Fannaanad Sahra Halgan Oo Noqotay Qofkii Ugu Dambeeyey Ee Xisbiga Waddani Iska Casishay iyo Faahfaahinta Sababta Arrintaas Ku Keentay
Hargeysa:Jully,25,2015(SDN/QJ)-Sahra Axmed Maxamuud (Sahra-Halgan)oo ah fannaanad caan ka ah Somaliland, isla-markaana xubin muhiim ah ka ahayd Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani, ayaa maalintii shalay shaacisay inay gebi ahaanba iska casishay xubinnimadii Xisigaas Waddani, iyadoo sababtana caddaysay. Waxay Fannaanadda Sahra-Halgan ka hor is-casilaaddan ay Sabtidii shalay shaacisay inay iskaga casishay xubnimadii iyo ka mid ahaanshihii Xisbiga…
