Warar Dheeraad ah Oo Laga Helayo Qaraxyo Al-shabaab Saaka Ku Qaadday Xarumo Ciidan Oo Muqdisho Ku Yaalla
Muqdisho:June,21,2015(SDN/QJ)-Waxa isa soo taraya wararka kasoo baxaya Qaraxyo ismiidaamin ah oo xubno kooxda Al-shabaab katirsani ku qaadeen Xarunta Dugsigii hore ee Degmada Shibis oo haatan ah Goob ay deggen yihiin Ciidamada Nabadsugidda Somaalia. Weerarka Shabaabka ayaa ku biloowday gaadhi waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay oo lagu qarxiyay afaafka hore ee Iskuulkan, kadibna waxaa xigay israsaaseyn…
