post oo uu wargeyska Dawan kazoo xigtay qormadan ayaa lagu sheegay in daraasadan  intii la waday la baadhay goobaha…

Read More

Dayax Gacmeedyo Ay Sameeyeen Jaamacaddaha Dalka Iran Oo Hawada Loo Diraayo Markii Labaad

Tahran 24. June 2017 (SDN/QJ):- Waxay markii labaad dawlada dalkaasi Iran ay hawada sare u diraysaa dayax gacmeed ay sameeyeen ardayda jaamacaddaha Sharif University of Technoloy iyo jaamacadda kale ee  Amir Kabir University  of Technology. Agaasimaha hay’adan Iran Space Agency (ISA) oo lagu magcaabo Xaamid Fazeli ayaa sheegay  mar uu u waramaayey telefishanka Press Tv…

Read More

Ruushka Oo Sameeyey Diyaarad Loogu Talo Galay Xaaladaha Deg Dega Ah

Moscow 24. June 2017 (SDN/QJ):- Khubarada hawada ee wadankaasi Ruushka ayaa sameeyey diyaarad loo isticmaali doono xaaladaha deg dega ah, taas oo ah diyaarad weyn oo qaadi karta waxyaalo kala duwan, waxaanay diyaaradani awood u lee dahay inay dhulka iyo biyahaba ka duusho kuna soo degto. Diyaaradan waxa kaalinta ugu weyn ka qaadatay wasaaradda  xaalada…

Read More

“Aakhirka,  waxaannu  u aragnaa in Somaliland iyo Soomaaliya noqon doonaan laba dal oo madax-bannaan” Dawladda Somaliland Oo Ku Baaqday In Dib Loo Bilaabo Wadahadalkii U Socday Dawlada  Soomaaliya

Hargaysa 23. June 2017 (SDN/QJ):- Dawladda  Jamhuuriyadda Somaliland,  ayaa ug baaqday dawladda dhawaan la doortay ee Soomaaliya in dib loo furo wadahadaladii u dhaxeeyay labada dhinac, si looga wadaxaajoodo arrimaha Nabadgelyada, Iskaashiga Dhaqaalaha iyo Horumarinta, sidaasna waxaa shaaca ka qaaday  Wasiirka Arrimaha dibadda Somaliland, Dr. sacad Cali Shire. Sida lagu baahiyey Mareegta African Business,  Wasiirka…

Read More