Ugu Yaraan 60 Qof oo Maxaabiis ah oo Lagu Laayay Deegaanka Oromada Itoobiya Iyo Eedaymo la Isweydaarsaday!!
Oromiya 16. December 2017 (SDN/QJ):-Dawlad-deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa ku eedeysay ismaamulka Oromiya dhimashada ugu yaraan 60 qof oo ay sheegeen inay ahaayeen dad maxaabiis ah. Madaxa xafiiska arrimaha dawlad-deegaanka Soomaalida Itoobiya, Idiris Ismaaciil ayaa BBC u sheegay in dadkaas markii la laayeen ka dib lagu riday meel god ah. Inkastoo aysan eedeyntaas xaqiijin ismaamulka Oromiya, ayey…
