Maareeyaha Wakaalada Biyaha Hargaysa oo Hor tagay Gudida Joogtada ah ee Golaha Wakiilada iyo arimaha la iska xog waraystay DAAWO
Hargeysa 05.July 2015 (SDN/QJ)- Guddida joogtada ah ee aqalka wakiillada Somaliland, ayaa kulan xog waraysi ah la yeeshay Maareeyaha wakaaladda biyaha Hargeysa, waxaana lagu lafo guray halka ay marayaan mashaariicda biyo balaadhinta Hargeysa. Guddoomiye ku xigeenka guddida xildhibaan Axmed Ducaale Bullaale, ayaa markii kulanku dhammaaday saxaafadda u sheegay inay warbixin waafi ah oo ku saabsan…
