Webmaster

Somaliland Wasiir Ku-xigeen Wasaaradiisu u Dalacsiisay Wasiirul Dawle Aanu Madaxweynuhu Magacaabin

Hargaysa 17.April 2016 (SDN/QJ):- Wasiir Ku-xigeenka Amniga ee wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Muuse Diiriye, ayaa maalmihii u dambeeyay loo cumaamaday xil aanu madaxweynuhu u magacaabin oo ah Wasiirul dawlaha amniga ee wasaaradda daakhiliga. Xilkan ayaa markii u horeysay laga maqlay 13/4/2016 ka dib markii  qoraal ka soo baxay wasaaradaasi oo uu ku saxeexnaa afhayeenka…

Read More

Dhalinyaro reer Boorama ah oo Bah-dilaad u gaystay calanka iyo Qaranimadda Somaliland iyo Ciidamada Bilayska Somaliland oo Waajibkooda ka gutay DAAWO

Borama 17.April 2016 (SDN/QJ):- Muuqaalo layaableh oo aad loogu bahdilay Jiritaanka Qaranimadda Somaliland oo laga duubay Kooxo Dhalinyaro reer Boorama ah ayaa shalay lagu baahiyay Baraha Bulshadda ku xidhiidho,waxaana sida la sheegay mid ka mid ah kooxdaasi dhalinyarta ah xabsiga u taxaabay Ciidamada Bilayska Magaalada Boorama iyagoo intii kalena ku daba jira soo qabashadooda ,waxa…

Read More

Hal abuurka Keeno-diidka ah Cabdi-Qays Oo Markii U Horeysay Ka Sheekeeyey Hoggaaminta Madaxweyne Siilaanyo & Xusuuso Shucuur Leh Oo Ay Isla Soo Mareen Muuse Biixi DAAWO

Hargaysa 17.April 2016 (SDN/QJ):- Abwaan Cabdi Aadan Xaad (Cabd-Qeys) oo kamid ah rukummada Foollaadka u ah fanka bulshada Soomaalida ayaa markii u horeysay laga waraystay arrimo la xidhiidha dareenkiisa ku wajahan dib ula soo noqoshada madax banaannida dalkan Jamhuuriyadda Somaliland iyo sida uu u arko hoggaaminta madaxweyne Siilaanyo oo uu sheegay in uu ku bogaadinayo…

Read More

Hay’ada Cunnada Aduunka FAO oo Sheegtay In Caawinayso Dadkii Ay saameynta Taban ku yeelatay Abaartii ka dhacday Somaliland 

Hargaysa 17.April 2016 (SDN/QJ):- Hay’ada Cunnada aduunka FAO ayaa sheegtay in ay caawinayso 6000 (Lixdan kun )  qoys oo ay xoolihii iyo beerihii kaga dhamaadeen abaaraha iyo roobabka ka jiray Gobolo ka mida Somaliland.   Hay’adu waxaa kale ee  ay sheegtay in ay  xoolo siinayaa  dadkaasi xoolahooda ku waayay abaartii dalka ka jirtay, waxaa kale…

Read More

Xukuumada Somaliland Oo Baabuur Ambulance ah Gaadhsiisay Magaalada Bali-gubadle DAAWO

Balli-Gubadle 17.April 2016 (SDN/QJ):- Wafi balaadhan oo ka socda Xukuumada Somaliland ayaa sidiiran loogu soo dhaweeyey magaalada Bali-gubadle ee xarunta Gobolka Hawd Masuuliyiintan ayaa iskugu jirey Wasiiro Wasiir ku xigeeno iyo masuuliyiin kale . Waftigan ayaaa magaalada Bali-gubadle soo gaadhsiiyey Baabuur Ambalance ah iyo Deeq Dawo ah Waftigan ayaa intii ayna soo gaadhin magaalada Bali-gubadle…

Read More

Wasaarada Hawlaha Guud oo Heegan Galisay Hay’ada Horumarinta Wadooyinka Somaliland

Hargaysa 17.April 2016 (SDN/QJ):- Wasaarada hawlaha guud iyo Guryeynta Somaliland ayaa heegan galisay haayada wadooyinka Somaliland kadib markii roobabka Gu’gu ay dhibaatooyin u gaysteen Wadooyinka. Wadooyinka qaar ayaa waxaa jaray daadadka kasoo rogmada biyaha roobka gu’ga oo maalmihii dambe aad uga da’ayay Somaliland waxaana uu waxyeelo soo gaadhsiiyay wadooyinka isku xidha Gabiley iyo Wajaale, Beebkii…

Read More

Dawlada Somaliland oo Sheegtay inay Dagaal adag la Galayso Jaamacadaha dalka ka Jira oo ay ku Sifaysay Meherado Ganacsi

Burco 17.April 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Somaliland Mudane Cabdilaahi Ibraahim Habane (Cabdilaahi Dheere) oo dorraad Kulan kula Qaatay Magaalada Burco Masuuliyiinta Wasaaradda Waxabarshada Ee Gobolka Togdheer Iyo Dawlada Hoose Ee Degmada Burco ayaa waxa uu Daaha Ka Fayday Inuu Dagaal Adag Kula Jiro Jamacadaha Dalka oo uu Ku Tilmaamay In Waxabarshadoodu aad u liidato…

Read More

Khatarta Dooxyada Waaweyn ee Somaliland iyo Xili Roobaadka iyo Hakadka ay amuurtaasii ku Keentay dadkii Isaga kala Gooshayay Gobolada

Hargaysa 17.April 2016 (SDN/QJ):-Roobab Aad u culus ayaa maalmihii u dambeeyay ka da’ayay Guud ahaan Somaliland gaar ahaan Gobolka Gabiley,waxaanay roobabkaasi daadadkii ay soo rogeen Reer Gabiley u gaysteen khasaare aad u culus,iyadoo Shalay Galinkii hore Cisbitaalka Magaalada Gabiley la keenay meydka Wiil Qaan-gaadh ah oo laga soo helay Meel cidlo ah oo daadkii Roobkii…

Read More

Suxufiyiin Reer Sudan ah oo Booqday Biyo Xidheenka cusub ee Itoobiya. Maxayse Ku Arkeen?

Addis Ababa 17.April 2016 (SDN/QJ):- Xubno oo ka tirsan Suxufiyiinta Dalka sudan oo booqday Biyo xidheenka cusub ee Dalka itoobiya ayaa sheegay in booqashadoodu kaalin ka qaadatay sidii ay u fahmi lahaayeen xaalada waaqiciga ah ee biyo xidheenkaasi. Ka dib markii ay suxufiyiintaasi indho-indheeyeen mashruucaas balaadhan ayaa waraysi ay siiyeen wakaalada wararka Itoobiya ee ENA…

Read More

Nigeria: Koboca Dakhliga aan Shidaalka ahayn oo Kaabis u Noqday Qiimo dhaca Shidaalka

Nigeria  17.April 2016 (SDN/QJ):-Dalka Nigeria oo rajaynaya in dakhliga uga soo xerooda wax soo saarka aan shidaalka ahayn uu labanlaabmo sanadkan ayaa wadankan oo soo saara shidaalka ugu badan ee Qaaradda afrika waxa uu doonayaa in faa;iidadaasi kaabis dhaqaale uga noqoto cadaadiskii kaga imanayey qiimo dhaca shidaalka ee suuqyada caalamiga ah. Madaxweyne Muhammadu Buhari ayaa…

Read More

Baanka Adduunka: Dhaqaalaha Afrika ma samaynayo kobocii Laga Filayey 2016.

Hargaysa 17.April 2016 (SDN/QJ):- Bankiga Adduunka ayaa hoos u dhigay kobocii dhaqaale ee sanadkan 2016 laga filayey dalalka saxaaraha ka hooseeya ee Qaaradda Afrika , isagoo  Bankigu hadda saadaaliyey in kobocu ku ekaan doono 3.3%, halkii bishii Oktober 2015 la sii saadaaliyey in dhaqaalaha qaaradda afrika uu sanadka 2016 samayn doono korodh 4.4% ah. Isbedelkan…

Read More

Wasiirka Warfaafinta Somaliland Oo Kafishay Dheelitir La’aantii Daadihiyihii BBC-da Ee Doodii Shalay

Hargaysa 16.April 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigalinta Somaliland Cismaan Cabdilaahi Saxardiid (Caddaani),ayaa madaxda Soomaaliya u caddeeyay in qaddiyada Somaliland aanay ahayn mid laga gorgortami karo, isagoo ugu baaqay madaxda inay laabta ka jaraan Somaliland oo ah dal rubuc qarni ka hor ka tashaday Midowgii aan sharciyadda ku dhisnayn ee ay Somaliland la gashay…

Read More

Xildhibaanada Xisbiga Kulmiye ugu Jira Golaha Wakiiladda oo ka Dareeray Fadhigii Maanta ee Golahaasi Iyo Sababta Keentay DHAGAYSO

Hargaysa 16.April 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaanada Golaha Wakiilada ee xisbiga Kulmiye ayaa maanta ka dareeray fadhigii lagu ansixin lahaa mooshin sharci oo madaxtooyadu golaha u soo gudbisay kaasoo saamaxaya in diiwaangalinta codbixiyeeyaasha la dhameystiri karo 6-da bilood ee doorashada ka horaysa gudahood halka markii hore ay aheyd in diiwaan galintaasi la hirgaliyo 6 bilood doorashada ka…

Read More

“Toddobaadkii hore waxa aan joogay Somaliland, oo ku taalla geeska Afrika, halkaas oo ay ka jirtay abaar aad u ba’an oo khatar ugu jirta in ay macaluul sababto” Xildhibaan Diana Abbott

Hargaysa 16.April 2016 (SDN/QJ):-  “Toddobaadkii hore waxa aan joogay Somaliland, oo ku taalla geeska Afrika, halkaas oo ay ka jirtay abaar aad u ba’an oo khatar ugu jirta in ay macaluul sababto” Ereyadaas bani’aadamnimo waxa ku bilowday maqaal ay xildhibaan Diana Abbott ka qortay saamaynta xun ee ay abaaruhu u yeesheen Somaliland. Xildhibaan Diana Abbott…

Read More

Madaxtooyadda Somaliland oo si adag u difaacday Qorshaha Sharciyada Dhimista Kharashaadka ku Jira Miisaaniyada 2016

Hargaysa 16.April 2016 (SDN/QJ):- Afhayeenka Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland, Cabdiraxmaan Sheekh Cilmi Faahiye (Shamax) oo waraysi gaar ah siiyey wargeyskan Geeska Afrika ayaa si adag u difaacay wareegtadii uu Madaxweyne Siilaanyo ka soo saaray dhimista kharashka ku jiray Miisaaniyadda Qaranka ee Sannadkan 2016ka. Afhayeenu waxa uu diiday in go’aankani ahaa mid lagu degdegay, isaga oo sharraxay…

Read More