Musharrax Maxamed-Calooley oo Reer Hargeysa U Soo Jeediyey Qorshe Cad oo Lagula Xisaabtamo Masuuliyiinta Dawladda
Hargeysa Nov 16,2012 (SDN- Musharrax Maxamed Axmed Maxamed Jaamac Ismaaciil oo Calooley loo yaqaan, kana mid ah Musharraxiinta Caasimadda Hargeysa uga tartamaya urur siyaasadeedka DALSAN ayaa bulshada reer Hargeysa, gaar ahaanna dhalinyarada ku boorriyay inay hankooda muujiyaan oo ay cududooda kula xisaabtamaan madaxda qaybaha kala duwan ee laamaha dawladda. Musharraxa oo shalay khudbad baraarujin iyo…
