Webmaster

”Sida Wanaagsan ee Quruxda badan ee Doorashadda aad u gasheen ayuu Caalamka oo Dhami u Riyaaqay inaad Tihiin Tusaale Dimuquraadiyadeed oo Gobolk Geeska Africa ah” Wasiirka Gaadiidka Dawladda Federaalka Itoobiya DAAWO

Hargaysa 13. December 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka ee dawladda Federaalka Itoobiya oo hogaaminayay Wefti maanta ka socday dalka Itoobiya oo ka qayb galay munaasibada caleemo saarka iyo dhaarinta Madaxweynaha cusub ee Somaliland ayaa sheegay in doorashadii madaxtooyo ee Somaliland ka dhacday ayaa soo jiidatay dareenka bulshada caalamka oo u riyaaqday sidii wanaagsanayd ee doorashadu u…

Read More

Sida ay Maanta u Dhacday Munaasibadii Dhaarinta Iyo Xil wareejinta Madaxweynaha Cusub & Muuqaalo Dareen watay SAWIRO

Hargaysa 13. December 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Cusub ee Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa Maanta Waxa uu si rasmi ah Xilkii Iyo Hogaamintii Qaranka Ugala Wareegay Madaxweynihii hore ee Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo. Dhacdada taariikhiga ah ee ku lamaanayd Munaasibadda Xil Wareejinta iyo Dhaarinta Madaxweynaha Cusub ayaa ah in Markii Kowaad ay Madal…

Read More

”Waxaan Diyaar U Ahay Haddana Aan Wadaa In Wax Allaale Iyo Wixii Xanaf Ka Dhashay Doorashadii Madaxtooyada In Aan Bogsiiyo Oo Weliba Aan Diyaar U Ahay In Aniga La Igu Jiifsado Iyo Xisbiga KULMIYE”Madaxweynaha Cusub ee Somaliland AKHRI/DAAWO

Hargaysa 13. December 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Cusub ee Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi oo Maanta ka Hadlayay Munaasibad Loo sameeyay Dhaarintiisa Iyo Xil la wareegista hogaaminta qaranka ayaa ka hadlay Qodobo door ah oo saamayn ku leh Nolosha Shacabka Somaliland. Khudbada Madaxweynaha Cusub Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa u Dhignayd Sidan:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Axmed…

Read More

Fannaanka Nimcaan C.raxmaan Hilaac oo Maanta si Diiran loogu soo Dhaweeyay Magaaladda Boorama & Maqnaanshihiisii oo uu ka Hadlay DAAWO

Boorama 13. December 2017 (SDN/QJ):-Fannaanka  Nimcaan Cabdiraxmaan Xasan ”Hillaac” ayaa Maanta si weyn loogu soo dhaweeyay Magaaladda Boorama ee Xarunta Gobolka Awdal Iyadoo Fannaan Nimcaan hilaac uu Boorama kaga yimid dhanka Jamhuuriyadda Jabuuti. Fannaan Nimcaan Cabdiraxmaan Xasan Hilaac ayaa Sannadkii u danbeeyay Ku Sugnaa Meelo ka mid ah Somalia, Sudan,Nairobi Iyo Magaalooyin kale oo ku…

Read More

Xafiiska Madaxweynaha Somaliland oo ay Xilalka Kula Kala Wareegeen Madaxweynihii Hore Iyo Madaxweynaha Cusub ee Maanta la Dhaariyey SAWIRO

Hargaysa 13. December 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha cusub ee Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta si rasmi ah xilkii ugala wareegay madaxweynihii hore Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo). Munaasibadda xil-wareejinta oo lagu qabtay maanta barxadda hore ee aqalka madaxtooyada Somaliland, ayaa waxa ka qaybgalay wufuud heer sare ah oo ka socota dalalka caalamka, Afar kamid ah madaxweyne…

Read More

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump oo afka ciida loo daray & Guul daro Taariikhi ah oo la soo deristay!!

Washington 13. December 2017 (SDN/QJ):- Dhanka Roy Moore waxay u muuqataa in uu isa soo adkeyn doono haddii uu damco in markale uu kexeeyo faraska, xilli gabal dhac ah. Wuxuu ku naaloonayay muxaafidnimo, taageero ballaaaran ayuu ka helay Steven Bannon, waxaa calanka u lulay Donald Trump in kastoo laga carooday oo mucaaradid uu kala kulmay…

Read More

Warbixin ku Saabsan Wariyayaasha Lagu Dilay Soomaaliya Tan iyo Sanadkii 2012-kii !!

Muqdisho 13. December 2017 (SDN/QJ):-Soomaaliya waxa ay kamid tahay wadamada inta badan lagu dhibaateeyo Saxaafadda islmarkaana aaan kajirin wax xuriyatul qowl ah .wax ayna mar kaalinta koowaad ee dunida aan ku noolnahay ka gashay in ay noqotay wadanka ugu tirade badan ee lagu dilo wariyaasha islmarkaana lagu caburiyo shaqadiisa. Wadankan dhaca geeska Africa ee Soomaaliya…

Read More

”Waxaan Madaxweynaha La Doortay Ku Wareejinayaa, Dal Leh Calan Keliya, Cumlad Keliya, Cudud Keliya, Iyo Caqiido Keliya” Madaxweynihii Hore ee Somaliland Mudane Siilaanyo

Hargaysa 13. December 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynihii hore ee Jamhuuriyadda Somaliland,Mudane Axmed Maxamed Silaanyo oo khudbadiisi u danbaysay ka jeediyey maanta Xafladii Xil-wareejinta Madaxweynaha la dhaariyey ee talada dalka la wareegay maanta waxaanu yidhi Mudane Axmed Silaanyo “Bismillaahi Raxmaani Raxiim, Ugu horreyn, dhammaan Mudanka iyo Marti-sharafta kala duwan ee fadhida madashan qiimaha badan, iyo qaybaha kala duwan…

Read More

Gudoomiyaha Maxkamadda Distooriga ah ee Somaliland oo Dhaariyey Madaxweynaha Cusub ee Somaliland & Ku Xigeenkiisa Iyo Qaabkii ay Labaada Madaxweyne Xilka ula Kala Wareegeen DAAWO

Hargaysa 13. December 2017 (SDN/QJ):-Gudoomiyaha Maxkamadda Distooriga ah ee Somaliland Garyaqaan Aadan Xaaji Cali ayaa Madaxweynaha Cusub ee Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi Iyo Ku Xigeenkiisa Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici waxa uu mariyey Dhaartii Distooriga ahayd. Dhaarinta Kadib Waxa Madaxweynaha Cusub ee Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi uu Si rasmi ah Xilkii Hogaaminta Qaranka…

Read More

Nuxurka Khudbad Dareenka Bulshadda Saamayn ku Yeelatay oo Madaxweynaha Cusub ee Somaliland Maanta ka Jeediyey Xaflada Caleemo Saarkiisa DAAWO

Hargaysa 13. December 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha cusub ee Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa Maanta Khudbad dheer waxa uu ka Jeediyey Munaasibad balaadhan oo isugu Jirtay Dhaarintiisa iyo Xil la wareegistiisa taas oo lagu qabtay Qasriga madaxtooyadda. Madaxweynaha Cusub ee Somaliland ayaa Khudbadiisa ku iftiimiyey Sooyaalka Taariikheed ee Somaliland, Halgamadii Qaranku soo maray,Maaraynta Mushkiladaha dalka…

Read More

“Waa In Aanay Jirin Cid Shaadhkaaga Gashata Oo Muuse Biixi Ayaa Ka Wakiil Ahay  Tidhaahda” Dardaarankii Madaxwaynahii Hore Ee Somaliland Daahir Rayaale Kaahin DAAWO

Hargaysa 13. December 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynihii Hore ee Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin oo madashaasi ka hadlay ayaa ka sheekeeyay hannaanka xisbiyadda badan ee Somaliland ka tisqaaday iyo doorashooyinkii Somaliland ka qabsoomay maadaama uu ahaa hogaamiyihii hirgaliyey afar doorasho oo Somaliland ka dhacay Waxaanu si gaar ah Dardaaran u faray Madaxweynaha cusub ee Somaliland mudane Muuse…

Read More

“Waxaan Madaxweynaha La Doortay Ku Wareejinaya Dal Leh Calan Kaliya Cumlad Kaliya Cudud Kaliya Iyo Caqiido Kaliya ” Madaxweyne Siilaanyo DAAWO

Hargaysa 13. December 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynihii hore ee jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud siilaanyo ayaa Khudbad Maanta ka Jeediyey Madashii Lagu Caleemo Saarayay Madaxweynaha Cusub ee Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi. https://www.youtube.com/watch?v=wxJLZDKIuf8

Read More

”Qudus waa in ay noqoto Caasimadda Falastiin” Madaxweynaha Dalka Turkiga oo Ku Celiyey Bareedhihiisa Qadiyada Qudus

Ankara 13. December 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha dalka Turkiga, Recep Tayyip Erdogan ayaa hoggaamiyayaasha dalalka Muslimiinta ku baraarujiyay in Qudus ay u aqoonsadaan in ay tahay “caasimadda xoogga lagu haysto ee Falastiin”   Hadal kuu ka jeediyay kullanka Ururka Iskaashiga Islaamka ayuu ku sheegay in go’aanka Mareykanka uu Qudus ugu aqoonsaday caasimadda Israa’iil in uu yahay “waxba kama…

Read More

Toos Halkan uga Daawo Xaflada Xil Wareejinta Iyo Dhaarinta Madaxweynaha Cusub ee Somaliland DAAWO

Hargaysa 13. December 2017 (SDN/QJ):-Waxaa Xarunta Madaxtooyadda ee Caasimadda Somaliland ee Hargaysa ka Dhacaysa Munaasibad isugu Jirta Dhaarinta iyo Xil la wareegida Madaxweynaha Cusub ee Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi. https://www.youtube.com/watch?v=3fkzq-HyZTM&feature=em-lss http://yt2fb.com/toos-u-daawo-slntv/

Read More

Madasha Xil Wareejinta Iyo Dhaarinta Madaxweynaha Cusub ee Somaliland & Dareemada Maanta ee Somaliland

Hargaysa 13. December 2017 (SDN/QJ):-Waxaa Somaliland Saaka ka dhici doonta Munaasibad Taariikhi ah iyadoo Madaxweynihii Taladda dalka soo hayay 7 Sano ee u danbeeyay Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo uu Xilkii iyo Hogaaminta qaranka ku wareejin doona Madaxweynaha la doortay ee Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi. Dhacdada taariikhiga ah ee ku lamaan Munaasibadda Xil Wareejinta…

Read More

Qaabka ay Beri u Dhici Doonto Munaasibadda Dhaarinta Iyo Xil La Wareegista Madaxweynaha Cusub ee Somaliland DAAWO

Hargaysa 12. December 2017 (SDN/QJ):-Waxaa Somaliland Beri Subax ka dhici doonta Munaasibad Taariikhi ah iyadoo Madaxweynihii Taladda dalka soo hayay 7 Sano ee u danbeeyay Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo uu Xilkii iyo Hogaaminta qaranka ku wareejin doona Madaxweynaha la doortay ee Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi. Dhacdada taariikhiga ah ee ku lamaan Munaasibadda Xil…

Read More