London 03.July 2015 (SDN/QJ)- Xubno Siyaasiyiin ah oo ka Tirsan Madasha Wada tashiga iyo Toosinta Qaranka oo ku sugan dalka Ingiriiska ayaa Sheegay inay Dacwad u Gudbiyeen Wasaarada Arrimaha Dibada ee Uk taas oo ka dhan ah Madax ka tirsan dawlada Somaliland oo haysta dhalashada dalka Ingiriiska.
London SDN/QJ
