Eray Uu Ra’isal Wasaaraha Britain u Adeegsaday Soo Galootiga Dalkiisa kusoo socda Oo Muran Badani Ka Dhashay
London:Jully,31,2015(SDN/QJ)-David Cameron oo ah Ra’isal wasaaraha Dalka Britain, ayaa dhaleecayn iyo cadho baahsan kala kulmay bulshada samaha jecel, kadib markii uu soo galootiga dalkiisa kusoo socda ku sheegay Cayayaan. Peter Sutherland, oo ah Sarkaal sare oo ka tirsan Hay’ada Qaramada Midoobay ayaa sheegay ereyga uu adeegsaday Ra’iisul wasaaraha Britain David Cameron, ay ka dhigan tahay…
