“Waxaan Sheeganayaa Halganka Dimuquraadiyadda Somaliland, M. Kaahin iyo-na waxay Sheeganayaan Halgankii..” Md. Daahir Raaye Kaahin DAAWO
Hargaysa 05. December 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynihii hore ee Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin, ayaa sheegay inuu yahay Aabbihii Halganka Dimuquraadiyadda iyo doorashooyinka Somaliland bilaabay, waxaanu sheegay inuu Afar doorasho qabtay intii uu xilka hayey, isla markaana uu dalka u yimi ka qaybgalka Caleemo-saarka Madaxweynaha beddelaya Madaxweynihii isaga beddelay ee uu xilka ku wareejiyey. Md. Daahir Rayaale…
