Webmaster

    Deegaannada Kooxaha Ahlu Sunna Gacanta Ku Hayaan Oo Maanta Soonku Kaw Ka Tahay

    Dhuuso-marreeb:June,19,2015(SDN/QJ)-Dhammaanba Magaalooyinka Dhuusamareeb, Guriceel iyo deegaanada kale ee Ahlu Sunna ka joogto Gobolka Galgaduud, ayaa Jimcaha maanta waxaa ka bilowday soonka Bisha Ramadaan, iyadoo aan deegaannadaas laga soomin maalintii shalay oo Bisha Ramadaan ay Kaw ahayd. Madaxda Ahlu Sunna, ayaa iyagu ku andacoonaaya inaan dhalashada bisha habeenkii Khamiista soo galeysay laga arag dhulka ay ka…

    Read More

      “Haddii Arrintu sidaas kusii socoto waxanu u qaadanaynaa innaanu madaxweynuhu doorasho doonaynin guurtidana ay wax isla ogaayeen Xisbiyada qarankana la khiyaameeyey.” Jamaal Cali Xuseen

      Hargeysa:June,19,2015(SDN/QJ)-Musharraxa Jagada Madaxweyne-nimo ee Xisbiga Ucid Aqoon yahan Jamaal Cali Xuseen, ayaa maalintii shalay dalka lagu soo dhaweeyey, waxana uu ka Hadlay Xaaladda haatan dalku ku jiro iyo sida looga Bixi karo. Aqoonyahan Jamaal oo soo dhaweyntiisa ay ka qaybgaleen Saraakiisha sare ee Xisbiga Ucid, Taageerayaasha Xisbiga, Xildhibaanno iyo Saaxiibo kale oo uu leeyahay, ayaa…

      Read More

        Madaxweyne Kenyata Oo Amar Ku Bixiyey In La Qaado Xayiraaddii Saarnayd Xawaaladaha Soomaalida

        Nairobi:June,19,2015(SDN/QJ)-Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa  Khamiistii shalay ahayd ka codsaday Bangiga Dhexe ee Dalkiisa inuu sameeyo sharciyo la xidhiidha xawilaadda lacagta, kadibna la qaado xayiraadda saaran lacagaha xawaaladaha ee Soomaaliya. Bishii Abril 2015 ayaa Xukuumadda Kenya xannibtay dhammaan shirkadaha xawaaldaha ee Soomaalidu leedahay, iyadoo ku eedeysay shirkadahaas in Al-Shabaab ay isticmaalaan, kadib xasuuqii ka…

        Read More

          Muslimiinta Dalka Chine Oo Loo Diidaay Inay Bisha Ramadaan Soomaan, Amarna Lagu Siiyey Inaanay Xidhin Goobaha Cuntooyinka Bisil Lagu Iibiyo

          Beijing::June,19,2015(SDN/QJ)-Xukuumadda waddanka Chine, ayaa kor u qaadday caddaadiska iyo dhibaatada ay ku hayso Muslimiinta Dalkeedaa ku nool, waxana ay ka Mamnuucday inay Gutaan Waajibaadka Soomka Bishan Barakaysan ee Ramadaan. Soonka Bisha Barakaysan ee Ramadaan ayaa ah mid kamid ah tiirar ka Islaamka, waxaana qof kasta oo Muslim ah laga doonayaa in uu guto waajibka saaran…

          Read More

            Jaamacadda Hargeysa Oo Go’aamo Adag Kasoo Saartay Arday Lagu Eedeeyey Rabshad Dhawaan Lagu Waxyeelleeyey Tiro Kamid ah Board-ka Jaamacadda

            Hargeysa:June,19,2015(SDN/QJ)-Jaamacadda Hargeysa, ayaa Go’aamo adag kasoo saartay Arday lagu eedeeyey inay ku lug lahaaayeen Rabshado dhawaan Xarunta Jaamacadda ka dhacay oo lagu waxyeeleeyey qaar kamid ah Guddida Hoggaamisa Jaamacadda. War-saxaafadeed uu ku saxeexan yahay Guddoomiyaha Jaamacadda Hargeysa Dr Cabdi Xuseen Gaas oo soo Gaadhay Shabakadda Qurbejoog.com, ayaa lagu sheegay Tallaabooyin Jaamacaddu Go’aansaday in lagu waajaho…

            Read More

              Time to provide all newcomers equal education access

              Many new immigrant and refugee families say they are being left behind — especially when it comes to education. There’s a lot of attention focused on new arrivals to Seattle these days. As our region booms they are equally welcomed for their economic contribution and blamed for pushing up the cost of living. But whether…

              Read More

                Dhawaaqa Dhuxul Wuxuu Ka Dhigan Yahay Marmarsiiyo Aan Meel Haysan!

                Axmed Saleebaan Dhuxul Jawaabta uu ka bixiyay maxaa Madaxweynaha Su’aalaha loogu diidaa? May Noqon mid u cuntanta bulshada baahida u qabta inay ogaato hawlaha Madaxweynahoogu u hayo. Waxaynu si cad uga wada dharagsanahay in Siilaanyo waaguu mucaaridkaa ahaa meel adag ka istaagi jiray Safarada Riyaale. Waxaanan ka xasuustaa weedho ay ka mid ahaayeen Madaxweyne Riyaale loogama fadhiyo…

                Read More

                  Ismaciil Buubaa:“Waxaan Garawsaday In Dawlad Soomaaliyeed Aanay Iman Karin Haddii Aan La Aqbalin Somaliland oo Leh Awoodihii Dawladi Ay Lahaan Jirtay”DHEGEYSO/AKHRISO

                  Dubai June 18,2015(SDN/QJ)- Siyaasiga Ismaaciil Maxamuud Hurre [Buubaa] oo kamid ah siyaasiyiinta dhalasho ahaan Somaliland ka soo jeeda balse aaminsan wixii laysku odhan jiray Soomaaliya ayaa markii u horeysay shaaca ka qaaday in hadda wixii ka dembeeya uu aaminsan yahay qaddiyada gooni isu taagga Somaliland, kadib markii ay waxba kama jiraan noqotay fikradii uu inta…

                  Read More

                    Waxaa soo gaadhay magaalada Ludvika ee dalka Sweden wafti ka socday Jaalliyadda beesha Daa,uud Ismacil (Ciidagale) ee deggen dalka ingiriiska

                    Bismillaahi Arramanirraxeem.  dammaan ummadda reer Somaliland waxaanu idin leenahay Asalaamu calaykum wa raxma tullaah wa barakaatuh.Allah ayaa mahad mudan,rasuulkiisa Muxamed naxariis iyo nabadgelyo korkiisa ha ahaato. Waxaa badhtamaha bishan June ee sannadka aynu ku jirno 2015 soo gaadhay magaalada Ludvika ee dalka Sweden wafti ka socday Jaalliyadda beesha Daa,uud Ismacil (Ciidagale) ee deggen dalka ingiriiska. Waftigaas…

                    Read More

                      “Anigoo Ku Hadlaya Magaca Beesha Direed Weerarkii la igu dhaawacay ee lagu dilay Dirir waxaa abaabulay Villa Somalia.” Xildhibaan Boos

                      Muqdisho:June,18,2015(SDN/QJ)-Xildhibaan Cabdalla Boos Axmed oo kamid ah Mudanayaasha Golaha Baarlamaanka Somalia, dhawaanna ku dhaawacmay weerarkii lagu dilay xildhibaan Yuusuf Dirir, ayaa qaadista weerarkaas ku eedeeyey Xarunta Villa Somalia ee Dalka looga taliyo. Xildhibaan Cabdalla Boos Axmed ayaa sheegay in Madaxweynaha Soomaaliya, Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya midna aanu wax ka qaban dilkii badheedhka ahaa…

                      Read More

                        Dugsiga Qudhacdheer Ee Magaalada Hargeysa Oo Lagu Qabtay Xafladda Xidhitaanka Sannad Dugisyeedka 2014/2015

                        Dugsiga Hoose Dhexe ee Qudhacdheer oo ka mid ah dugsiyada dowladda ee ku yaala magalaada Hargeysa  ayaa Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay  u qabtay xidhitaanka sannad dugsiyeedka 2014/2015 Munsaasibad waxa ka soo qayb galay guddoonka waxbarashada gobalka maroodi jeex,maamulka iyo macaliimiinta, ardeyda wax ka barata dugisga, waalidiin iyo marti sharaf kale.  …

                        Read More

                          Natiijada Weerar Ismiidaaamin ah Oo Goordhaweyd Lagu Qaaday Xarunta Shirka Cadaado

                          Cadaado:June,18,2015(SDN/QJ)-Sida ay sheegayaan wararka laga helayo Deegaanka Cadaado oo  uu kasocdo shir maamul lagu samaynayo, ayaa waxa kooxo naftood hurayaal ahi ku qaadeen weerar ismiidaamin ah oo qasaarayaal kala badani ka dhasheen. Dabley hubeysan oo watay gaadhi waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa Weerar ku qaaday Dhismaha Kafaalo uu kasocdo Shirka ayna dagan yihiin Odayaasha…

                          Read More

                            Wargeys Caan ah oo Iclaamiyay Dhagar uu Madaxweyne Xasan Sheekh u Maleegayo Somaliland iyo Asbaabta uu ka Faa’iidaysanayo

                            Washington 18.June 2015 (SDN/QJ)- Wargeyska aadka loo akhristo ee Indian Ocean newsletter ayaa cadadkiisii u dambeeyay ee bishan soo baxay wuxuu qoray warbixin uu kaga hadlay dagaal wejiyo badan oo uu Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud ku soo qaadayo Somaliland iyo Madaxweyne Siilaanyo. Wargeyska oo soo xiganaya ilo ka tirsan golaha wasiirada Somaliya, wuxuu sheegay…

                            Read More

                              Dawlada Uk oo soo bandhigtay Danaha Cilaaqaad ee ay la Wadaagto Somaliland Iyo Kulamo dhex maray iyaga iyo Madaxweyne Siilaanyo

                              London 18.June 2015 (SDN/QJ)-Xukuumadda Ingiriiska ayaa shaac ka qaaday inay si dhow isaga kaashadaan Somaliland danaha ay wadaagaan, kulamo joogto ahna yeeshaan madaxda ka tirsan. Mr. Stephen Doughty, xildhibaan ka tirsan xisbiga mucaaradka Shaqaalaha (Labour Party) ayaa fadhi baarlamaanku yeeshay dorraad xoghayaha Arrimaha Dibedda iyo arrimaha Barwaaqo-sooranka ku weydiiyey xilligii u dambaysay ee kulamo uu…

                              Read More

                                “Fadliga Iyo Waxyaabaha Ugaarka Ah Bisha Ramadaanka” Sh.Maxamed Cumar Dirir Xafidahullaah DAAWO

                                Hargeysa,18.June 2015 (SDN/QJ)- Waxaa Maanta inoo Bilaabantay Bishii Barakaysnayd ee Ramadaan oo Koobsatay Fadaa’il Tiro badan isla markaana uu Alle SWT ugu Talo galay inay ka faa’iidaystaan adoomihiisa Muslimiinta ah ee adeecay. Bishan Ramadaan ayaa Waxaa ku dhex jira Nimcooyin la inooga baahan yahay inaynu ku oogno Cibaado iyo alle ka cabsi. https://www.youtube.com/watch?v=mrbFoxH7oKk

                                Read More

                                  Cali Sanyare Oo Ka Hadlay Shaambadii Uu Daahir Rayaale Ku Dhuftay Cali Warancadde Iyo Rajaddii Uu Ka Muujiyey In Udub Ku Soo Laabato Saaxadda Siyaasadda Ee Somaliland

                                  Hargeysa 18.June 2015 (SDN/QJ)- Wasiirkii qorshaynta xukumaddii Udub ee Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin hogaaminayey Md Cali Ibraahin Maxamed(Cali Sanyare) , ayaa ka dareen celiyey soona dhaweeyey Raaligelin uu markii u horeysay uu Madaxweynihii hore ee Somaliland Md Daahir Rayaale Kaahin u diray Jamaal Cali Xuseen iyo Cabdirashiid Xasan Mataan oo hore uu uga hor istaagay…

                                  Read More

                                    Baarqabka Jabuuti Oo Dhakafaar Ku Riday Dawladaha Khaliijka Carabta Ee Dabku Ka Dhex Shidanyay Iyo Sida uu Giraanta Siyaasada u Wareejiyay

                                    Hargeysa 18.June 2015 (SDN/QJ)- Khilaaf wejiyo badan oo mudooyinkanba ka dhex oognaa dalalka iskaashiga khaliijka iyo jamhuuriyadda jabuuti, ayaa haatan la tilmaamayaa inuu weji kale yeeshay, isla markaana uu saameeyay dalal badan oo mandaqadda iyo aduunkaba ah.  Falanqaynta mawduucan waxa warbixintan ka diyaariyay Muuse Jaambiir oo Ogaal ka tirsan. Khilaafka ka dhex qarxay Jabuuti iyo…

                                    Read More

                                      Xukuumadda oo ka Warwareegaysa Fulinta Go’aankii Guurtida ee Xal ka Gaadhista Khilaafkii Deegaanka Bali diiriye Iyo Wasiiro la Kulmay dhinacyada is haya DAAWO

                                      Burco 18.June 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Mudane Cali Maxamed Warancade oo uu Weheliyo Wasiirul dawlaha wasaarada Maaliyada Cismaan Saxardiid Cadaani oo Ku Sugan Magaaladda Burco ayaa Kulan la qaatay Madaxdhaqameedka Gobolka Togdheer gaar ahaan Cuqaasha Deegaanka Bali diiriye oo Xurgufi ku dhex martay Laba Beelood oo Walaalo ah. https://www.youtube.com/watch?v=L82aYYlSi-w

                                      Read More