HARGAYSA:- Afar Ubad ah oo 3 Ka Mid ahi Walaalo ahaayeen oo Ku Geeriyooday Kadib Markuu Xalay Dab Qabsaday Gurigoodii,Hooyadood oo Dhaawac ah,Maydadkii oo la Diiday in la Aaso & Dareenka Tiiraanyo ee Aabaha Caruurta Dhalay DAAWO
Hargaysa 24. September 2017 (SDN/QJ):-Afar caruur ah oo isku qoys ah ayaa ku geeriyooday dab xaley qabsaday gurigooda oo ku yaala xaafada Sheedaha ee magaalada Hargeysa. Dab ayaa qabsaday guriga 2:30AM habeenimo wakhti caruurtu huruday waxaana caruurtu ay ku dhinteen guriga gudihiisa,dhaawaca ayaa sidoo kale soo gaadhay hooyada dhashey caruurta. Baadhis ayaa lagu wadaa sababta…
