Webmaster

Waraaq Is-bahaysiga KeepItOn Coalition uu u diray Gudida Qaran ee Doorashada iyo Dawladda Somaliland

Hargaysa 12 November  2017 (SDN/QJ):- Ku: Gudida Qaran ee Doorashooyinka Somaliland Ku: Mudane Axmed M Maxamuud Silanyo, Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Somaliland Ku: Murashixiinta Madaxwayne; Muuse Biixi Cabdi (Xisbiga Nabada, Midnimada iyo Horumarka) Faysal Cali Waraabe, UCID (Xisbiga Caddaaladda iyo Daryeelka) Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro (Xisbiga Waddani) Ujeedo: Xidhitaanka interneetka xiliga lagu jiro doorashada madaxwayne ee Somaliland Mudanyaal…

Read More

“C.raxmaan Cirro la Dhig baan Islahaaye, Meel Xun bay igaga Dhacdee, Lacagtaydii Hallay Soo Celiyo..” Musharrax Faysal Cali Waraabe DAAWO

Hargaysa 11 November  2017 (SDN/QJ):-Musharraxa Madaxweynaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Faysal Cali Waraabe, ahna Guddoomiyaha Xisbigaas, ayaa sheegay inuu ku tashaday in uu barbarreeyo ama la dhigo ama ku daydo tallaabo uu qaaday Musharraxa Madaxweynaha Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan-Cirro, hase-yeeshee, qorshahaasi uu meel-xun kaga dhacay, isla markaana uu hadda doonayo Lacag Shan Kun oo Doollar…

Read More

“Gabiley haddii la yidhaahdo Gobol halloo Ictiraafo oo Baarlamaanku ha Ansixiyo Anigu ma Oggoli, Waayo..?” Musharrax Muuse Biixi Cabdi DAAWO

Gabiley 11 November  2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye ahna Musharraxa Madaxweynaha ee Xisbigaas Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay inaanu oggolayn in Gabiley loo aqoonsado gobol ka go’an Maroodi-jeex, waxaanu Sharraxaad ka bixiyey sababaha uu uga soo horjeedo inay Gabiley noqoto gobol. Gabiley, ayaa 22-ka bishii 3-aad ee sannadkii 2008-dii, ayuu Madaxweynihii hore ee Somaliland Md….

Read More

Madaxweynaha Soo Socda ee Somaliland: Qoyskiisa Sida ay Isku yihiin Heesaha iyo Ciyaaraha & Wuxuu Qabto Xiliga uu Firaaqada Leeyahay!!

Hargaysa 11 November  2017 (SDN/QJ):-Musharaxiinta xisbiyada ku loolamaaya doorashada labada maalmood uun inaga xigeen ee Ucid Faysal Cali Waraabe, Kulmiye Muuse Biixi Cabdi iyo Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa ka hadlay waxyaabaha ay ku dhaliilaan shacabigu, waxyaabaha ay xiiseeyaan sida ay isku yihiin suugaanta,heesaha iyo waxyaabaha ay qabtaan xiliga ay firaaqada yihiin. Musharaxa xisbiga mucaaradka…

Read More

Maxaa ka dhigay doorashadda Madaxtooyadda Somaliland ee 13ka November Mid Taariikhi ah? WARBIXIN

Hargaysa 11 November  2017 (SDN/QJ):-Waxaa laga yaabaa in aysan micno weyn kula lahayn doorashooyinka ka dhacaya jamhuuriyadda Somaliland, balse waa dhacdo taariikhi ah oo adduunka oo dhan isha lagu hayo, gaar ahaan Afrika. Waa goobtii ugu horeysay oo qaarada Afrika ay ka dhacdo codbixin dadka ay isticmaalayaan tijnoolajiyadda casriga ah. Doorashada oo ay ka qeybqaadanayaan wax…

Read More

Murrashaxiinta Saddexda Xisbi Qaran oo si Wadajir ah Bulshada Somaliland ula Dardaarmay Iyagoo Gacmaha Is haysta SAWIRO

Hargaysa 11 November  2017 (SDN/QJ):-Saddexda murrashax madaxweyne ee xisbiyada qaranka Jamhuuriyadda Somaliland ee UCID, KULMIYE iyo WADDANI, ayaa si wadajir ah baaq ugu jeediyey shacabka reer Somaliland inay si nabadgalyo ah u codeeyaan maalinta codbixinta ee maalinta Isniinta, waxaanay shaaciyeen inaanay jirin wax colaad ah oo dhexdooda taalla, isla markaana uu soo dhammaaday tartankii iyo ololihii…

Read More

Heshiiskii DPW ee Dekeda Berbera oo noqday Mawduuca Dareenka Doorashadu Ku Jihaysan Yahay

Hargaysa 11 November  2017 (SDN/QJ):-Sida uu noqonayo mustaqbalka dekedda Berbera ayaa qayb ahaan ku xidhnaan doona natiijada ka soo baxda doorashada madaxtooyada ee Isniinta toddobaadkan ay u dareeri doonana dadweynaha jamhuuriyadda Somaliland. Warbixin uu Geeska Afrika soo akhriyey oo lagu baahiyey shabakadda Maritime Executive oo uu leeyahay warside xaruntiisu tahay gobalka Florida ee dalka Maraykanka, ayaa…

Read More

Murashixiinta Madaxweyne ee Sadexda Xisbi Qaran ee Somaliland oo Wada Jir Muujiyey iyo Nuxurka Fariin ay Iyaga Iyo Komiishanka Doorashooyinku u Direen Shacabka Somaliland DAAWO

Hargaysa 11 November  2017 (SDN/QJ):-Musharraxiinta Saddexda Xisbiyada Qaranka Somaliland iyo Guddiga Doorashooyinka, ayaa si wada-jir ah Farriin ugu diray Guud ahaan Shacabka, waxayna ugu baaqeen inay u Midoobaan ilaalinta Amniga Qaranka, Maalinta Doorashadana si Wanaagsan uga qayb-qaataan. Musharraxiinta Madaxweyne-nimo ee Xisbiyada KULMIYE Muuse Biixi Cabdi, WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) iyo UCID Faysal Cali Waraabe, ayaa…

Read More

Madaxweyne Ku-xigeennadii hore ee Somaliland oo Kulan isugu keenay Musharraxiinta Madaxtinnimada u Tartamaya DAAWO

Hargaysa 11 November  2017 (SDN/QJ):-Madaxweyne Ku-xigeennadii hore ee Somaliland soo maray, ayaa Qado-sharaf ku maamuusay Saddexda Musharrax Madaxweyne ee ku tartamaya doorashada Madaxtooyada ee dalka ka qabsoomaysa 13-ka bishan aynu ku jirno oo ku beegan Isniinta toddobaadkan, waxaana kulankaa Qadado ahaa laga soo jeediyey Hadallo Talooyin iyo Waano ah. Waxaannu Kulankaas Qado-sharafta ahaa Cidda ka qaybgashay,…

Read More

Musharrax Cirro oo Digniin Adag u diray Dalalka Deriska Somaliland, Xisbiga Kulmiye-na Kashifay

Hargaysa 11 November  2017 (SDN/QJ):-Musharraxa Madaxweynaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa sheegay inaanay jirin Koox, Xisbi, Reer ama Shaqsiyaad Somaliland ku sugan oo ka hor-iman karta Gooni-isu-taagga Jamhuuriyadda Somaliland ee Go’aanka Shacabka ku yimi, balse inay Waddani dacaayado noocaas ah ku eedeeyaan Xisbiga Waddani ay tahay Garaadka Musharrixiinta UCID iyo Kulmiy…

Read More

Hay’adda Human Rights Watch oo Ka Dayrisay Xayiraadda Internet-ka Somaliland ee Xilliga Doorashada!!

Hargaysa 11 November  2017 (SDN/QJ):-Ururka Caalamiga ah ee xuquuqda aadamaha u dhaqdhaqaaqa ee HRW ayaa ka hadlay go’aanka xayiraadda lagu saaray isticmaalka baraha bulshada ee internetka oo uu Komishanka doorashadu shalay ku dhawaaqay. Laetitia Bader oo ah cilmi baadhe sare oo ka tirsan Qaybta Afrika ee ururka caalamiga ah ee Human Rights Watch ayaa ka hadashay…

Read More

“Waxaan leeyahay Xamar lagu tartami maayo ee Hargeysa/Somaliland ayaa lagu tartamaya, arrimahaasi waa garaadkooda waa Garaadka Muuse, Waxaan baaq u diraya New Kulmiye iyo Faysal oo aan leeyahay haddii aydaan tartami karayn dee iska tanaasula,” Murashax Cirro DAAWO

Hargaysa 10 November  2017 (SDN/QJ):-Musharraxa Madaxweynaha Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa kumanaan taageerayaashiisa ah oo isaga yimid daafaha caasimadda Hargeysa kala qayb galay dabaal degga Beerta Xorriyadda Hargeysa, isaga oo markii dambena degaanno ka tirsan gobdolka Hawd u baxay si uu shucuurtooda ula wadaago taageerayaasha la dhacsan isbedelka uu ku baaqay. Musharrax Cabdiraxmaan Cirro ayaa…

Read More

Deegaanka Balli Ciise oo Maanta Wanqal Loogu Sameeyay Gudoonkii Suldaan Maxamed Suldaan C.qaadir ee Dhisitaanka Xisbiga Waddani DAAWO

Bali Ciise 10 November  2017 (SDN/QJ):-Waxaa Maanta Deegaanka Bali Ciise lagu qabtay Munaasibad lagu Muunaynayo Gudoonkii Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan C.qaadir uu ku go’aamiyey in Beeshiisu ay dhisayso Murashaxa Jagadda Madaxweyne ee Xisbiga Waddani Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro.

Read More

Burco: Tamashlayntii Taageerayaasha Waddani Iyo Weedhihii Madasha Gil-gilay SAWIRO/DAAWO

Burco 10 November  2017 (SDN/QJ):-Boqolaal kun oo ka mid ah taageerayaasha xisbiga Isbadal doonka Waddani ee magaalada Burco ayaa buuxdhaafiyey fagaaraha khayriyada Burco oo ay ku soo khatimeen ololaha doorashada Madaxtooyada Somaliland. Shacabka gobolka Togdheer gaar ahaana magaalada Burco oo caan ku ah inay dabaylo isbadal doon uu dalka ka curto ayaa maanta laga dheehanayey…

Read More

Magaalooyinka Waaweyn ee Somaliland oo Maanta Hoos Hadhsaday Calanka Liimiga ah ee Xisbiga Waddani, Mawjadaha Hirarka Noqday ee Dabaysha Isbedel Doonku Ruxday & Nuxurka Khudbadihii Mas’uuliyiinta Sare ee Waddani SAWIRO

Hargaysa 10 November  2017 (SDN/QJ):-Boqolaal kun oo taageerayaasha xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ah ayaa isugu soo baxay fagaareyaasha gobollada iyo degmooyinka Jamhuuriyadda Somaliland maalinta 7-aad ee xisbiga Waddani ahna maalintii u dambeysay ololaha doorashada Madaxtooyada Somaliland ee November 13 2017. Xisbiga Waddani ayaa cududiisa si laxaad leh u muujiyay waxaana fagaareyaasha isugu yimid jamaahiirta xamaasadaysan…

Read More

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Hargeysa Ku Soo Laabtay Ka Dib Safar Hal Maalin Ah Uu Ku Tagay Itoobiya Iyo Xukuumadda Oo Ka Hadashay Kulamo Uu La Qaatay Ra’isal Wasaaraha Dalkaasi SAWIRO/DAAWO

Hargaysa 10 November  2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo iyo wefti uu hoggaaminayey ayaa galabta ku soo laabtay caasimada dalka Hargeysa, ka dib safar shaqo oo ay shalay gelinkii danbe ku tageen dalka Itoobiya.   Madaxweynaha Somaliland iyo weftigiisa ayaa Caasimada Itoobiya ee Addis Ababa kulan kula yeeshay Ra’isal wasaaraha Xukuumadda Federaalka Itoobiya Mudane…

Read More

Xisbiga Waddani oo Dhamaadka Ololaha Doorashadda Fariin u Quus goysay Xisbiga Kulmiye Maanta Soo Bandhigay DAAWO

Hargaysa 10 November  2017 (SDN/QJ):-Xisbiga mucaaridaka ah ee waddani oo ay maanta ahayd maalintiisii todobaad  ee isu soo baxa ololaha doorashada ahna maalintii ugu dambaysay ee ololaha guud ahaan dalka ayaa gobolada iyo degmoouyinka dalka ka dhigay isu soo baxyo ay ku muujinayaan cududooda taageero ee ku wajahan ololaha doorashada madaxtooyada.

Read More

Magaaladda Burco oo Maanta Muujisay Sida ay ula Jaan Qaadayaan Dabaysha Isbedel Doon ee Somaliland ka Dhacaysa & Hogaamiyaha Waddani Xirsi Cali oo La Hadlay Taageerayaashiisa DAAWO

Burco 10 November  2017 (SDN/QJ):-Hogaamiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Wadani Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan xisbigaasi ayaa kala qayb galay taageerayaashooda isu soo baxa ololaha doorashada oo ay ka sameeyeen magaalada Burco.

Read More