Webmaster

Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland oo Soo Kormeertay Karashar ay Dawlada Hoose ee Hargaysa Wax kaga qabanayso Burburka Wadooyinka DAAWO

Hargeysa 20,June 2016 –(SDN/QJ):-Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Aamina Sheekh Maxamud Jirde “Aamino Waris’’ isla markaana Xubin ka ah Gudida Bilicda Caasimada Hargaysa ayaa Kormeer ku soo martay Karashar ay Dawlada Hoose ee Caasimadu Wax kaga qabanayso Burburka Jidadka Caasimada . https://www.youtube.com/watch?v=fVHc6sHQdOg

Read More

Xisbiga Waddani oo Degmada Sallaxley Gaadhsiiyey Barnaamijka Bisha Ramadaan ee La Afur Xisbiga Waddani DAAWO

Hargeysa 20,June 2016 –(SDN/QJ):-Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa Magaalada Hargaysa iyo Qaar ka Mid ah Magaalooyinka Waaweyn ee Dalka Waxa uu ka Wadaa Barnaamij uu ugu Magac daray la Afur Xisbiga Waddani Waxaana Deegaamada ugu danbeeyay ee uu ka fuliyey ka mid ah Magaalada Sallaxley ee Gobolka Maroodijeex,Isagoo Kaalmo Raashin ah Gaadhsiiya dadka danyarta…

Read More

”Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo Duco iyo Habaar Midna Ma Ogola” Kaftanka Siyaasada iyo Weriye Cali Xaraare DAAWO

Minnesota, 20.June 2016 (SDN/QJ):- Ducadiina Dadbaa Lagu Xidhay Oo Ilaa Imika Duco u Xidhan iyo Habaarkiina Waxay Culimada Ka Codsadeen In Laga Daayo. Kolkaa Xaalku Wuxuu Marayaa Duco iyo Habaartoona Uma Baahnin. Hadaba Wariye Ali Harare Muxuu Ka yidhi DUCADA & HABAARKA. Daawo Kaftanka Siyaasada iyo Saxafiga Wayn Cali Xaraare.

Read More

Xukuumadda Oo Lagu Eedeeyay Inay Garan-weyday Inay Cisbitaal Geyso Afhayeenka Dhallinyarada WADDANI Oo Ku Dhex Xanuunsanaya Saldhigga Dhexe Ee Hargeysa

Hargeysa  20,June 2016 –(SDN/QJ):-  Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa mar kale ka hadlay Xadhig Xukuumaddu u geysatay Afhayeenka Garabka Dhallinyarada ee WADDANI Maxamed Sidiiq Dhamme iyo Dhallinyaro kale oo ka soo jeeda Gobolka Saaxil, kuwaasi oo Xadhiggooda loo cuskaday inay si khaldan uga hadleen Heshiiska Maal-gelinta Dekedda Berbera.   Afhayeenka Guud ee Xisbiga WADDANI…

Read More

Xisbiga KULMIYE oo Agab ciyaareed ku wareejiyey 12 kooxood oo ka dhisan Gobolka Gabiley

Gebilay 20,June 2016 –(SDN/QJ):-Xisbul-xaakimka haya talada Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE, ayaa qalab ciyaaraha Kubadda Cagta ah ku wareejiyey kooxaha ka qaybgalaya tartanka bisha Ramadaan ee ka socda magaalada Gabiley. Wefti ballaadhan oo isugu jira hoggaanka xisbiga KULMIYE iyo masuuliyiinta Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland oo uu hoggaaminayo Guddoomiye-ku-xigeenka koowaad ee xisbiga oo tagay magaalada Gabiley…

Read More

Aqoonyahan Jaamac Jiir Oo Baaq Nabadeed U Diray Beelaha Colaaddu Ku Dhexmartay Deegaanka Yeyle

Hargeysa, 20.June 2016 (SDN/QJ):- Aqoonyahan Jaamac Cilmi Siciid (Jaamac Jiir) ayaa Baaq nabadeed u diray Beelaha colaaddu ku dhexmarayso deegaanka Yeyle oo ka tirsan gobolka Sool, waxaanu ugu baaqay inay joojiyaan collaada wixii dhexyaalna ku dhamaystaan wada-hadal. Aqoonyahan Jaamac Jiir waxa uu tacsi u diray qoysaska iyo ehelada dadka ilaa hadda la weriyay inay colaadaas…

Read More

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay oo Booqday Jasiirada Giriiga ee Lesbos kuna baaqay in la Ilaaliyo Xuquuqda Muhaajiriinta

Lesbos  20,June 2016 –(SDN/QJ):-Xog-hayaha QM Ban-ki-Moon oo booqday jasiirada Lesbos ee dalka Giriigga ayaa sheegay in dhibaatada qaxootigu aysan weli dhammaan asagoo isla markaa ku baaqay in qaab baniaadminimo arinkaa loo wajaho qaarada Yurub oo dhan. Lesbos ayaa ah mee1 ka mid ah meelaha qaxootigu kasoo galo Yurub. Wuxuu Ban-ki-Moon kula dardaarmay dadyowga dalalka Yurub…

Read More

Afrika: Deeqaha Midowga Yurub Ma Waxay Ku Xidhan Yihiin Joojinta Tahriibayaasha?(Faallo)By Rebecca Rosman

Hargeysa, 20.June 2016 (SDN/QJ):- Qorshihii la shaaciyey todobaadkan badhtamihiisii eek u aadanaa inay dalalka Afrikaanku joojiyaan tahriibayaasha dalalkooda ka imanaya, taa bedelkeedana ay Midowga Yurub kaalmo dhaqaale siiyaan ayaa loo arkaa in uu yeelan karo xumaan iyo samaan labadaba. Sanadkii ina dhaafay oo keliya ugu yaraan hal million oo qaxooti iyo tahriibayaal dhaqaale doon ah…

Read More

Colorado : Hooyo Libaax ka Badbaadisay Wiil ay Dhashay oo uu  Cuni Lahaa

Washinton June 20, 2016 (SDN/QJ):- Haweeney ku nool gobolka Colorado ee dalka Maraykanka ayaa ka badbaadisay wiilkeeda oo 5 jir ah libaax cuni rabay, sida ay sheegeen saraakiisha gobolkaasi. Haweeneyda ayaa maqashay qeylo ka yeedheysa bannaanka gurigeeda oo ku yaalla meel u dhow magaalada Aspen, waxaana ay aragtay libaaxa oo kusoo booday wiilkeeda, ka dibna…

Read More

Taxanihii Qisaska Nolosha iyo Tusmadii Xusuus Qor Dhakhtar Ilkood Kala Soco Qurbejoog.com “Rumee Riyada Nolosha” {DHAGAYSO}

Hargaysa 19.June 2016 (SDN/QJ):- Waa Qormadii Taxanaha ahayd ee Xusuus Dhakhtar Ilkood oo ay inoo Soo diyaariso Drs Hibaaq C.raxmaan Buubaal oo ah Dhakhtarad Aqoon durugsan u leh Xanuunada Ilkaha kana Shaqaysa Magaalada Hargaysa. Waxay Taxanahan inoogu soo bandhigaysaa Khibrad ay ka heshay Mudadii ay ka shaqaynaysay Mihnada dhakhtarnimo,Waxaana si Joogto ah Taxanahan idiinku soo…

Read More

Maamulka Togdheer oo ka hadlay Qaxooti ka soo barakacay deegaankii Xasuuqu ka dhacay ee Jaamac Dubbad ee Gaashaamo iyo Wiil Dhalashada Ingiriiska Wata oo ka Badbaaday Halka Hooyadii lagu dilay DAAWO

Burco 19.June 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Gobolka Togdheer Maxamed Ibraahim (Qabo), ayaa faahfaahin ka bixiyey Qaxooti ka soo baracay deegaanka Jaamac Dubad oo ka tirsan degmada Gaashaamo ee dalka Itoobiya oo dhawaan ciidamada dalkaasi xasuuq ugu gesteen dad Shacab ah oo carruur iyo haween ku jiraan. Guddoomiyaha Gobolka Togdheer oo ka soo laabtay socdaal isaga iyo…

Read More