Webmaster

Hogaanka Kulmiye & Wasiiro Xukuumadda ka Tirsan oo Magaaladda Burco ugu Fooladeeyay Taageerayaal ka soo baxay Xisbiga Waddani DAAWO

Burco 06. October 2017 (SDN/QJ):- Hogaanka Sare ee Xisbiga Kulmiye Iyo Xubno ka tirsan Golaha Wasiiradda ayaa ka qayb galay Xaflad lagu soo dhawaynayay Siyaasiyiin iyo Waxgarad kale oo ka soo digo rogtay Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani taas oo lagu qabtay Magaaladda Burco. Siyaasiyiintan iyo Taageerayaashan ayaa ka soo Jeeda Galbeedka Magaaladda Burco.

Read More

Shir Magaaladda Addis Ababa uga Furmaya Somaliland iyo Somalia Kuna Saabsan Sidii Hay’adda ICAO loogala soo wareegi lahaa Maamulka Hawada ee Somalia!!

Hargaysa 06. October 2017 (SDN/QJ):- Wefti uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka Somaliland Farxaan Aadan Haybe, ayaa u kicitimay magaalo madaxda Dalka Ethiopia ee Addis Ababa, halkaas oo uu ka dhici doono kulan ay Somaliland iyo Soomaaliya kaga wada-hadli doonaan maamulka hawada labada Dal. Wasiirka Duulista oo Saxaafadda kula hadlay Madaarka Hargeysa…

Read More

Xildhibaan Baar Siciid oo Jawaab ka Bixisay Hadal Marwada Madaxweyne Siilaanyo ku Sheegtay inay Diiday Kootada Haweenka loo Xidhayo

Hargaysa 06. October 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaan Baar Siciid oo ah xildhibaanada keliya ee dumar ah ee ku jirta Baarlamaanka Somaliland, kana tirsan golaha wakiilada, ayaa ka jawaabtay eeddo uga yimid marwada madaxweyne Siilaanyo Aamina Sheekh Maxamed Jirde. Marwo Aamina-weris oo dhawaan u warantay wargeyska Dawan ayaa xildhibaan Baar ku eedaysay inay ka codaysay qoondo gaar…

Read More

Hantidhawrka Guud ee Qaranka Somaliland Oo Bilaabay Qorsheyaal Lagu Ilaalinayo Hantida Qaranka iyo Isbedelo Lagu Sameeyey hawlihii Shaqo ee Xafiiska

Hargaysa 06. October 2017 (SDN/QJ):- Kadib Markii Dhawaan Uun Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Uu U Magacaabay Masuuliyiin Aqoon Iyo Khibrad Waayo Aragnimo u Leh Hawlaha Shaqo ee Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Qaranka Somaliland Ayaa Durba Waxaa Bilaabay Qorsheyaal Iyo Isbedelo laxaad Leh Oo lagu Soo Kordhiyey Shaqada Uu Qaranka u Qabto Xafiiskani. Waxaana Hantidhawraha Guud ee…

Read More

Sababta Run ah ee Itoobiya ay 7 Sano uga Danbayso Taariikhda Miilaadiga ah iyo in Sannadku 13 Bilood Noqdo

Addis Ababa 06. October 2017 (SDN/QJ):- Dawladda iyo Dadka Itoobiya ayaa 11kii Bishii Sabtembar ee aynu ka soo gudubnay waxa ay u dabbaal degeyeen dhalashada sannadkii cusubaa ee dalkaas oo ku dhaqma nidaam bil-tirsi oo ka duwan kan ay dunida badankeedu isticmaasho ee ku salaysan 12 ka bilood sannadkii. Sannadka dalka Itoobiya waxa uu ka…

Read More

Dawlada Ruushka Iyo Boqortooyadda Sucuudiga oo Heshiisyo Wax Ku Ool ah Wada Gaadhay & Xiisada Suuriya oo Midba dhan ka Taagan Yahay

Moscow 06. October 2017 (SDN/QJ):- Ruushka iyo Sacuudiga ayaa gaadhay heshiisyo dhowr oo wax ku ool ah kadib Markii uu Boqor Salmaan Binu Cabdulcasiis uu booqashadiisii u horaysay ee rasmi ah ku tegay Caasimadda Mosow ee dalka ruushka oo uu hada ku sugan yahay. Wararka qaar waxay sheegayaan in ay wada saxiixan doonaan heshiis dhanka…

Read More

Haweenaydii Wehelinaysay Ninkii 59 Qof Ku Dilay Las Vegas Oo La Caddeeyay Inay Ka Maqneyd Maraykanka Markii Uu Dilkaasi Geysanayey & Xaalada ay Ku Sugan Tahay!

Washington 06. October 2017 (SDN/QJ):- Ciidammada dalka Maraykanka ayaa waxay tuhansanaayeen haweenay u dhalatay dalka Philippin oo sanado xidhiidh la laheyd Erick Paddo oo ahaa ninkii 59 qof ku dilay Las Vegas, ciidammada ammaanka ee dalkaasi Maraykanka ayaa waxay baahiyeen sawirada haweenaydaasi waxaanay nasiib wanaag soo cago dhigatay Dalka Maraykanaka, iyadoo saarnayd kursiga loogu tala…

Read More

Bar-kulanka Bulshada ee Twitterka oo Qorshaynaya inuu Kordhiyo Tirada Xarfaha uu halkii Mar Qofku qori karo & Sababta Keliftay

New York 06. October 2017 (SDN/QJ):- Barkulanka bulshada ee Twitter ayaa salaasadii toddobaadkii hore ku dhawaaqay in uu wado tijaabada kordhinta xuruufta halkii mar uu qofku gelin karo daaqadad faallada ee akoonkiisa. Masuuliyiinta Twitter ku waxa ay sheegeen in ay wadaan qorshe xuruuftaas oo hadda 140 ah lagu laban laabayo si ay u noqdaan 280….

Read More

Isticimaalka badan ee Telefoonka Gacantu ee Casriga ahi Waxa uu waxyeeleeyaa Wax soo saarka Shaqo ee Maalinlaha ah!!

Berlin 06. October 2017 (SDN/QJ):- Cilmibaadhis cusub oo ay diyaarisay jaamacadda Ulm ee dalka Jarmalka ayaa daahfurtay in isticmaalka badan ee talefanka gacantu uu khatar ku yahay shaqada qofka. Kiristiyan Moontaag oo ah bare-sare oo cilminafsiga ka dhgia jaamacaddan, cilmibaadhistanna kormeerayey ayaa sheegay in uu jiro xidhiidh ka dhexeeya hoos-u-dhaca waxsoosaarka shaqo ee qofka iyo…

Read More

Qaahira : Dambiilayaal Qudha Ka Jaray Nin Ciyaartoy Ahaa Oo Meydkiisana Waddo Ku Tuurey Oo La Qabtay !

Qaahira 06. October 2017 (SDN/QJ):- Dhacdo aad u xanuun badan oo ka dhacday dalka Masar kadib markii ay niman tiradooda lagu sheegay saddex ay si arxan darro ah qudha uga jareen nin ciyaartoy ah isla markaasina ay ku meydkiisii ku tuureen wado. Wasaaradda arrimaha gudaha ee dalkaasi Masar ayaa shaacisay in baadhitaano hor leh ay…

Read More

Madaxweynaha Afganistan oo Shaaciyey In Dawladiisu Wada Hadal la furayso Ururka Daalibaan & Hay’adda Xuquuqda Aadamaha oo Baaq u dirtay Dalalka Midowga Yurub

Kabul 06. October 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Afgaanistaan Mr Ashraf Gaani ayaa ku dhawaaqay in Xukuumadiisu Diyaar u tahay inay wada hadal la yeelato Ururka Daalibaan Iyadoo diirada la saarayo  Arimaha Siyaasada. Mr Ashraf Gaani waxaa uu intaasi ku daray in dalkiisu  ku jiray Dagaal 16,sano oo u dhaxeeyay Dalibanka, Isaga oo xusay  in aan Dagaal…

Read More

Ciidanka Qaranka ee Ciraaq oo Xoog kula wareegay Magaaladda Xawiija oo ahayd Magaaladii u Danbaysay ee Ururka Daacish ay ka talin Jireen

Baghdad 06. October 2017 (SDN/QJ):- War rasmi ah oo kasoo baxay  Ciidamada Dalka Ciraaq ayaa sheegaya in ay Xoog kula wareegeen Magaalada Xawiija iyo Tuulooyinka ku Hareeraysan kadib markii ay Weeraro Cir iyo Dhul ah ku qaadeen kooxaha Daacishka oo Hore u Haystay Deegaankaasi. Afhayeen u hadlay Ciidamada qaranka Dalkaasi General Cabdul Amiir waxa uu…

Read More

Dawlada Sudan oo Sheegtay inay Xidhiidhka u Jartay Mid ka mid ah Dawladaha ugu Quwada weyn Caalamka!!

Khartoum 06. October 2017 (SDN/QJ):- Sida uu ku warramay wargayska Financial Times Dawladda Suudaan ayaa xiriirka u jartay Kuuriyada Waqooyi si ay uga soo baxdo shuruudaha uu Maraykanku ku xiray si looga qaado cunaqabataynta dhaqaale ee saaran. Saraakiil sarsare oo reer Suudaan ah ayaa shalay sheegay in ay buuxiyeen dhammaan shuruudihii looga baahnaa, ayna rajaynayaan…

Read More

Xisbiga KULMIYE oo Soo Dhaweeyey Haldoor iyo Siyaasiyiin Miisaan leh oo kasoo Jeeda Gobolka Awdal SAWIRO/DAAWO

Boorama 05. October 2017 (SDN/QJ):-Xisbul-xaakimka haya talada Somaliland ee KULMIYE, ayaa soo dhaweyn ballaadhan ku qaabilay siyaasiyiin iyo haldoor miisaan leh oo kasoo jeeda gobolka Awdal oo ay hoggaaminayaan murrashaxii hore ee Madaxweyne-ku-xigeenka UCID iyo Xoghayihii hore ee Warfaafinta Md. Cabdirashiid Xasan Mataan iyo Wasiirkii hore ee Macdanta xukuumaddii UDUB Md. Cismaan Sheekh Cabdi oo…

Read More

Ogaysiis: Dhamaaan TageeeRayasha Xisbiga Ucid Iyo Shacbka Reer Somaliland Ee ku dhaqan gobolada Uk

Ogaysiis ogasiis Dhamaaan Madaxda TageeeRayasha Xisbiga Ucid Iyo Shacaka Reer Somaliland EE Ku Nool Uk Gaar Ahaan Magaaalada London Iyo Nawaaxigeeda waxa  Lala Socod Siinayaaa In Maalinta Sabtida EE bishu tahay  7/10/2017 la Qaban Doono Xaflad Aad U Balaadhan Oo Lagu Sooo Dhawaynaayo Madaxda Cusub EE Xisbiga Ucid Murashaxa Madaxwayne ku xigeenka Xisbiga Ucid  Iyo…

Read More

Hargaysa: Sadex Caruur ah oo Ka Soo Jeeda Qoomiyada Oromada Itoobiya oo Maanta Ku Naf waayay Kadib Markii uu Dab Qabsaday Gurigii ay ku Noolaayeen DAAWO

Hargaysa 05. October 2017 (SDN/QJ):-Sadex Caruur ah ayaa ku Geeriyooday Maanta Kadib markii uu Dab qabsaday Guri Jiingad ah oo ay ku Jireen kaas oo ku Yaala Xaafada Sheedaha ee Degmada Ibraahin Koodbuur ee Magaalada Hargaysa. Ciidanka Dabdamiska Somaliland oo uu horkacayo Taliyaha Ciidankaasi Sareeye Guuto Axmed Maxamed Xasan Sawaaxili ayaa daqiiqado yar kadib gaadhay…

Read More

Gudoomiyaha Ku Meel Gaadhka ah ee Xisbiga Waddani oo Ka Hadlay Ganaaxa Lacageed ee Komiishanka Doorashooyinku ku soo Rogeen & Khaladaad Dhacay Kadib Ganaaxooda!!! DAAWO

Hargaysa 05. October 2017 (SDN/QJ):-Gudoomiyaha Ku Meel gaadhka ah ee Xisbiga Waddani Xildhibaan C.qaadir Xaaji Ismaaciil Jirde ayaa ka falceliyey Ganaax Lacageed oo dhan 50 Milyan oo Shilling Somaliland ah oo Guddida anshaxa ee Komiishanku ay ku soo rogeen Kadib Markii Xisbiga Waddani Lagu eedeeyey Olole Sharciga baalmarsan oo uu ka sameeyay Magaaladda Balli Gubadle….

Read More

Musharrax Cabdiraxmaan Cirro Oo Xafiis Weyn U Furay Ganacsatada Waaheen Una Tilmaamay In Maayarka Hargeysa Kulmiye Ugu Ololeeyo Cashuurtoodii

Hargaysa 05. October 2017 (SDN/QJ):-Murashaxa Madaxweynaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), ayaa subaxnimadii Khamiista xadhiga ka jaray Xafiis ay iskood u furteen una qalabeysteen shacbi weynaha taageerayaasha u ah Xisbiga Waddani ee ka dhex-ganacsada suuqa weyn ee Waaheen oo ku yaalla badhtamaha magaalada Hargeysa. Taageerayaashan Xisbiga Waddani ee ganacsatada ahi, waxa ay…

Read More

Wasiir Cakuse Oo Ka Hadlay Ololaha Xisbiga Waddani Bilaabay DAAWO

Hargaysa 05. October 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Xannaanada Xoolaha Somaliland Cabdilaahi Daahir Cukuse ayaa xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ku eedeeyay in aannu ilaalin anshaxii doorashadda ee Komishanka doorashooyinku soo saareen. Islamarkaan wuxuu xisbiga Waddani ugu  baaqay inay ilaaliyaan nidaamka ay dhigeen Komishanka Doorashooyinku. Wasiir Cakuse wuxuu sidaa ku sheegay Waraysi Uu Siiyay Teleshinka Eryal Tv ee…

Read More