“Waxa Wanaagsanayd In Xukuumaddu Hoggaamiso Dibed-bax Salmi Ah, Innaga Oo Leh Waxaanu U Gargaaraynaa Quddus….” Sheekh Aadan-Siiro DAAWO
Hargaysa 09. December 2017 (SDN/QJ):-Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa ka hadlay Go’aanka uu Madaxweynaha Maraykanku ku sheegay in Magaalada Quddus ee uu ku yaallo Masjidka Baraysan ee Al-aqsa tahay Caasimadda Dawladda Yuhuudda ee Isreal. Sheekha Waxa uu ka hadlay Taariikhda Quddus iyo Masaajidka barakaysan ee Al-aqsa, ayaa sheegay inay wanaagsan tahay in…
