Webmaster

Gudoomiyaha Golaha Guurtidda Somaliland oo Baaq u Diray Shacabka Somaliland Sidoo kalena Fariin u Diray Murashixiintii ku Tartamay Doorashaddii Madaxtooyadda DAAWO

Hargeysa 16. November 2017 (SDN/QJ ):-Gudoomiyaha Gollaha Guurtidda Somaliland Mudane Saleebaan Maxamud Aadan oo Warfidiyeenka Maanta kula hadlay Caasimadda Hargaysa ayaa Shacabka Somaliland ku Hambalyeeyay Sidii Wanaagsanayd ee ay uga qayb qaateen Doorashadii Madaxtooyadda Waxa kale oo Gudoomiye Saleebaan Fariin u diray Murashixiintii ku Loolamayay Doorashadaas iyo Shacabka Somaliland.

Read More

Dhacdooyinka Layaabka Lahaa Ee Ku Lammaanaa Doorashadii Madaxtooyada & Xiisaha Ficillada Muwaadin-nimo Ee Saacadihii Cod-bixinta !!!

Hargeysa 16. November 2017 (SDN/QJ ):-Goob-joogeyaashii Caalamiga ahaa iyo kuwii Maxaliga ahaa ee kormeerayey doorashadii Madaxtooyada Somaliland ee guud ahaan dalka ka qabsoontay 13-kii bisha Noofambar ee sanadkan 2017, ayaa waxay qireen in doorashadu u dhacday si wanaagsan oo aan dhaliil iyo turxaan la xuso lahayn, halka Guddiga Doorashooyinka Qarankuna caddeeyeen in doorashadu u dhacday…

Read More

” Natiijooyinka Saxda Ah Ee Gobalka Saaxil Wali Soomey Bixin Ee Dadka Yaan La Wareerin ..” Kominshanka Doorashooyinka Oo War Cusub Soo Saarey DAAWO

Berbera 16. November 2017 (SDN/QJ ):-Mas’uuliyiinta Komiishanka Doorashooyinka ee Gobolka Saaxil ayaa Cadeeyay inay u soo dhamaatay Tirintii Codbixiyeyaashii Doorashadda Madaxtooyadda ee Gobolka Saaxil. https://www.youtube.com/watch?v=IbMTgC4T9kk&feature=youtu.be

Read More

Xukuumadda Oo Sheegtay In Hannaankii Ay U Dhacday Doorashadii Madaxtooyadu, Wax Ka Beddelayso Aragtida Caalamka Ee Somaliland

Hargeysa 16. November 2017 (SDN/QJ ):-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibedda Somaliland Dr. Sacad Cali Shir, ayaa ka hadlay Nidaamkii ay u dhacday Doorashada Madaxtooyada Somaliland oo Shacabku Isniintii toddobaadkan u dareereen. Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibedda oo Shalay Shir-jaraa’id ku qabtay Xafiiskiisa Hargeysa, ayaa sheegay in Qaabka Doorashadaasi u dhacday ka Tarjumayso In Shacabka Somaliland u bislaaday…

Read More

Komishanka Oo Soo Bandhigaya Natiijo Hordhac Ah & Maxkamadda Sare Oo Shaacinaysa Natiijada Kama-Dambaysta Ah Ee Doorashada

Hargeysa 16. November 2017 (SDN/QJ ):-Guddiga Doorashooyinka Qaranka Somaliland, ayaa Xisbiyada Qaranka iyo Taageerayaashoodaba uga digay inay faafiyaan Natiijooyin been abuur ah oo ku saabsan Doorashada Madaxtooyada ee Dalka ka dhacday Isniintii Toddobaadkan, taasi oo aanu Komiishanku weli si rasmi ah u shaacin Cidda ku guuleysatay. Afhayeenka Guddiga Doorashooyinka Qaranka Siciid Cali Muuse oo Shalay…

Read More

Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani oo Rajo Wanaagsan ka Muujiyey In Isbedelkii ay ku Baaqeen uu ku imanayo Hogaaminta Waddanka Fariin adagna u Diray Xisbiga Kulmiye oo Sheegtay Guushii Doorashadda Madaxtooyadda  DAAWO

Hargeysa 15. November 2017 (SDN/QJ ):-Gudomiyaha ku Meelgaadhka ah ee Xisbiga Waddani Xildhibaan C.qaadir Xaaji Ismaaciil Jirde ayaa Caawa sheegay in Xisbigoodu uu rajo fiican ka qabo in isbedelkii ay rabeen uu Somaliland ku imanayo Waxaa uu xusay in xisbiyada iyo Komiishanku ku heshiiyeen in aan laga hor dhicin natiijada doorashadda hasa yeeshee waxa uu…

Read More

Marwo Faadumo Siciid oo Markii Kowaad ka Hadashay Sababtii Loo Xidhay Xili ay ku Sugnayd Goob Codbixineed oo Hargaysa ku taala DAAWO

Hargeysa 15. November 2017 (SDN/QJ ):-Lataliyaha Murashaxa Madaxwayne ee Xisbiga Waddani Faadumo Siciid ayaa sheegtay in la xidhay maalintii codaynta doorashada Somaliland loo dareeray. Faadumo Siciid oo waraysi gaar ah siisay Muuqaal baahiyaha Eryal Tv ayaa sheegtay in ay ahayd kormeere guud maalintii daarashada oo ay kor meeraysay goobaha cod bixinta markii la xidhayna ay…

Read More

Madaxa Ololaha Doorashadda ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Xamse Khayre ayaa ka hadlay Xadhig lagula kacay Xili uu Ku Sugnaa Magaaladda Gebilay,Sababta Keentay & Dareenka Xisbigiisa ee Natiijadda Doorashadda DAAWO

Hargeysa 15. November 2017 (SDN/QJ ):-Madaxa Ololaha Doorashadda ee Xisbiga Waddani Xamse Khayre ayaa ka hadlay Xadhig lagula kacay Xili uu Kormeer ku tegay magaaladda Gebilay Waxaanu u sheegay inuu Magaaladda Gebilay u tegay Sidii uu ula Socon lahaa habsami u socodka tirinta codadka doorashadda waxaanu xusay in Taliyaha qaybta booliska ee gobolkaasi uu ahaa…

Read More

Kormeerayaasha Maxaliga ah ee Doorashadii Madaxtooyadda oo Cadeeyay in Muraaqibiin ka Tirsan Xisbiga Waddani laga Saaray Goobihii Codbixinta DAAWO

Hargeysa 15. November 2017 (SDN/QJ ):-Dalada Jilayaasha aan Dawliga ahayn ee Sonsaf oo ka mid ahayd Kormeerayaashii Maxaliga ah ee korka kala socday Doorashadii Madaxtooyadda Somaliland ayaa maanta soo saaray Warbixin hor dhac ah oo ku saabsan qaabkii ay u dhacday doorashaddii Madaxtooyadda Somaliland. Dalada Sonsaf waxay Cadaysay in doorashadu u dhacday si xor iyo…

Read More

Sadex Qodob oo Doorashaddii Madaxtooyadda ee Somaliland ka dhacday 13-kii Bishan ay kaga Duwanayd Doorashooyinkii Hore!!

Hargaysa 15. November 2017 (SDN/QJ ):-Doorashadan Madaxweynaha jamhuuriyadda Somaliland ee doraad dhacday waxay kaga duwantahay dhawr arimood Doorashooyinkii Hore. Somaliland waxay doorashooyiin qabaneysay tan iyo 2002-dii. Guddiga doorashada ayaa sheegay in lix Gobol ay codeyn ka dhacday waxa la adeegsanyay Qalab casri ah.   Doorashadan 13-ka Nofembar ee 2017 waa middii ugu horaysay oo codbixiyayaasha…

Read More

Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland oo Laamaha amaanka Ku amray inay Talaabo ka qaadaan Cid kasta oo Faafisa Xogo been abuur ah oo la Xidhiidha Natiijadda Doorashadda DAAWO

Laascaanood 15. November 2017 (SDN/QJ ):-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Prof Yaasiin Xaaji Maxamud Xiir Faratoon ayaa Shaaciyey inay Talaabo sharci ah ka qaadi doonaan cid kasta oo faafisa Warar been abuur ah oo Carqalad gelin kara Natiijadda doorashadda Madaxtooyadda ee aan Weli la Shaacin.

Read More

Komiishanka Doorashooyinka oo Xisbiyadda Qaranka uga Digay inay Sameeyaan Dabaal Degyo ay Ku Sheeganayaan Guusha Doorashadii Madaxtooyadda DAAWO

Hargeysa 15. November 2017 (SDN/QJ ):-Komiishanka Doorashooyinka Qaranka oo Kulan Warbaahineed maanta ku qabtay Xaruntooda Caasimadda dalka ee Hargaysa ayaa uga Digay Xisbiyadda Qaranka inay sameeyaan Dabaal Degyo ay Guul ku sheeganayaan ka hor inta aanay Komiishanku ku dhawaaqin Natiijadda Doorashadda Madaxtooyadda. Afhayeenka Guddida Doorashooyinka qaranka Siciid Cali Muuse ayaa sidoo kale waxa uu qaybo…

Read More

Xisbiga KULMIYE oo ka Hadlay Natiijada Doorashada Madaxtooyada iyo Farriin uu u Diray Taageerayaashiisa & Mucaaradka DAAWO

Hargeysa 15. November 2017 (SDN/QJ ):- Masuuliyiinta xisbiga KULMIYE, ayaa ka hadlay doorashadii Madaxtooyada ee ka qabsoontay dalka Isniintii toddobaadkan iyo halka ay marayso natiijada codbixinta ee ay wadaan Komishanka Doorashooyinka Qaranku. Xoghayaha Guud ee xisbiga KULMIYE Md. Xasan Siciid Yuusuf iyo Afhayeenka xisbiga Md. Xasan Maxamed Cali (Gaafaadhi) oo shir jaraa’id ku qabtay xafiiska…

Read More

Labada Murashax ee Muuse Biixi Iyo C.raxmaan Cirro oo Isagu soo Hadhay Tirinta Codbixintii Doorashadda Madaxtooyadda Somaliland & Safiirada Midowga Yurub oo Kulamo Gaar Gaar ah la Yeeshay!!

Hargeysa 15. November 2017 (SDN/QJ ):-Labada murashax madaxweyne ee xisbiyada KULMIYE iyo Waddani Muuse Biixi Cabdi iyo Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi, ayaa u muuqda inay ku loolamayaan tirinta codadka ay shacabka Somaliland dhiibteen Isniintii toddobaadkan. Tirinta codadka doorashada ayaa ka socota degmooyinka iyo gobalada dalka, ka dib markii ay laga soo qaaday goobihi cod bixinta ee…

Read More

Milateriga Dalka Zimbabwe oo Xukunkii Dalkaasi la Wareegay Iyo Madaxweyne Robert Mugabe iyo Xaaskiisii oo Xabsi Guri ku Jira!

Harare 15. November 2017 (SDN/QJ ):-Milatariga dalka Zimbabwe  ayaa lagu soo Waramayaa inay la Wareegeen awoodii Maamul ee dalkaasi oo haatan cagaha la galay Xiisad siyaasadeed. Madaxweynaha dalka Koonfur Afrika Jacob Zuma ayaa sheegay inuu la hadlay Mugabe oo u sheegay inuu Ku Jiro xabsi guri balse uu aad u fiican u yahay. Ciidammo ayaa…

Read More

Guddiga doorashadu Maxay ka yidhaahdeen Cabashada Xisbiga Waddani ka Muujiyey Goobo Cod-bixineed? DAAWO

Hargeysa 15. November 2017 (SDN/QJ ):-Guddiga doorashooyinka Somaliland, ayaa ka jawaabay Cabasho Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani shaaciyey inuu u gudbinayaan la xidhiidho goobo ka tirsan Gabiley oo ay sheegeen in Munaaqibiintoodii laga saaray, Xadhigga Guddoomiyihii olaha Waddani ee Somaliland oo dhan Xamse Khayre iyo weliba Dhaawacyo loo geystay Saraakiil Waddani ka tirsan, sida uu…

Read More

PRESS RELEASE: International observers of Somaliland’s presidential election on 13 November 2017 ready to deploy to Somaliland’s six regions congratulate the Somaliland people on a peaceful poll

Hargaysa 14 November  2017 (SDN/QJ):-Following Somaliland’s third presidential election on 13 November 2017, the 60-member mission, funded by Britain’s government and drawing on members from 27 countries is now finalising its interim report to Somaliland’s National Electoral Commission as observers return to Hargeisa. Says chief observer Dr Michael Walls of the Development Planning Unit (DPU)…

Read More