Warqad uu Gacantiisa ku qoray Madaxweynihii Hore ee Dalka Yemen Ka Hor Daqiiqadihii Dhimashadiisa oo Soo Bandhigtay asaraarka ku duugan Dilkiisa!!
“Filashadeydu waxaa ay la jirtaa Carruurteyda, iyo Dadkeyga, waana in aysan isu dhiibin Malleeshiyada Dambiilayasha ah (Xuutiyiinta)” Cali Cabdale Saalax Hargaysa 10. December 2017 (SDN/QJ):-Warbaahinta Al-Carabiya ayaa baahisay Warqad Gacan qoraal ah oo uu qoray Cali Cabdallah Saalax maalin ka hor inta uusan ku dhiman dagaalkii uu kula jiray Xuutiyiinta Dalka Yemen. Warqaddan ayuu Cali Cabdallah…
