Webmaster

“Waxaan Tagay Jabuuti Oo Madaxweynaha, Marwooyinka Ilaa Ka U Hooseeyaa Qayilaan” Hogaamiyaha Aqlabiyada Baarlamanka Kenya

Gaarisa, 21 June, 2016-(SDN/QJ):– Hoggaamiyaha Aqbaliyadda Baarlamaanka Kenya Aadan Barre Ducaale oo ka mid ah Mudaneyaasha Soomaalida ah ee laga soo doorto Gobolka Waqooyi-bari Kenya, ayaa ka warramay Waxyaabo layaab leh oo uu ku arkay Dalka Jabuuti oo uu Safar ku tagay Caleemo-saarkii Afraad ee Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar. Aadan Barre Ducaale, waxa uu sheegay…

Read More

Gudidii uu Madaxweyne Siilaanyo u Xilsaaray Xal ka Gaadhista Shaqaaqadii Dharkeyn geeyo oo Laascaanood Kulan kula qaatay Mid ka mid ah Labadii Beelood ee Dirirtu dhex martay,Maxaa lagu Heshiiyey? DAAWO

Laascaanood 21.June 2016 (SDN/QJ):- Gudidii uu Madaxweynuhu u Xilsaaray soo afjarida Shaqaaqadii ka dhacday Degmada Dharkeyn geeyo ee Gobolka Sool ayaa Kulan la qaatay Beel ka mid ah labadii ardaa ee Xurguftu dhex martay.

Read More

“Madaxweyne Axmed Siilaanyo Ma Moodid Innuu Dadkan Iyo Dalkan Somaliland Mas’uul Ka Yahay,Waana Ayaan daro in Odayaashii Gobolka Saaxil uu Baashe Cawil 10 Dollar Habeenkii ku afursiiyo’’ Gudoomiyaha Ucid ee Gobolka Saaxil DAAWO

Berbera 21.June 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga UCID ee Gobolka Saaxil Marwo Rooda Axmed Yaasiin, Ayaa Si Adag uga hadashay Heshiiska lagu Wareejinayo Dekeda Berbera iyo Mudaharaado Lagaga Soo Horjeedo Arimaha Dekeda oo Shalay ka dhacay Magaalada Berbera. Sidoo Kale Marwo Rooda waxay fariin adag u dirtay xukuumada madaxweyne siilaanyo oo ay ku tilaamntay inay tahay…

Read More

Magaalada Berbera oo uu ka dhacay Dibad bax ka dhan ah Heshiiska lagu Wareejinayo Dekeda Berbera DAAWO

Berbera 21.June 2016 (SDN/QJ):-Waxaa Maalintii Shalay Magaalada Berbera ka dhacay Dibad bax ka dhan ah Heshiiska ay Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo la gashay Shirkada laga leeyahay Imaaraadka ee Dubai World Port Waxayna dibad baxayaashu Taayiro ku Gubeen Waddooyinka Waaweyn ee Berbera Xili ay Magaaladaasi ku Sugan yihiin Khubaro ka socota Shirkada DPW.

Read More

Maareeyaha Dekeda Berbera oo Asaraar ku Tilmaamay War laga Baahiyey oo Ku Saabsan Dekeda Berbera iyo Shirkada lagu Wareejinayo ee DP World

Berbera 21.June 2016 (SDN/QJ):- Maareeyaha Guud ee Dekeda Caalamiga ah ee Berbera Eng Cali Cumar Maxamed (Cali Xoor Xoor) Ayaa Beeniyey Warar La Faafiyey Oo Aan Sal iyo Raad Toona Lahayn Oo Kusaabsan. Waxaanu Arintaasi Kaga Hadlay War Saxaafadeed Kooban Oo Kasoo Baxay Xafiiskiisa xalay, Waxaanu Yidhi “Halkan Waxaan Idiinku Cadeynyaa in aanu jirin war…

Read More

Guddoomiyihii Hore ee Muqdisho Mr Tarsan Oo Dad Reer Somaliland Ku Jiraan Ugu Baaqay Inay Ku Mudaharaadaan Dawladda Xasan Sh. Maxamuud

Muqdisho, 21 June, 2016-(SDN/QJ):– Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir ee Soomaaliya Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan), ayaa Dadweynaha Soomaaliyeed ugu baaqay inay iskugu soo baxaan Dibad-baxyo lagaga soo horjeedo Dawladda Federaalka Soomaaliya oo uu ku eedeeyay inay waddo qorsheyaal ay iskugu dhufanayso Dadka. Tarsan oo Shalay ka hadlayey Magaalada Muqdisho, ayaa sheegay in isaga iyo Siyaasiyiinta…

Read More

“Mar Haddii Aan La Dhowrayn Xasaanaddii Xisbinimo, Booliska Iyo Maxkamadahu Ha Soo Xidhaan Cirro Iyo Jamaal, Marka Ay Wax Dhalliilaan”…Garyaqaan Barkhad Jaamac Batuun

Hargaysa 21.June 2016 (SDN/QJ):- Goor sheegtu waxay aheyd 10:00-am Ramadaan kowdeedi kadib markii badhtanka suuqa askari ka qabatey Afhayeenkii Garabka dhalinyarada xisbiga waddani Mudane, Maxamed Sadiiq dhamme iyadoo aan loo wadan waaran soo qabasho oo maxkamad sharci ah ka soo baxay sidoo kalena aanu faraha kula jirin denbi huwanna xasaanad xisbi qaran sida ku cad…

Read More

Madaxii Laanta Afka Somaliga ee Idaacada BBC C.raxmaan Koronto oo Guud ahaan iska Ruqseeyay Shaqadii Idaacadaas

London 21.June 2016 (SDN/QJ):-Madaxii laanta afka Somaliga ee Idaacada BBC C.raxmaan Koronto ayaa shaaciyey inuu si buuxda uga Tagay Shaqadii uu ka hayay Idaacadaas Mudo ku siman 16 Sanno. Sidaas Wuxuu C.raxmaan Koronto ku Shaaciyey Dagalka uu ku leeyahay barta Xidhiidhka Bulshada ee Facebook isagoo arrintaas ka hadlaya Waxa uu Yidhi “Maanta (Shalay) ayaa iigu…

Read More

Telefishanka HCTV oo Hawada ka Maqan Arimaha loo Sibir Saarayo,Aamusnaanta Xukuumada Iyo Maamulka HCTV Iyo Mas’uuliyiinta Kililka 5aad oo ku dooday in Telefishankani ku Yaalo Goob aan Xasilooni ka Jirin

Hargaysa 21.June 2016 (SDN/QJ):- Maamulka Dawlad-deegaanka Soomaalida  Ethiopia ayaa sifo sharciga caalamiga ah iyo ka Somaliland-ba baalmarsan weerar uga qaaday Telefishanka HCTV oo ay gabi ahaanba hawada ka saareen ka dib markii ay dacwad ka dhan ah u gudbiyeen shirkadda laga leeyahay dalka Israel oo maamusha Satellite-ka Thai com 5, iyagoo ka dibaaqaya warbixinihii uu…

Read More

Iskeerse: Siyaasi U Samray Madaxweyne Siilaanyo Oo Uu 8 Sannadood Halgan Ugu Jiray Siduu Kursiga Dalka Ugu Sareeya Ugu Fadhiisin Lahaa Barnaamij Gaar ah DAAWO

Hargaysa 21.June 2016 (SDN/QJ):-Alle ha u Naxariistii waxa Doraad Magaalada Hargeysa lagu aasay Alle ha u naxariistee Marxuun Maxamed Cabdi Aadan (Iskeerse) oo ka mid ahaa Siyaasiyiinta Magaca leh ee Reer Somaliland. Marxuum Iskeerse oo 8 bilood ee u dambeeyay Xaalad Caafimaad-daro u jiifay Cisbitaalka Guud ee Magaalada Hargeysa, Waxaa ka qayb galay aas qaran…

Read More

Taariikhda Magaalooyinkii Ku Qarraqmay Badda Iyo Barnaamijka Xogta Dahsoon DAAWO

Hargaysa 21.June 2016 (SDN/QJ):-Waxa suurogal ah in in badan oo inaga mid ahi maqleen magaalada Atlantsee caanka ahaan jirtay ee la waayey taasoo ay liqday badweyntu, illaa maantana aan cidi helin welina ay socoto hawlihii baadhitaankeeda eek u saabsana halkii ay ku dambaysay, intii magaaladaa la baadhayayna, waxa la helay oo badda gunteda laga daah-qaaday…

Read More

“Xafiiska Xeer ilaalintu Wuxuu Ku Guul-dareystay Inuu Maxkamadda Hor-geeyo Wasiirka Arrimaha Gudaha Oo Aanu Ka Dacweynay..” Guddoomiyaha SOLJA

Hargeysa, 21 June, 2016-(SDN/QJ):– Guddoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA, ayaa Xeer ilaalinta Guud ee Qaranka ku eedeeyay inay ka gabbadeen inay Maxkamadda horgeeyaan Wasiirka Arrimaha gudaha oo SOLJA ka gudbisay Dacwad. Guddoomiyaha SOLJA Maxamuud Cabdi Jaamac (Xuuto) oo dood adag la dhex dhigay Xeer ilaaliyaha Gobolka Maroodi-jeex Mr. Mowliid, ayaa sheegay in Xafiiska Xeer…

Read More

Cuddurka Kansarka Oo Faro-baas Ku Haya Dadka Ku Nool Muqdisho, 174 Ruux Oo Bishii Koowaad Ee Sannadkan Oo Keliya La Dhigay Cisbitaallada & Waxyaabaha Loo Aaneynayo

Muqdisho, 21 June, (Himilo):– Dhakhaatiirta jaamacadda UNISO ee Magaalada Muqdisho, ayaa sheegay in kiisaska Cudurka kansarka ay soo bateen sanadkaan dalka gudihiisa. Dr Xuseen Abshir Xassan oo ah madaxa waaxda kansarka ayaa sheegay in 174 Ruux la dhigay Cisbitaal ku yaalla Muqdishi bishii January.   Wuxuu mid ka mid ah idaacadaha ku baxa afka Soomaaliga…

Read More

Soomaali Ka Barbar-dagaalamayey Kooxaha Islaamiyiinta Ah Oo Ku Dhintay Suuriya

Xalab, 21 June, 2016-(SDN/QJ):– Mid ka mid ah Dhallinyarada Soomaalida ah ee ka barbar dagaalamaya Kooxaha Islaamiyiinta ah ee Dagaalka kula jira Ciidammada Dawladda Suuriya, ayaa dhintay.   Ninkan Dhallinyarada ah oo la rumaysan yahay inuu ka mid yahay Soomaalida Jihaad-doonka ah ee ka haajiray Dalalka Reer Galbeedka si ay uga barbar dagaalamaan Kooxaha Islaamiyiinta…

Read More

Milgihii ay Mudnayd Xuska 26 June Maalintii Somaliland Xornimadeeda ka qaadatay Ingiriiska oo Maqaam Hoose Xukuumadu ugu Talo Gashay in lagu Xuso,Iyo Siyaasadaha Mugdiga Gelinaya Qadiyada Somaliland in la Gole Geynayo

Hargeysa, 20.June 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Fooda inagu soo Haysa Munaasibada 26 June oo ah Markii ay Jamhuuriyadda Somaliland Xornimadeeda ka qaadatay Boqortooyadii Ingiriiska 1960 oo haatan laga Joogo Mudo ku siman 56 Sannadood. Dhanka kale Maalintan oo ahayd dharaartii u horaysay ee Calan ay qaataan dadyawgii Somaliyeed ee shanta ahaa waxay Somaliland Mulki u heshay…

Read More

Muxaadiro Gilgishay Quluubta Bah’da Warbaahinta Somaliland oo Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun u Jeediyey DAAWO

Hargeysa 20,June 2016 –(SDN/QJ):- Sh. Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun ayaa muxaadaro gilgishay quluubta Suxufiyiintii kulanka goob-joogga ka ahaa ka jeediyay. Dhammaan Kelmidihii Saddexda maalmood waa kuwan, Daawasho wacan: https://www.youtube.com/watch?v=UPQjzHdwE1Y https://www.youtube.com/watch?v=Dfl5wiuv3KM

Read More

Tirada Dad Looga Shakiyey Ururka Al-Shabaab Oo Lagu Qabtey Xaafadda Boqol Iyo Kontonka Ee Hargeysa, Sida Hawl-galku U Dhacay Iyo Hubka Lagu Qabtay

Hargeysa  20,June 2016 –(SDN/QJ):-  Hawl-gal Ciidammada sida gaarka ah u Tababbaran ee loo yaqaanno RRU-du ka sameeyeen Xaafadda Boqol iyo Kontonka ee Magaalada Hargeysa ayay ku soo qabteen Saddex Qof oo looga shakisan yahay inay ka tirsan yihiin Kooxda Al-shabaab ee ka dagaalanta Dalka Soomaaliya.   Ma Jiro War Rasmiya oo ka soo baxay Ciidammada…

Read More

Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo oo Markii Kowaad Suxufi ku soo eedaysay dacwad ka dhan ah Barta uu ku leeyahay Shabakada Facebook

Hargeysa  20,June 2016 –(SDN/QJ):-Xukuumadda Madaxweyne Axmed Siilaanyo, ayaa markii ugu horaysay dacwad noo ceedu ku sucub yahay Suxufiyeenta ka hawlgala gudaha Somaliland ku soo oogtay Wariye Cali Mahdi Jibriil Xassan oo ka tirsan Weriyeyaasha ka hawl-gala Telifeeshanka Bulsho ee gudaha Somaliland ee magaalada Hargeysa. Wariye Cali Mahdi oo warbaahinta ugu waramayey magaalada Hargeysa, ayaa sheegay…

Read More