Hargaysa 25.May 2015 (SDN/QJ)- Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa maalintii Shalay u magacaabay Mudane, Maxamuud Aaden Jaamac Galaal inuu noqdo Wakiilka Jamhuuriyadda Somaliland u fadhiya Dalka Itoobya, Jagadaas oo uu dhawr bilood ka hor iska casilay Aadan Nuux Dhuule.
https://www.youtube.com/watch?t=24&v=7XUEfW1n7ro
Safiirka Cusub ee Somaliland u Magacawday Wadanka Itoobiya Waa Kuma? DAAWO
