Webmaster

    Socdaalka OBAMA ku Joogo Itoobiya Oo Saameeyey Dhaqdhaqaaqa Mandaqada Iyo Xukumadda Somaliland Oo Ka Hadashay

    Hareysa July 27,2015(SDN/QJ) Xukumadda Somaliland ayaa adkaysay socdaalka islamarkaana hubinaysa dadka soo galaya iyo dadka ka baxaya dalka. Arrintan ayaa ka dambeysay dalabyo uga yimid wadamada jaarka ah maadaama Madaxweyne Obama dalka Ethiopia imanayo galinka dambe ee axadda. “Runtii waxa jira labada dal ee aynu jaarka nahay mar walba dareenkooda sare way na soo gaadhsiiyaan,…

    Read More

      Guddoomiyaha WADDANNI Oo Qiil U Sameeyey Tusbaxa Furmay Ee Xubnaha Sar-sare In Dhawaydba Kaga Sii Qul-qulayaan Xisbiga

      Hargeysa July 27,2015(SDN/QJ)- Guddoomiyaha Xisbiga WADANI ayaa ka hadlay masuuliyiintii muddooyinkii u dembeeyey iska casilayay xisbigiisa kuwaas oo uu ku tilmaamay in xukuumaddu ka dambayso. Cabdiraxmaan Cirro oo shalay war uu siiyey warbaahinta kaga jawaabayayay  eedihii madaxweynuhu u soo jeediyey ayaa uu kaga jawaabay su;aalo ku dhereran istiqaaladaha loo soo gudbiyey,  oo ay ka mid…

      Read More

        Akhri Magaca Sarkaal Al-shabaab Katirsanaa Oo Ciidamada Dawladdu Gacanta Ku Dhigeen

        Xudur:Jully,27,2015(SDN/QJ)-Sarkaal sare oo katirsan Maleeshiyada Ururka Al-shabaab, gaar ahaan Gobollada Bay iyo bakool, ayaa gacanta ciidamda Dawladda Galay, sida uu warbaahinta u sheegay  Taliye-ku xigeenka Ciidanka Xoga dalka ee Gobolka Baay. Sargaalkan ayaa la sheegay in uu kasoo baxsaday dagaalada ka soo cusboonaaday gobolada baay iyo bakool iyadoo ujeeddadiisu ahayd inuu dhiimasho ku galo Magaalada…

        Read More

          Wakhtigii Rasmiga ahaa ee Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo Oo Maanta ku Eg iyo Muddo-kordhin Lagu Muransan yahay Oo Bilaabantay

          Hargeysa:Jully,27,2015(SDN/QJ)-Shan sano kahor maanta oo kale waxa Hoggaanka Dalka loo dhaariyey madaxweyne Axmed  Maxamed Maxamuud(siilaanyo), waxana xukuumaddiisu maanta wixii ka dambeeya geli doontaa Muddo-kordhin 22-bilood ah, taas oo  ay Golaha Guurtidu u sameeyeen inkastoo Mucaaridku aanu aqoonsan. Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo oo mucaaradad xooggan  wajahaysa, ayaa ku guuldarraysatay  inay dalka doorasho ka hirgeliso, iyadoo ilaa xilliganna…

          Read More

            Xukuumadda Britain Oo Sheegtay Inay Sii Wadi Doonto Wada-shaqaynteeda Somaliland iyo Somalia

            London:Jully,27,2015(SDN/QJ)-War qoraal ah oo uu soo saaray Xafiiska horumarinta u qaabilsan barwaaqo sooranka Dalka Britain, ayaa lagu sheegay in xukuumadda Ingiriisku sii wadi doonto taageerada ay siiso dawladaha Somalia iyo Somaliland. Hadalkaasi ayaa soo baxay, kadib, markii uu Xoghayaha Iskaashiga Calaamiga, ahna Sii-hayaha Xoghayaha Arrimaha Dibedda Britain, Grant Shappes uu dhamaystay booqasho hawleed oo uu…

            Read More

              Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Oo Soo Dhaweeyey Degreetadii Madaxweyne Siilaanyo Ku Magacaabay Garsoorayaasha Cusub

              Hargeysa:Jully,27,2015(SDN/QJ)-Kadib Markii uu Madaxweyne Siilaanyo maalintii shalay soo saaray Degreeto uu ku dhamaystiray Tirada Garsoorayaasha Maxkamadda Sare oo laga dhigay 11-garsoore sida distoorku sheegay, ayaa Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland Garyaqaan Aadan Xaaji Cali Axmed,waxa uu aragtidiisa ka dhiibtay sida uu u arko garsoorayaashaas cusub ee lasoo kordhiyey. Garyaqaan Aadan Xaaji Cali Axmed, ayaa…

              Read More

                Shirweynihii Mucaaridka Somaliland Oo Lasoo Afjaray Iyo War-murtiyeedkii Laga Filayey Oo Guddi Gaar ah Loo Saaray

                Hargeysa:Jully,27,2015(SDN/QJ)-Waxa shalay galabnimadii si rasmi ah usoo gebogeboobay shirweynihii labada xisbi ee Ucid iyo Waddani uga socday Hutel Dalxiis ee Magaalada Hargeysa, kaas oo ay hore u sheegeen inay xaaladda waddanka ku dersayaan. Inkasta oo aan si hufan loo faahfaahin qodobbada Shirka ka soo baxay, haddana Musharraxa jagada Madaxweyne Ku-xigeenka Xisbiga UCID Cabdirashiid Xasan Mataan…

                Read More

                  “Madaxweyne Weli kamaad Jawaabin Wixii dadku kaa Sugayay Waxaan Isweydiinayaa Halka aad ku Maqnayd” Gudoomiye Cirro DAAWO

                  Hargaysa 26.July 2015 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda ahna Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro ayaa Jawaab Deg Deg ah ka bixiyay eedo uu Maanta u soo Jeediyay Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo. Waxa uu Gudoomiye Cirro beeniyay in aanu Jirin Xeer isaga Gacantiisa ku Jira Sida uu Madaxweynuhu sheegay kaas…

                  Read More

                    “Gudoomiye Cali Guray Fikirkiisa Shakhsiga ah ayuu Shirka Isbahaysiga Mucaaridka kaga Maqan yahay” Murashax Jamaal Cali Xuseen DAAWO

                    Hargaysa 26.July 2015 (SDN/QJ)- Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Ucid Aqoon yahan Jamaal Cali Xuseen ayaa markii kowaad ka hadlay Sababta uu Gudoomiye ku Xigeenka 3aad ee Xisbiga Ucid uga maqan yahay Shirka Wada tashi ee Isbahaysiga Mucaaridka Somaliland uga socda Magaalada Hargaysa Waxaanu arrintaas ku sifeeyay Mid u gaar ah Gudoomiye ku xigeenka oo…

                    Read More

                      Madaxweyne Siilaanyo oo Mudo Kordhintii Guurtida ku Macneeyay Go’aan Distoori ah, Sharciyada Dawladiisana Xalaaleeyay,Hanjabaadna u diray Mucaaridka DAAWO

                      Hargaysa 26.Julay 2015 (SDN/QJ)- Wefti Balaadhan oo uu Hogaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland ayaa Socdaal Shaqo Waxay maanta ugu Kicitimeen Gobolka Sanaag si ay u soo kormeeraan Mashaariic Horumarineed oo Deegaanada Gobolada bari laga hirgaliyay. Madaxweyne Siilaanyo oo Warbaahinta kula hadlay Qasriga Madaxtooyada ayaa sheegay in Xukuumad ahaan ay diyaariyeen wax kasta oo khuseeya arimaha doorashooyinka…

                      Read More

                        Obama commits U.S. to intensified fight against terrorists in East Africa

                        NAIROBI — President Obama on Saturday committed the United States to an intensified fight against terrorists in East Africa, announcing here that his administration would expand support for counterterrorism operations in Kenya and Somalia, including increased training and funding for Kenya’s security forces. “We have to keep that pressure going even as we’re strengthening the…

                        Read More

                          Dawlada Jabuuti oo u diiday xoghayaha arrimaha dibedda dalada Mucaaridka ee USN in uu dalka ka dhoofo

                          Jabuuti July 26,2015(SDN/QJ)-Xukuumada dalka Jubuuti ayaa xoghayaha arrimaha dibedda ee dalada Mucaaridka Jabuuti Md Jamac Amare iska hortaagtay in uu dalka ka dhoofo. Md Amare ayaa ka mid ahaa wefdi dalada USN oo u soo dhoofeysay qaarada Yurub, balse ciidamada Jabuuti ayaa mudaha iska hortaagay in uu dalka ka dhoodo. Xukuumada Jabuuti ayaa beryahan danbe…

                          Read More

                            4-Waxyaabood Oo Lagu Xasuusan Doono Booqashadii Madaxweyne Obama Ee Magaalada Nairobi Maalintii Jimcaha

                            Nairobi:Jully,25,2015(SDN/QJ)-Waraahinta Adduunka ayaa si weyn u hadal haysa Safarka Madaxweyne Obamaha Maraykanku ku tegay Dalka Kenya, waxana la diiwaangeliyey Dhacdooyin soo jiitay Dadkii Safarkaas wararkiisa u jeellanaa. Safarkani waxa uu Maalintii jimcihii habeenkii ka dambeeyey iyo maalintii sabtidii shalayba saamayn weyn ku yeeshay Magaalada Nairobi ee Caasimadda Kenya, iyadoo inta Badani noloshii magaalada dhinac kale…

                            Read More

                              Socdaal Shaki Badan Xukuumadda Geliyey Oo Ay Markale Samaale Iyo Abiib Timo-cad Ugu Baxeen Dalka Kenya

                              Hargeysa:jully,25,2015(SDN/QJ)-Waxa socaalkoodii labaad muddo bilo gudahood ah Magaalada Nairobi ee Caasimadda Kenya ugu amba baxay Wasiirradii hore ee Wasaaradaha Maailiyadda iyo Warshadaha Cabdicasiis Maxamed Samaale iyo Abiib Diiriye Nuur, waxana,iyadoo xaan xogo badan laga haynin ujeeddada socdaalkaas. Wasiiradan hore ee Maaliyada iyo Warshadaha oo hore iskaga casilay xilalkii ay ka hayeen Xukuumada, ayaa safarradooda waxa…

                              Read More

                                Mudane Katisan Guurtida Oo Si Weyn Uga Soo Horjeestay Afheen-nimada Xildhibaan Indho-indho, Guddoomiye Saleebaan-na Eedeeyey

                                Hargeysa:Jully,26,2015(SDN/QJ)-Maxamuud Maxamed Yaasiin(Dheeg)oo kamid ah Mudanayaasha Aqalka Odayaasha Guurtida Somaliland, ayaa si weyn udeedafeeyey sharcinimada Afhayeen-nimo dhawaan soo bax ah oo uu sheegtay Xildhibaan Cabdiqaadir Indho-indho oo isla golahaas ka tirsani. Xildhibaan Dheeg oo Sabtidii shalay Saxaafadda qaarkeed kula hadlay magaalada Hargeysa, waxa uu sheegay in Sharciyan Afhayeenka Golaha Guurtidu uu yahay Guddoomiyaha Golahaas Saleebaan…

                                Read More