Webmaster

Deegaano ka Tirsan Gobolka Salal oo Lagu arkay Raadad ka Tirsan Ayax Iyo Qaylo dhaanta Wasaarada Beeraha

Hargaysa 22.June 2016 (SDN/QJ):- Wasaaradda Beeraha JSL ayaa ku dhawaaqday in raadadkii ayaxa lagu arkay meelo ka mid ah deegaano ka tirsan gobolka Salal. Wasiirka wasaaradda Beeraha Md iyo mas’uuliyiin wehelinayey oo kormeer ay ugu kuurgelayaan raadadka ayaxaasi ku tegay deegaanka Geerisa ee gobolka Salal ayaa Shabakada Qurbejoog u sheegay inay soo mareen ilaa todoba…

Read More

Jamhuuriyada Jabuuti oo Cadhadii ay ka qaaday Heshiiskii Somaliland Iyo DPW ugu Deeqday Puntland Taaga Maraakiibta soo Jiida & Dareenka Puntland DAAWO

Jabuuti 22.June 2016 (SDN/QJ):- Tan iyo intii ka danbaysay Heshiiskii dhex maray Somaliland iyo Shirkada Imaaraadka laga leeyahay ee Dubai World Port oo ay Jabuuti Colaad guun ah u Qabto ayaa waxaa qalabka Warbaahinta lagu qorayay Sida ay Jabuuti uga Xun tahay Heshiiskaas,Amuurtani Waxay keentay in Dawlada Jabuuti ayaa ku caawiso Maamul Goboleedka Puntland Taaga…

Read More

Qoyska Uu ka soo Jeedo Wariye Mukhtaar nuux , Cuqaasha Gabiley Ayaa Xukumada Itoobiya ka codsaday in Xoriyadiisa Lasoo Celiyo Wiilkooda DAAWO

Gebilay 22.June 2016 (SDN/QJ):- Iyadoo Maalintii Doraad ay Ciidamada Liyuu Boolisku ka Kaxaysteen Magaalada Xuduuda ku taala ee Tog Wajaale Shan Weriye oo qaab Shirqool ah ay ugu Yeedheen markii danbena ay u dhaadhiciyeen dhinaca xarunta dawlad deegaanka Somalida Itoobiya ee Jigjiga ayaa Waxay Xoriyadoodii u soo celiyeen afar weriye Halka ay la hadheen Weriye…

Read More

Magaalada Hargaysa oo ay buux dhaafiyeen Gaadiid loo bixiyay “ Hooyo Ha Tahriibin”

Hargaysa 22.June 2016 (SDN/QJ):-Shacabka Soomaliland oo usoo joogay musiibooyin tahriib oo aad u liita ayaa la yimid mid kamid ah talaabooyin muhiim u ah dhallinyaradooda si ay uga horjoogsanayaan inay Tahriibaan. Qorshahan cusub ayaa ah mid waaliddiintu caruurtooda ugu iibinayaan tagaasi (Taxi) ay ku shaqaystaan. Gaadiidkaan durba waxay heleen naanays loo bixiyay oo ah “ Hooyo…

Read More

Marwo Nuura Axmed Waris oo loo Magacaabay Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE ee 11 Gobol oo Waqooyiga Maraykanka ah

Hargaysa 22.June 2016 (SDN/QJ):- Marwo Nuura Axmed Waris oo ka mid ah qurba-joogga firfircoon ee reer Somaliland, ayaa dhawaan loo magacaabay inay noqoto Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE ee 11 Gobol oo Waqooyiga Maraykanka ah. Guddoomiyahay xisbiga KULMIYE ee waddamada Mareykanka iyo Canada Mr. Mustafe Cabdi Cartan ayaa u magacaabay Nuura Axmed Waris iyo Injineer Axmed Cabdi…

Read More

Jilaaga Waddanka India ee Salman Khan oo laga dalbaday raalli galin deg deg ah, markii uu ku hadlay hadal ay dhibsadeen malaayiin qof

Delhi 22.June 2016 (SDN/QJ):- Jilaaga caanka ah ee reer India,  Salman Khan ayaa laga dalbaday raalli galin deg deg ah kadib markii uu ku hadlay hadal ay dhibsadeen malaayiin qof. Mar uu hadlayay ayuu yidhi ‘’jadwalka jilitaanka filimadayda ama mashquulka iyo daalka I  haya wuxuu iga dhigaa sidii  gabadh la kufsaday oo kale’’. Waxaa laga…

Read More

Xaqiiqooyin Taariikheed oo Cabsi lahaa Iyo Barnaamijka Xogta Dahsoon DAAWO

Hargaysa 22.June 2016 (SDN/QJ):- Inkastoo dad badani aaminsan yihiin in is adoonsigii uu ka dhamaaday dunida ayaa hadana dadkii ugu badnaa ee la addoonsado waxa ay noolaayeen xiligan cahdigeenii aynu inagu soo joognay iyadoo tirade dadka la addoonsaday intii aynu enagu noolayn ay ka badan yihiin 27 milion oo qof. https://www.youtube.com/watch?v=lvJV65jFxak&feature=youtu.be

Read More

Fannaanada  Caanka ah ee Xabiiba Cabdilahi Balbalaaf  Maxay ka tidhi Somaliland?

Hargaysa 21.June 2016 (SDN/QJ):- Fannaanada caanka ah  ee Xabiiba Cabdillaahi Balbalaaf oo socdaal ku joogta  caasimadda Somaliland ee Hargeysa Ayaa dareenkeeda ka muujisay  waxyaabihii ugu yaabka badnaa ama soo jiitay, ee ay ku aragtay Somaliland gaar ahaan magaalada Hargeysa oo ay ku sugnayd dhawrkii maalmood ee ugu danbeeyey.   “kolka hore waxaan salaamayaa dhammaanba shacbiga…

Read More

Haloo Hiiliyo HCTV Drs Hoodo yusuf

HCTV wuxuu ka mid yahay warbaahinta ugu firfircoon uguna faano horaysa warbaahinta ku hadasha  Afka-soomaliga .  HCTV wuxuu ka mid yahay  TVyada sida wayn looga daawado gudo & dibedba  looguna jecel yahay. HCTV  waa TV madax-banaan oo  tebiya wararka xaqiiqada iyo runta ku salaysan. HCTV waxa dagaal ku haya  dhamaan talisyada faasidka ah ee ka taliya Geeska Afrika.Halkan waxa ku lifaaqan warqad uu qoray Wasiirka Warfaafinta ee…

Read More

Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo ku Dhaygagay Wasiirkii Hore ee Madaxtooyada Somaliland Md. Xirsi Cali oo ay si kedis ah u kulmeen

Hargaysa 21.June 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo oo Doraad ka qayb galay Aaskii Qaran ee loo sameeyay Alle ha unaxariistee Marxuum Maxamed Cabdi Iskeerse ayaa intii aaska lagu jiray si kedis ah ula kulay Wasiirkii hore ee Madaxtooyadda Somaliland Md Xirsi Cali Xaaji Xassan oo wax badan la soo kifaaxay islamarkaana…

Read More

Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo oo Kulamo Xod-Xodosho ah la Bilowday Xildhibaano ka Tirsan Aqalka Wakiiladda Iyo Wefti Wasiiro ah oo ku sii Jeeda Dubai si loo dhamaystiro Heshiiska DPW

Hargaysa 21.June 2016 (SDN/QJ):- Xukuumadda ayaa bilawday dhaq dhaqaaqyo ay ku baadi goobayso inay Kalsooni uga hesho Goleyaasha baarlamaanka heshiiska hordhaca ah ee ay la soo gashay Shirkada Imaaraatiga ah ee DP-World ee Wareejinta Dekedda Berbera, waxaana durba bilaabmay kulamo hoose oo uu Wasiir waliba kalsooni uga raadinayo Xildhibaanada Kaga jira Baarlamaanka Gobolka ama deegaanka…

Read More