Webmaster

Murashaxa Madaxweyne ee Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo Codkiisa ka Dhiibtay Hoolka Hay’adda Shaqaalaha Dawladda Fariin adagna u diray Shacabka Somaliland DAAWO

Hargaysa 13 November  2017 (SDN/QJ):- Murashaxa Madaxweyne ee Xisbiga Caddaaladda iyo Daryeelka ee Ucid ahna Gudoomiyaha Xisbigaas Eng Faysal Cali Waraabe oo Maanta ka hadlayay Codbixinta Doorashadda Madaxtooyadda ee Maanta ka Socota Somaliland ayaa dardaaran u Jeediyey Shacabka Somaliland ee Safafka ugu Jira sidii ay Codkooda u bixin lahaayeen. https://www.youtube.com/watch?v=Iz-tkgxIy_4&t=48s

Read More

Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Maanta Codkiisa Doorashadda Madaxtooyadda ka Dhiibtay Hoolka Hay’adda Shaqaalaha Dawladda SAWIRO

Hargaysa 13 November  2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo iyo marwadiisa koowaad marwo Aamina-weris Sheekh Maxamed Jirde oo gudanaya waajibaadkooda muwaadin-nimo ayaa saaka ka codeeyay xarunta hay’adda shaqaalaha dawladda ee magaalada Hargaysa. Goobtaasi oo ah meelaha  ay dadweynuhu ka codaynayeen komishankuna ay dhigeen sanaaduuqda codbixiyaaysha ee doorashooyinka madaxtooyada Somaliland ee lagu dooranayo madaxweynaha bedeli…

Read More

Maxay Doorashadda Madaxtooyadda ee Somaliland ee Bari oo Isniin ah Dhacaysaa Kaga Duwan Tahay Labadii Doorasho Madaxtooyo ee Hore ee Somaliland ? DAAWO

Hargaysa 12 November  2017 (SDN/QJ):-Waxaa Maalinta Beri ah oo Isniin  shacabka Somaliland u dareerayaan doorashadii saddexaad ee madaxtooyada oo 13ka Bishan ka qabsoomaysa 1,642 goobood  oo ku yaalla 21 degmo doorasho oo dalka oo dhan ah. Doorashadan ayaa loo arkaa Dhacdo Taariikheed oo dunnidu si dhow isha ugu hayso, gaar ahaan Afrika.Hadaba Maxay doorashadani kaga Duwan…

Read More

Murashixiinta Madaxweyne ee Faysal iyo C/Raxmaan-Cirro Maxay Ka Yidhaahdeen Jacaylkii Soo Maray Noloshooda & Is-helkii Xaasaskooda? DAAWO

Hargaysa 12 November  2017 (SDN/QJ):-Musharrixiinta Madaxweynennimo ee Xisbiyadda UCID iyo Waddani Faysal Cali Waraabe iyo Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa ka Sheekeeyey Waayihii Jacayl ee noloshooda soo maray ama wakhtigii dhalinyarannimada iyo sidii uu Mid waliba Xaaskiisa ku helay ama isu guursadeen iyo Heerka Haasaawihii ka dhexeeyey mid kasta Xaaskiisa Guursigooda ka hor. Musharrixiinta Xisbiyadda Waddani…

Read More

Komiishanka Doorashooyinka Qaranka oo Goor Dhawayd Hadlay,Digniin ay u direen Xisbiyadda Siyaasadda, Iyo Gaadhitaanka Gaadiidkii Iyo Hawl wadeenadii Goobaha Codbixinta dalka DAAWO

Hargaysa 12 November  2017 (SDN/QJ):-Komiishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland oo Caawa Warbaahinta kula hadlay Xaruntooda Caasimadda dalka ee Hargaysa ayaa Digniin adag u Diray Xisbiyadda Siyaasadda ee Ku loolamaya doorashadda Beri loo balansan yahay inay Somaliland ka dhacdo iyagoo Sheegay in Mas’uuliyiin ka Tirsan Xisbiyadda Qaranku ay Caawa Olole sharciga baalmarsan ka wadaan Xaafado ka mid ah…

Read More

Wargayska Afka dheer ee WashingtonPost oo Warbixin Xiiso badan ka Qoray Doorashadda Madaxtooyo ee Beri Somaliland ka Dhici Doonta!!

Hargaysa 12 November  2017 (SDN/QJ):-Doorashada Madaxtinimada Somaliland ee dalka  ka qabsoomaysa  13-ka November  2017 ayaa soo jiidatay warbaahinta caalamka. Wargeyska Washington Post oo ka mid ah wargeysyada ugu afka dheer ayaa lagu daabacay maqaal ay qoreen  Scott Pegg iyo Michael Walls oo ka mid ah goob-joogeyaasha kormeeri doona doorashada Somaliland. Maqaalkan oo hal ku dhig looga…

Read More

Murashaxa Madaxweyne ee Xisbiga Waddani Mudane C.raxmaan Cirro oo Khadka Telefoonka Maanta Kula Hadlay Muwaadiniinta Beri Codayn doonta,Codsi uu ka Dalbaday,Sida ay uga Jawaabeen & Baaq uu u Diray Shacabka Somaliland DAAWO

Hargaysa 12 November  2017 (SDN/QJ):-Murashaxa Jagadda Madaxweyne ee Xisbiga Waddani Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro ayaa Shacabka Somaliland u soo Jeediyey inay maalinta beri ah codkooda u dhiibtaan si nabadgalyo ah isla markaana Ilaashadaan Xasiloonida Qaranka. https://www.youtube.com/watch?v=TfLHhw-kNyA

Read More

Sadexda Taliye Ciidan ee Somaliland oo Shaaciyey in Xaalad Heegan ah uu Dalku Ku Jiro Isla Markaana amniga Qaranku Sugan Yahay Maadaama Beri loo Dareerayo Codbixinta Doorashadda Madaxtooyadda DAAWO

Hargaysa 12 November  2017 (SDN/QJ):-Taliyeyaasha Ciidamadda Qaranka,Booliska,Iyo Asluubta Somaliland oo Maanta Warbaahinta la hadlay ayaa Daboolka ka qaaday in maadaama Maalinta beri ay Somaliland ka qabsoomi doonto doorashadda Madaxtooyadu inay Ciidamadda Qalabka sida ee Somaliland sugeen amniga Guud ee Waddanka iyagoo dardaaran u Diray Shacabka Somaliland.

Read More

Boorama:Murashixiinta Jagooyinka Madaxweyne Ku Xigeen ee Xisbiyadda Kulmiye Iyo Waddani oo Iyaga oo Gacmaha is Haysta Fariin ku Wajahan Doorashadda Beri loo Dareerayo u Diray Shacabka Gobolka Awdal DAAWO

Boorama 12 November  2017 (SDN/QJ):-Murashixiinta Jagooyinka Madaxweyne Ku Xigeen ee Xisbiyadda Kulmiye iyo Waddani Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici iyo Ambassador Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa Fariin ku Wajahan Codaynta Doorashadda waxay u direen Shacab weynaha Somaliland.

Read More

Wasiirka Warfaafinta Somaliland Oo Farriin U Diray Warbaahinta Somaliland Iyo Shacabka Beri u Dareeraya Goobaha Codbixinta DAAWO

Hargaysa 12 November  2017 (SDN/QJ):-Wasiirka Warfaafinta Somaliland Cismaan Cabdillaahi Saxardiid Caddaani ayaa farrriin waanno iyo baaq isugu jirta u diray shacabka reer Somaliland ee barri u dareeri doonna doorashadda Madaxtooyadda. Islamarkaanna wuxuu warbaahinta ugu baaqay in aanay ka hordhicin natiijadda doorashadda oo laga sugayo in ay ku dhawaaqan komishanka doorashooyinka Qaranku.

Read More

Komiishanka Doorashooyinka Somaliland oo Xayiraad Caawa ku Soo Rogay Isu Socodka Gaadiidka aan Sidan Lambarka Dhaq Dhaqaaqa Iyo Xiliga Gaadiidka la Fasaxi doono 

Hargaysa 12 November  2017 (SDN/QJ):-Qoraal Ka soo Baxay Gudoomiyaha Komiishanka Doorashooyinka Somaliland Eng Cabdiqaadir Iimaan Warsame ayaa Shaaciyey in Xayiraad lagu soo Rogay dhaq-dhaqaaqa Gaadiidka laga bilaabo Caawa 12-ka Habeenimo ilaa 8 Fiidnimo ee Habeen danbe. Qoraalkan oo Nuqul ka mid ahi Soo Gaadhay Shabakada Wararka ee Qurbejoog.com  ayaa u dhignaa sidan:-

Read More

Musharrax Cirro oo Ka Jawaabay Su’aalo Toos Shacabka Somaliland u Weydiiyeen DAAWO

Hargaysa 12 November  2017 (SDN/QJ):-Murrashaxa Xisbiga Madaxweynaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa jawaabo ka bixiyay su’aalo ay Bulasho Dalalka Caalamka iyo Dalka Gudihiisaba ku kala nool, kuwaas oo Baraha Bulshada si toos ah Su’aalo ugu soo weydiiyey Musharrax Cirro. Waxaana su’aalahan ay bulshadu ku waydiisay Murrashax Cirro baraha ay bulshadu ku…

Read More

‘’Marwo Ina Rag waa u Doonan tahay Calafse Meeshii,Murashaxa Kuraasida Raboow Maqal Dabuubtayda..’’ Gabay DAAWO

Hargaysa 12 November  2017 (SDN/QJ):-Waxaa Beri oo Isniin ah Somaliland guud ahaan looga dareerayaa Codbixinta Doorashadda Madaxtooyadda oo Sannadkan ay Xamaasadeedu Cirka isku Shareertay . Mudo 21 Cisho ah ayaa Waxaa Gobolada iyo Degmooyinka dalka ka socday Ololaha Doorashadda Madaxtooyadda oo Sadexda Xisbi Qaran ee Ucid, Kulmiye Iyo Waddani ay ku iibgaynayeen Barnaamijka ay dalka ku…

Read More

Maxay Khubarrada Caalamku ka Yidhaahdeen Doorashadda Xamaasada Xoogani ka Muuqato ee Todobaadka soo Socda Somaliland ka qabsoomi doonta?

Hargaysa 12 November  2017 (SDN/QJ):-Waxaa Maalinta Beri ah oo Isniin  shacabka Somaliland u dareerayaan doorashadii saddexaad ee madaxtooyada oo 13ka Bishan ka qabsoomaysa 1642 goobood  oo ku yaalla 21 degmo doorasho oo dalka oo dhan ah. Waxa doorashadan isu-diwaangeliyay   codbixiyeyaal tiradoodu tahay 704,089. Ololaha doorashada ayaa la soo gabogabeeyay Jimcihii toddobaadkan, ka dib 21 maalmood oo…

Read More

PUNTLAND: ‘’Waxa la gudboon inay ka fiirsato farogelinta doorashada Somaliland’’ Siyaasi Cali Guray

Hargaysa 12 November  2017 (SDN/QJ):- Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf ‘’Cali Guray’’ ayaa ka Dareen celiyey Go’aan ka soo baxay Baarlamaanka Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Punt land oo ugu Baaqay Madaxweyne Gaas inuu ka difaaco Somaliland Doorashadda Madaxtooyadda ee ay ka qabanayso Gobolada Sool,Sanaag iyo Cayn oo ay ku doodayaan inay Maamul ahaan iyaga hoos tagto. Cali…

Read More

“Innaga Oo Safka Ku Wada Jirna, Waa Inaynu Gacan Bir Ah Ku Qabano Wixii Doorashada Waxyeelaya..” Sheekh Aadan-Siiro DAAWO

Hargaysa 12 November  2017 (SDN/QJ):- Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa ka hadlay Arrimo khuseeya Doorashada Madaxtooyada ee Dalka ka qabsoomaysa Isniinta, waxaanu Dadweynaha ugu baaqay inay meel uga soo wada jeedsadaan wixii dhibaataynaya. Sheekh Aadan-Siiro oo ugu horreyn ka hadlaya dhibaatooyinka ka dhasha Damaca Dadka qaarkood ku kacaan ayaa yidhi “Waxa jira damac Ummadaha…

Read More

Ururka Qareenada Somaliland Oo Shacabka Ugu Baaqay In Nabada La Ilaaliyo Maalinta Doorashada

Hargaysa 12 November  2017 (SDN/QJ):-Ururka Qareenada Somaliland wuxuu halkan hambalyo iyo mohad naq uga dirayaa dhamaan shacabka reer Somaliland howshii baaxada lahayd e ololaha doorashada e ay sida quruxda badan uga qayb-qaaten kuna ololeeyen si nabad galyo ah una muujiyeen taageeridooda saddexda xisbi qaran islamarkan u muujiyen rabitaankooda xaqa doorashada waa wax lagu farxo oo muddan…

Read More

Xasan Daahir Aways oo Madaxweyne Farmaajo Ku Khilaafay in Al-Shabaab Dawlad-diid yihiin iyo Taladiisa!!

Muqdisho 12 November  2017 (SDN/QJ):- Sh. Xasan Daahir Aways oo ka mid ahaa Saraakiisha Xarakada Al-Shabaab, balse tan iyo markii uu dawladdii hore ee Soomaaliya isu dhiibay sannadkii 2013-kii Xabsi-guri Muqdisho ah oo dawladdu ku ilaaliso ku jira, ayaa Farriin Talo iyo Tilmaan Xambaarsan u diray Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo iyo Dawladdiisa-ba, Taladaas oo…

Read More