Webmaster

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo Maanta Xafiiskiisa Ku qaabilay Wefti ka socda FAO SAWIRO

Hargaysa 16.April 2016 (SDN/QJ):- Madaxwayne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaacii (Saylici) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley wakiilka Somaliland iyo Soomaaliya Mr Richard Trenchard ee Hay’adda Cuntada iyo Beeraha ee Qaramada midoobay (FAO). Madaxwyene ku xigeenka waxa kulanka ku weheliyey, Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Mudane Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse), wasiirku ku xigeenka Xanaanada…

Read More

War murtiyeed Xisbiga Waddani kaga hadlay Xaalada Dhallinyarada Somaliland Akhriso/DAAWO

Hargaysa 16.April 2016 (SDN/QJ):- Garabka dhallinyarada heer-qaran ee xisbiga WADDANI, wuxu walaac xoog leh ka muujinayaa xaaladda ay ku sugan yihiin dhallinyarada Somaliland oo  muddooyinkii danbe si aad ah uga tahriibaayey wadanka, ka dib shaqo la’aan baahsan, qaraabo-kiil  iyo daryeel-la’aan ay kala kulmeen xukuumadda talada dalka haysa ee Kulmiye. Xisbiga WADDANI, mar walba isaga oo…

Read More

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid oo soo dhawayn balaran logu sameyey Gegida Diyaaradha ee Hethrow Airpot iyo Tageerayaal Mug ku leh Wadankan Uk oo ku soo biiraya

London16April16(SDN/QJ)Madaxda Xisbiga Ucid ee Uk oo soo dhawayn balaran u Sameyey Gudoomiyaha Xisbiga Ucid  Eng Faisal Ali waraabe iyadoo halkaa taageerayaasha xisbig si heer sare ah ugu soo dhaweyeen Garabyada Haweenka Dhalintayarada iyo .Xoghayeha guud ee xisbiga Ucidd  Mudane Yusuf Googooye , XoghayeArimaha Dibada  Mohamed Mohamed-Aar Abdillahi Xoghaye Rashiid ,Xoghayha Siyaadada ee Xisbiga Ucid Abokor…

Read More

Xeer Ilaalliyaha guud Ee Gobolka Hargeysa Oo Sheegay In Uu Joojiyey Baadhista Dacwad Uu Guddoomiyaha Maxakamadda Maroodijeex Ka Aqbalay Ururka SOLJA

Hargeysa April 15,2016(SDN/QJ)-Gudoomiyaha ururka suxufiyiinta somaliland ee SOLJA Maxamuud Cabdi Jaamac Xuuto ayaa shaacieyy  in maxkamada gobolka maroodi jeex ka aqbashay dacwad ka dhan ah wasiirka arrimaha gudaha somaliland Cali Maxamed Warancade oo ururku u gudbiyey maxkamada. Gudoomiye Xuuto oo maanta la hadlay warbaahinta ayaa waxa uu sheegay inay ku guulaysteen in maxkamadu gobolku aqbasho…

Read More

Aqooyahan Fawsi Xaaji Yusuf xoghayahii hore ee waxbarashada ee xisbiga Ucid oo Casho sharaf ku maamusay Maamulaha Madaarka Hargaysa

London15April16(SDN/QJ) Aqooyahan Fawsi Xaaji Yusuf xoghayahii hore ee  waxbarashada ee xisbiga Ucid oo Casho sharaf ku maamusay Maamulaha Madaarka Hargaysa Maxamed Yusuf casha sharaftan oo ka soo qayb galeen waxgaradka iyo ururada bulshada ee reer somaliland ee ku dhaqan Uk . soo dhawayntan oo ka dhacday galbeedka london ayaa waxa Maamulaha Madarka hargaysa uu uga war…

Read More

Guddida Doorashooyinka Qaranka oo soo gabagabeeyay diiwaangalintii Gobalka Saaxil ka socotay mudo 28 maalmood ah

Berbera April 13,2016(SDN/QJ)-Xubno ka socday guddida komishanka qaranka oo ay horkacayaan Gudoomiyaha KDQ Eng. Abdiqaadir iimaan, komishaneer cabdiraxman Cismaan Sagal iyo komishaneer Kaltuun Sh. Xasan oo ay wehelinayaan xubnaha komishanka qaranka ee heer gobal ayaa manta oo bishu tahy 09/04/2016 xaflad lagu qabtay Jaamacada Bada ee Berbera ku soo afmeeray diiwaangalintii codbixiyaha gobalka Saaxil ka…

Read More

Abdi Warsame Oo Dhaqaale u Qoondeeyey Xanuunka Autism Ee Somaalida Saamaynta ku leh

Minneapolis April 13,2016(SDN/QJ)- Gudoomiyaha degmada 6-aad ee magaalada Minneapolis, mudane Abdi Warsame ayaa maalgeliyey mashruucyo wacyi-galin ah looguna talagalay xanuunka Autismka ee faraha ba’an ku haya caruurta Soomaaliyeed. Xafiiska Degmada 6-aad ee Minneapolis ayaa taageero siin doona Hay’ada (Somali Autims Parent Network). Wuxuu kale oo gudoomiyuhu maal-galin doona barnaamijyo kale oo wacyi-galin ah lana xiriirta…

Read More

Allaylehe, Waa Lakala Soocmay!

Saddex iyo afar iyo shan toonna maaha. Degaan iyo 4.5-na, waa ii dameer iyo labadii daan oo aniga shaqadayda maaha. Labaase loo kala baxay. Labo! Waxaa marar badan laynoo soo sawiraa magaalooyin Soomaaliyeed ooy ka muuqdaan daara dhaadheer oo qurxoon iyo ifayaal midabyale ood hebeenkii ku indha sarcaadeysid. Maalqabeennaa soo baxay malaayiin doolar jirjirka ula…

Read More

Somaliland”Nama Khuseeyo Shirka Muqdisho Somalia uga Qabsoomay” Bayaanka Xukuumada Somaliland DAAWO

Hargaysa 13.April 2016 (SDN/QJ):-Xukuumadda Somaliland ayaa ka soo horjeestey go’aamadii ka soo baxay shirkii Hoggaamiyaasha Madasha Qaran ee Muqdisho ka dhacay, kaas oo ay ka soo baxeen qodobo ka hadlaya Xildhibaanada u dhashey Somaliland sida loo soo xulayo. Wasiirka Warfaafinta Somaliland Cismaan Saxardiid Caddaani oo saxaafadda kula hadley xarunta wasaaradad Warfaafinta Somaliland,ayaa sheegay inaanay khusayn arimaha lagaga…

Read More

Daawo barnaamijki xulashada todobaadka Waxana ka mid ah qodobada todobaadkan madaxwaynaha oo shacbiga la’hadlayiyo maamulaha madaarka Hargeiysa waraysi ka siiyay shir caalamiya oo u london ka ga qayibgalay

London13April16(SDN/QJ) Daawo barnaamijki xulashada todobaadka Waxana ka mid ah qodobada todobaadkan madaxwaynaha oo shacbiga la’hadlayiyo maamulaha madaarka Hargeiysa waraysi ka siiyay shir caalamiya oo u london ka ga qayibgalay iyo qodobokale. Daawasho Wacan

Read More

Midowga Baarlamanka Carabta oo Taageeray Go’aamada Shirkii Wada Hadalada Somaliland Iyo Somalia ee London kana Hadlay Xaalada abaaraha

Hargaysa 13.April 2016 (SDN/QJ):- Shir-madaxeedka baarlamannada Carabta oo salaasadii shalay 12kiiAbriil lagu soo gabagabeeyey magaalada Qaahira ee xarunta dalka Masar ayaa go’aamadii laga soo saaray oo loo bixiyey, “Baaqa Qaahira” waxaa ka mid ahaa in ay soo dhoweynayaan isla markaana taageerayaan go’aamadii ka soo baxay wada hadalladii Somaliland iyo Soomaaliya ay sannadkii 2012ka ku yeesheen…

Read More