Webmaster

    Akhri Magaca Naftii Hurihii Fuuliyey Weerarkii Jazira Oo Xukuumadda Jarmalku Caddaysay Inuu Dhalashada Dalkeeda Haystay

    Hamburg:Jully,29,2015(SDN/QJ)-Tan iyo intii uu dhacay qaraxii dhawaan lagu qaaday Hutel Jazira ee Magaalada Muqdisho, waxa soo baxayey warar kala duwan oo sheegayey dhalashada uu haystay qofkii weerarkaas geystay, balse haatan arrimahaasi waa ay caddaadeen, waxana uu qofkaasi noqday muwaadiin soomaaliyeed oo haysta dhalashada dalka Jarmalka. Wakaalladda Wararka iyo Warbaahinadda kale ee dalka Jarmalka ayaa shaaciyey…

    Read More

      Hoggaamiye Mucaaridka Ethiopia Katirsan Oo Qaaddacay Qado-sharaf Madaxweyne Obama Loo Sameeyey

      Addis Ababa:Jully,29,2015(SDN/QJ)-Sida ay warbaahinta Dalka Ethiopia, hoggaamiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Blue Party, ayaa iska diiday ka qaybgalka Qado-sharaf loo sameeyey Madaxweyne Obama oo Halkaas safar ku joogay,iyadoo munaasibadda qadaduna ka dhacaysay Madaxtooyada. Hogaamiyaha xisbiga Semeyawi, Yilikal Getnet, ayaa sheegay in uu go’aankiisa ku saleeyey kadib markii uu ogaaday in Obama taageeray xisbiga talada haya…

      Read More

        “Anigu Saylici markii uu meesha imanayey talaan siiyey, waxana aan ku idhi ogow ninka madaxweyne-ku-xigeenka ahi waxa uu meesha ku bartaa..”Axmed Y. Yaasiin

        Hargeysa:Jully,29,2015(SDN/QJ)-Madaxweyne-ku-xigeenkii hore ee Somaliland Md Axmed Yuusuf Yaaasiin, ayaa markii ugu horraysay ka Hadlay khilaafka soo noqnoqday ee u dhexeeya Madaxweyne Siilaanyo iyo Ku-xigeenkiisa Saylici oo haatan la sheegayo inay isku dhacsan yihiin. Axmed Yuusuf Yaasiin oo u warramay Telefishanka Star Tv, ayaa sheegay inaan loo baahnayn in khilaafka madaxweynaha iyo ku-xigeenkiisu aanay dibadda usoo…

        Read More

          Wiil Uu Dhalay Madaxweyne Qaddaafigii Libya Laga Afgembiyey Oo Maxkamadi Dil Ku Xukuntay

          Tripoli:Jully,29,2015(SDN/QJ)-Maxkamad ku taalla Magaalada Tripoli ee dalka Libya, ayaa xukun dil ah ku ridday Sayfal Islam Qaddaafi oo uu dhalay Madaxweynihii la afgembiyey ee Dalkaasi Libya. Seyful Islaam waxaa loo heystaa gal dacwadeedyo dhowr ah oo ku aadan dagaallo iyo kacdoonn oo ka dhacay Libya sanadii 2011 oo ahayd xilligii dalkaasi galay qalalaasihii keenay in…

          Read More

            Halkan ka daawo baraamijka Xulashada Todobaadka iyo Tvga Somalicable iyo dood culus oo dhaxmartay Sadaxda Xisbi qaran taas oo gacmaha layskula tagay

            London29Jul15(SDN/QJ)Baraamijka |xulashada todobaadka iyo wariye Shaafi iyo qurbejoog oo iska kashanaya ayaa waxay dood kulul dhexmartay sadexda Xisbi qaran doodan oo loga hadlayey Dorashooyinka Somaliland iyo shirwaynahii qaran ee ay ku baqeen xisbiyada Mucaaradka Doodan oo uu daadihinayey Wariye Mustafe Shaafi Halkan ka Daawo.

            Read More

              Somalia unable to hold full elections in 2016: parliament

              Mogadishu (AFP) – War-torn Somalia will not be able to hold full elections due next year, lawmakers said Tuesday, although it remained unclear whether some kind of voting process would still be held. The current President Hassan Sheikh Mohamud and parliament were appointed by clan elders in 2012 with foreign backers promising full democracy in…

              Read More

                Xukuumadda Somaliland oo Casuumad u samaysay Madaxweynihii hore ee Punt land C.raxmaan Faroole iyo Weedho laga Jeediyay DAAWO

                Hargaysa 28.July 2015 (SDN/QJ)- Madaxweyne ku Xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici ayaa Maanta Casuumad Sharafeed dhinaca dhaqanka ah ku Maamuusay Madaxweynihii hore ee Maamul Goboleedka Somaliyeed ee Puntland C.raxmaan Maxamed Faroole oo Mudooyinkii u danbeeyay Hawlo dhaqan u joogay Caasimada Hargaysa, Waxaana ka Qayb galay Casuumadaasi Madaxda Sare ee Xisbiga Kulmiye iyo…

                Read More

                  Madaxweyne Obama Oo Ethiopia Faray Dabacsanaan Iyo Furfurnaan Siyaasadeed Oo Xorriyadda Saxaafaddu Ugu Horrayso

                  Addis Ababa:Jully,28,2015(SDN/QJ)-Madaxweyne Obama oo haatan ku sugan dalka Ethiopia, ayaa shir jaraa’id oo ay wada qabteen Ra’isal wasaare Haile Dselem, waxa uu ugu horrayn ku sheegay inay Ethiopia wax badan oo horumar ah samaysay, balse haddana ay jiraan meelo loo baahan yahay in si weyn wax looga beddelaa. Madaxweynaha Maraykanka ayaa masuuliyiinta Itoobiya xusuusiyey in…

                  Read More

                    Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Ka Dareenceliyey Qoddob Puntland Dhibsatay Oo Laga Saaray Distoorka Maamulka Gal-mudug

                    Muqdisho:Jully,28,2015(SDN/QJ)-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa si weyn usoo dhaweeyey tallaabo Baarlamaanka Maamul-goboleedka Galmudug meesha uga sareen Qoddob distoorkooda ku jirey oo ku saabsanaa Xadka maamulkaasi la yeelanayaan dhiggooda Puntland. Baarlamanka maamulka Galmudug ayaa gebi ahaanba beddeley qodobkaasi oo dhigayey in xadka Galmdug uu yahay gobolka Nugaal ee maamulka Puntland. Madaxweynaha ayaa sheegay in go’aankan uu…

                    Read More

                      Wax Ka Baro Taariikh-nololeedka Haweenayda Madaxweyne Xasan Sheekh Ku Aaminay Guddoomiyenimada Guddida Doorashooyinka Qaranka

                      Muqdisho:Jully,28,2015(SDN/QJ)-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa muddo dheer kadib maalintii shalay Marwo Xaliimo Ismaaciil Ibrahim(Yarey) u magacaabay Guddoomiyenimada Guddida Doorashooyinka Qararnka Soomaaliyeed, waxana ay kamid tahay Hormoodka Haweenka Soomaaliyeed ee xilligan Dalka ka adeegga. Haddaba waxanu halkan idiinku Haynaa Taariikh-nololeedka Marwo Xaliimo-yarey oo  shaqadan culus loo igmday. Waxa ay soo noqotay Guddoomiyaha Guddiga farsamada ee maamul…

                      Read More

                        Shaqaalihii Ka Hawlgeli Jirey Jaamacadda Hargeysa Oo Shaqo-joojin Ku Dhawaaqay Iyo Sababaha ay Cuskadeen

                        Hargeysa:Jully,28,2015(SDN/QJ)-Waxa soo baxaya warar dheeri ah oo laga helayo shaqaaqada ka taagan jaamacadda Hargeysa, waxana gebi ahaanba shaqo joojin ku dhawaaqay shaqaalaha ka Hawlgala jaamacaddaas, kadib markii ay ka cawdeen dhibaatooyin naftooda lagu halis gelinayo oo soo noqnoqday. Sida uu idaacadda VOA-da u xaqiijiyey Madaxa shaqaalaha Jaamacadda Hargeysa Md Cabdirisaaq Maxamed Muuse, waxa ay shaqaaluhu…

                        Read More

                          Hees Qoob ka-ciyaar ah Oo Uu Madaxweyne Obama Kusoo Khatimay Safarkiisii Kenya Oo Su’aalo Badan Laga Keenay

                          Nairobi:Jully,28,2015(SDN/QJ)-Dad badan oo si dhaw ula socday safarkii madaxweynaha Maraykanku dhawaan ku tegay dalka Kenya, ayaa su’aalo ka keenay Hees aad looga jecel yahay Dalka Kenya oo uu madaxweynuhu kusoo khatimay safarkiisii. Heestan  qooka-ciyaarka ah oo lagu magacaabo Lipala Dance, isla-markaana dalka Kenya aad looga jecel yahay, ayaa noqotay mid aan laga filaynin inuu madaxweynuhu…

                          Read More

                            Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Soo Kormeeray Fadhiisimada Ciidamadda Qaranka ee Jiida Hore ee Gobolka Sool Iyo Balanqaadyo Cusub oo loo sameeyay DAAWO

                            Ganbadha 27.July 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo iyo Weftigii uu hogaaminayay ayaa maanta Kormeer ku tegay Fadhiisimada hore ee Ciidamada Qaranka ee Deegaanka Ganbadha ee Gobolka Sool. isaga oo madaxweynuhu sanadkan xooga saaray inuu soo kormeero una kuurgalo xaalada saldhigyo dhawra oo aanu safaradii kala danbeeyey ku soo marin balse…

                            Read More

                              Gudoomiyaha Maxkamada Sare oo Ka Hadlay Kordhinta Garsoorayaasha Maxkamada Sare Iyo Dalab uu Madaxweyne Siilaanyo ka aqbalay DAAWO

                              Hargaysa 27.July 2015 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Maxkamada Sare Somaliland Garyaqaan Aadan Xaaji Cali oo Shir jaraa’id xafiiska ku qabtay ayaa ka hadlay Kordhinta Tirada Garsoorayaasha Maxkamada Sare iyo baahida keentay. Gudoomiyaha Maxkamada Sare Waxa uu xusay in markii xilka uu Madaxweynuhu u magacaabay uu u gudbiyay Codsigiisii Kowaad oo ku saabsanaa sidii loo kordhin lahaa Tirada…

                              Read More

                                Taliska Booliska Oo Ka Hadlay Rabashadihii Ka Dhacay Jaamacada Hargeysa DAAWO

                                Hargaysa 27.July 2015 (SDN/QJ)- Taliye kuxigeenka ciidanka booliska Somaliland, sarreeye guuto Cabdiraxmaan Liibaan Axmed (Fooxle), ayaa sheegay in 16 qof lo ohayo shaqaaqo saaka ka dhacday Jaamacadda Hargeysa. Waxa uu ciidanka booliska ka difaacay habacsanaan maamulka jaamacaddu ku eedeeyay, isagoo sheegay in arrinta meesha ka dhacday tahay mid maamulka khusaysa. “Maanta oo bishu 27 tahay,…

                                Read More

                                  Madaxweyne Siilaanyo oo Dhamaadka Mudo Xileedkiisii Sharciga ahaa Maanta ku Soo Khatimay Gobolka Sool Iyo Balanqaadka Tabashada Xiligan Mudo Kordhineed DAAWO

                                  Laascaanood 27.July 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha JSL Md Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo weftigii balaadhnaa ee uu hogaaminayey eesocdaalka ku marayey Gobolada Bari ee Dalka ayaa maanta gaadhay xarunta Gobolka Sool ee Laascaanood, halkaas oo uu dhagax dhig iyo kormeer ku sameeyey mashaariic Gobolkaasi laga fulinayo, isla markaana Madaxweynuhu waxa uu booqday fadhiisimada jiidda hore ee…

                                  Read More

                                    Diblomaasiyiin Ajaanib ah Oo Dhimasho iyo Dhaacyo Kasoo Gaadheen Weerarkii lagu Qaaday Hutel Jaziira

                                    Muqdisho:Jully,27,2015(SDN/QJ)-Warar dheeri ah, ayaa kasoo baxaya cidda ku waxyeeloowday weerarkii shalay kooxda Al-shabaab ku qaadeen Hutel Jazira ee Magaalada Muqdisho, waxana la sheegayaa inay diblomaasiyiinta shisheeye halkaas ku waxyeeloobeen. Dadka ku dhintay Weerakii Hotelka Jaziira ayaa la sheegay in uu ku jiro Diplomaasi Shiiniis ah oo ka shaqeenayay Safaarada Dowlada Shiinaha ay ku leedahay Dalka…

                                    Read More

                                      Madaxweyne Obama oo farta ugu yeeray Ismaciil Cumar Geelle iyo arimaha lagala hadli doono

                                      Adis Ababa July 27,2015(SDN/QJ)-Madaxweynaha dalka Mareykanka Barak Xuseen Obama ayaa booqasho ku maraya magaalada Adis Ababa halkaa oo uu kula kulmi doono madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle. Obama Ayaan Jabuuti ku darin dalalka uu booqanayo sababo la xiriira nidaamka dawladeed ee dalkaa ka jira oo aan ku saleysneyn Dimuqraadiyad iyo ku tumasho xuquuqda aadanaha. Mareykanka…

                                      Read More