Madaxweynaha La Doortay oo Kulan La Qaatay Safiirro iyo Diblomaasiyiin ka socda Midowga Reer Yurub iyo Dawladda Ingiriiska DAAWO
Hargaysa 12. December 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha cusub ee la doortay Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan la qaatay wefti ballaadhan oo ka socda dalalka Midowga reer Yurub, dalka Ingiriiska iyo, kuwaas oo isugu jira safiirro iyo diblomaasiyiin sarsare. Weftigan oo ay hoggaaminayso Safiirka midowga Yurub u u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya Ambassador Veronique Lorenzo, ayuu madaxweynuhu…
