‘’Kalsooni Badan Baan Ku Qabaa Inaan Wadaantayda Ka Buuxsan Doono Oon Rag Badan Kaga Badsan Doono” Hogaamiye Xirsi Cali Xaaji Xasan DAAWO
Ceerigaabo 02. October 2017 (SDN/QJ):- Hogaamiyaha Xisbiga Waddani oo ka qeyb galay shirka Beesha Biciide ee ka socday Dooxada Dagaaraad ayaa ugu horaynba salaan sharaf huwiyey Martida iyo dadkii madasha shirka fadhiyey wuxuuna yidhi “Salaan kabacdiw axaan mahad balaadhan u jeedinayaa oo aan la koobi Karin beesha halkan nagu casuuntay ee ku shirtay ee markay…
