Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo Dareen Sas ka Muuqdo kaga Jawaabay ku Soo Biirista Prof Samatar ee Xisbiga Kulmiye Iyo Gudoomiye Biixi oo Iftiimiyey Heshiiska Kulmiye Iyo Prof Samatar SAWIRO/DAAWO
Boorama 15.June 2016 (SDN/QJ):- Xisbal-xaakimka Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE, ayaa madal la ilyartu is-qabatay ugu fooladeeyey aqoonyahanka ah caanka ah ee Prof. Axmed Ismaaciil Samatar oo si rasmi ah ugu biiray xisbiga maanta. Xaflad ballaadhan oo lagu qabtay huteelka cusub ee SAW ee magaalada Boorama ee xarunta Gobolka Awdal, kana qaybgaleen hoggaanka sare ee xisbiga…
