“Waddankani ma laha Saddex Kursi Waxaan Leeyahay Cabdiraxaan Cirro aniguba Saddex jeer ayaa hadhaye waxba ha daalin” Eng Faysal Cali Waraabe DAAWO
Hargaysa 20. November 2017 (SDN/QJ):-Musharaxa xisbiga Ucid ahna Gudoomiyaha Xisbigaasi Eng Faysal Cali Waraabe oo Goor dhawayd Shir Jaraa’id ku qabtay Caasimadda Hargaysa ayaa Waxa uu fariin adag u diray Dhigiisa Xisbiga Waddani Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro. Shirkan jaraa,id ee Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu ku yidhi “Waddankani ma lahaSaddex Kursi Waxaan…
