Webmaster

Warbixin aad u xiiso Badan Iyo Jaziirad Ku Taala Somaliya Oo Dadka Ku Nooli Badda Dabaal Uga Gudban Si Ay Nolol & Waxbarasho U Helaan iyo Khataraha Deriska la ah DAAWO

Garowe 18.April 2016 (SDN/QJ):- Tani Waa Jasiirad ku Taala Dalka Somalia Waxay dadka ku nooli Nolol Maalmeedkooda u raadsadaan Badweynta Hindiya ee Ku Xeeran Maalin kasta Wuxuu Qofkastaa Naftiisa Geliyaa Biime. https://www.youtube.com/watch?v=r4jGxuEDFbI

Read More

Hargeysa: Xaafadda 150-ka Oo Ay Go’doomiyeen Biyo Marinkoodii Xerta Timo-weyntu Xidheen DAAWO

Hargaysa 18.April 2016 (SDN/QJ):- Xili uu Deegaanada Somaliland ka curtay Raxmaadka eebbe ee Gu’ga ayaa waxaa soo baxaya Fayo dhawr la’aan ka taagan Caasimada dalka ee Hargaysa,Taas oo Marka la eego Sida ka Muuqata Muuqaalkan Muujinaysa in Cid Gaar ahi ay Duulaan ku tahay Saxada Bulshada Tirada badan ee ku Nool Xaafadan. Dadweynaha ku dhaqan…

Read More

Wasiirka Hawlaha Guud oo Kormeer ku Tegay Jidka isku Xidha Hargaysa iyo Dilla iyo Khasaaraha ka soo Gaadhay Raxmaadka Eebbe DAAWO

Gabilay 18.April 2016 (SDN/QJ):-WasiirKa Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Guriyanta Mud. Cali Xasan Maxamed iyo Wafti Balaadhan Oo Uu Hogaaminaayo ayaa Kormeer Shaqo Ku Tegay Gobolka Gabilay si Uu ugu Kuur Galo Khasaaraha Roobabkii Gu’gu soo Gaadhsiiyeen wadooyinka Isku Xidha Goboladda Maroodi Jeex Iyo Gabilay.

Read More

Maxaa Ka soo Baxay Shir Laba Geesood ah oo dhex maray Wasiirka Khayraadka Biyaha iyo Gudida Midnimada Gobolka Sool? DAAWO

Laascaanood 18.April 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Khayraadka Biyaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Socdaal Shaqo ku Jooga magaalada Laascaanood ayaa Kulan balaadhan oo lagaga arrinsanyo adkaynta Nabadgalyada iyo u diyaar garowga Hawsha Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha Waxa uu la Yeeshay Gudida Midnimada Gobolka Sool.

Read More

Xukuumadda Dhexe iyo Dawlada Hoose ee Hargaysa oo Markii Kowaad isku Haysta Lahaanshiiyo Dhul

Hargeysa, 18 April, 2016-(SDN/QJ): – Masuuliyiinta Wasaaradda dhallinyarada, ciyaaraha iyo dalxiiska Somaliland, ayaa difaacay si adagna u hor istaagay dhul garoon kubadda cagta ah oo ku yaala degmada Axmed dhagax, gaar ahaan dhanka galbeed ee Masalaha, kaas oo uu si sharci darro ah birrihii garoonka uga furtay seesna ku wareejistay xildhibaan Saleebaan Dogox oo ka…

Read More

Baarlamanka Soomaaliya oo Dhaliil adag u soo Jeediyay Maamul Goboleedka Puntland DHAGAYSO

Muqdisho 18.April 2016 (SDN/QJ):- Qaar kamid ah mudanayaasha baarlamanka dawlada federalka Soomaaliya oo maagaalada muqdisho caasumada Soomaaliya shirjaa’id ku qabtay ayaa eedayn u soo jeediyey maamulka Puntland kadib rabshado ka dhashay qaraxii ka dhacay magaalada Gaalkacyo. Xildhibaanadan oo tiradoodu gaaraysay ilaa 45 ayaa sheegay inay rabshadahaas ka dhaceen magaalooyinka Gaalkacyo,Galdogobo,Buurtinle iyo Garowe dhamaana lagu bartilmaansaday…

Read More

Dunnida Reer Yurub: Hooyadaa Maamusha Dhaqaalaha Qoyskeeda, Awoodna U Leh Inay Guriga Ka Caydhiso Carruurteeda Aabahood !!

Sweden, 18 April, 2016-(SDN/QJ) :– Qoysaska Soomaalida ah ee ku dhaqan Dalalka Qaaradda Yurub, ayaa waxa dhibaato ka haysataa dhaqanka Dalalkaasi oo ay badankoodu ku tageen Qoxooti-nimo, waxaana inta badan Hooyooyinka iyo Aabayaasha soo kala dhex gala khilaafaad salka ku haya Maamulka Qoyska, maaddaama oo Shuruucda Qoysaska ee Dalalkaasi Awoodda ugu badan siiyaan Hooyada. Haddii…

Read More

(DAAWO) Ciyaartow Dhameystiran Kulankii Sergio Aguero Iyo Chelsea premier League (Jaahuur)

London-Apr-17-2016-(SDN/QJ) Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta ku eegeynaa ciyaar ka tirsaneyd horyaalka Ingiriiska,waxaana foodda isla galey labada naadi ee aan rajada ka lahayn inay hantiyaan koobkan waa Man City iyo Chelsea. Man City waxay u soo baxdey (semi Final-ka) koobka Yurub waxayna isku naf bixidoonaan Real Madrid haddaba daawo sidey u karbaashtey Chelsea. W/Q Jaahuur…

Read More

Somaliland: Ha’yad Laga Leeyahay Kuwait Oo 2000 Oo Qoys Siinaysa Raashin ku Filan

Hargaysa 17.April 2016 (SDN/QJ):- Madaxwayne ku xigeenka  Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane.  Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa xafiiskiisa kula kulmay wefti ka socda Urur samafala kana socda dawladda Kuwait. Sida lagu Sheegay Warsaxaafadeed uu ku Saxeexan yahay afhayeenka Madaxtooyada C.raxmaan Sheekh Cilmi Faahiye Shamax Waxaa Madaxweyne ku xigeenka ku weheliyeen xubno ka tirsan guddida heer qaran ee abaaraha,…

Read More

Xeerka Diwaangalinta Codbixiyayaasha oo buuq ka Abuuray Golaha wakiilada oo la Ansixiyay

Hargeysa 17, April,2017 (SDN/QJ)-Xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland ayaa maanta Ansixiyay wax ka badal lagu sameeyay Xeerka Diwaangalinta Codbixiyayaasha. Xeerkan  Diwaangalinta Codbixiyayaasha ayaa markii Sheegayay  in Diwaangalinta Codbixiyayaasha lagu dhameeyo lix bilood doorashada ka hor, waxaana imika laga dhigay in diwaangalinta codbixiyayaasha la diyaariyo lix bilood gudaheed intaan doorashada la gaadhin. Ansixinta xeerka Wax ka badalka…

Read More

Garabka Murashax Jamaal Cali Xuseen oo Si Rasmi ah Maanta u Gudbiyey Dacwad ka dhan ah Gudoomiye Faysal DAAWO

Hargaysa 17.April 2016 (SDN/QJ):- Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Aqoon yahan Jamaal Cali Xuseen iyo Gudoomiye Ku Xigeenka Sadexaad ee Xisbiga Ucid Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf ayaa maanta dacwad ka dhan ah Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Waxay u Gudbiyeen Gudida Diiwaangelinta Ururada Siyaasada iyo Ansixinta Xisbiyada Qaranka. Dacwadan…

Read More

Xoghayaha Guud ee Xisbiga Ucid oo xaflad baladhan oo soo dhawayna loogu qabtay Bariga London iyo Gudoomiye Faysal oo ka soo qayb galay Daawo Sawiro

London17April16(SDN/QJ)Waxa galbeedka london lagu qabtay xaflad aad u heer saraysa oo soo qaban qabiyeen Tagerayasha xisbiga Ucid laanta Uk xafladan oo lagu soo dhawaynayey Xoghayha Guud ee Xisbiga Ucid Yusuf Ibraahim Googoye.Xafladan ayaa waxa ka soo qayb galay masuulinta Xisbiga oo ugu horeyey Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Warabe waxa kale oo qayb ka…

Read More

“26 June Mise 18 May kee ayaa Xuskiisa la Weynaynaa” Qormo dhigaalka Mujaahid Cali Guray

Hargaysa 17.April 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiye Ku Xigeenka 3aad ee Xisbiga Ucid Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf “Cali Guray” ayaa Markii Kowaad ka hadlay 26 June iyo 18 May Ta Haboon in Xuskeeda la weyneeyo. Dooda Qodobkan oo ka dhalatay hadal uu Shirkii Jaaliyadaha Somaliland ee Qaarada Yurub uu Badheedhihiisa ka dhiibtay Prof Axmed Ismaaciil Samatar ayaa…

Read More

Dood Kulul oo cilmiyeysan oo dhexmartey Pro Samatar Eng Faysal iyo Doorka Bulshada Sweden Qaddiyadda 18 May iyo 26 June DAAWO

Stockholm 17.April 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe iyo Prof Axmed Ismaaciil Samatar ayaa dood Kulul Waxay ay ka Yeesheen Xuska 18 May iyo 26 June keebaa in la Weyneeyo u Baahan. Aragtida Prof Axmed Ismaaciil Samatar ayaa Doodiisa ku Wajahnayd in 26 June ay Tahay Munaasibada u Baahan in la Weyneeyo…

Read More

Somaliland Oo Daraasad Ku Samaynaysa Deeqaha Caalamku Ugu Talo-galay Ee Jeebka Soomaaliya Ku Dhaca Iyo Cadadka Ay Ka Hesho Mashruuca Hiigsiga Cusub & Sida Loo Isticmaalo

Hargaysa 17.April 2016 (SDN/QJ):- Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Somaliland oo kaashaneysa Aqoonyahanno ka tirsan Jaamacadaha Dalka qaarkooda, ayaa daraasad ku samaynaysa Deeqaha Beesha Caalamku siiyaan Dalka Soomaaliya oo ay Somaliland-na ku jirto, si Lacagaha Beesha Caalamku Somaliland ugu Talo-gashay loo helo. Daraasaddan oo muhiim ah, ayaa waxa si wada jir ah…

Read More