Webmaster

    Maraykanka Oo Ciidamadiisa Booliska Ka Mamnuucay Hubka Culus Iyo Sababaha La Daliishaday

    Washington:May,17,2015(SDN/QJ)-Dawladda Maraykanka, ayaa si rasmi ah Ciidamadeeda Booliska uga Mamnuucday isticmaalka Hubka culus ee Militeriga loogu talo galay oo ay markii hore isticmaali jireen. Madaxweynaha dalka Mareykanka Brack Obama ayaa si cad u sheegay in maanta kadib ciidamada Booliiska Mareykanka aan loo ogolaan doonin isticmaalka hubka culus ee kol hore ay isticmaali jireen. Sababta ciidamada…

    Read More

      Jamaal Cali Xuseen Oo Ka Fal Celiyey Cunsuriyad Qaawan Oo Uu Tv-ga Qaranka Ku Arkay

      London:May,19,2015(SDN/QJ)-Aqoon-yahan Jamaal Cali Xuseen oo ah Musharaxa Jagada Madaxweyne ee Ucid, kadib markii la jaray Khudbadiisii markii uu Hadalkiisa la gaadhay. Aqoon yahanku waxa uu arrintaas ku macneeyay ujeedo Mucaaradka loo leeyahay. Waxa uu Maamulka TV-ga iyo Xukumadda Kulmiye ku eedeeyay inay hantidii la wada lahaa si gaar ah u isticmaalayaan. “Waxaa aad iiga yaabiyey…

      Read More

        Dhallinyaro Reer Falastiin ah Oo Jabsaday Siro Hoos Ugu Qarsoonayd Yuhuudda Quddus Haysata

        Qudus:May,19,2015(SDN/QJ)-Hoggaanka Yuhuudda Deggen Deegaanka Barakaysan ee Qudus, ayaa sheegay in xubno katirsan Dhaqdhaqaaqa Reer Falastiin ee Xamaas, ay jabsadeen mareego ay Isra’iil leedahay, kadibna ay ugu hanjabeen in wabsaaydyada siruhu ku jiraan ay dibada u soo dhigi doonaan. Ololahan jebinta mareegaha Isra’iil khaaska u leedahay lagu qaaday, ayaa dhacayey horaanta bishii April ee sanadkan, iyadoo…

        Read More

          Xiisad Markale Kasoo Cusboonaatay Dalka Burundi Iyo Wasiirro Inqilaabkii Dhicisoobay Loo Tirinayo Oo Xilalkii Lagaga Qaaday

          Bujunbura:May,19,2015(SDN/QJ)-Xiisaddii dalka Burundi, ayaa markii kale sii laba kacday, kadib markii uu Madaxweyne Pierre Nkurunziza, shaqada ka eryay Wasiiradii Arrimaha Dibadda, Difaaca iyo Ganacsiga, Kuwaas oo loo tirinayo inay ku lug lahaayeen Inqilaabkii dhawaan dhicisoobay. Afhayeen u hadlay Madaxtooyada Magaalada Bujumbura, ayaa BBC u sheegay in Madaxweynuhu uu xil ka qaadis ku sameeyay saddexdaasi Wasiir….

          Read More

            Car Wir Ku Dhac!!!

            Heesta Xulka Maanta oo Dal & Dibed Shacabka Somaliland, Saaka ay Ku Jiraan Dabaal Degga Sannad Guuradii 24 aad ee Magaalada Burco lagaga Dhawaaqay Somaliland, ayaan Qormadayda Maanta aan kaga Qayb Galayaa Heestii, Taariikhiga ahayd ee Hoobaladii, Mujaahidiintiin Halgankii SNM, Heesstiin,, Car Wir Ku Dhac!!!.   Falanqaynta Dabbaal Deggii Maanta ee 18kii May: 1 ) Shacabka…

            Read More

              Xukuumada Siilaanyo ee Maandheyt keedii uga hadhay 40-ka Caano maal , Ma Wareejin Karto Dekeda Berbera

              Maalgashigu waa furaha shaqo abuurka ummaddeed  taas oo marka wadan maalgashigiisu bataba ay kordhaan shaqo abuurkiisu, Hadaba Shirkadaha waaweyn ee Caalamiga ah, ayaan iyagu marnaba ku iman oo wax ku maalgashan gacan haadin,af-dhuunyaaleyn iyo dus dus iyo dilaalnimo qof qof ah ee Waxaa shirkadaha caalamiga ahi ku yimaadaan shuruudo xigmadeysan oo maalgashi caalami ah oo…

              Read More

                Qolka yar ee VIPda ee Madaarka Hargeisa, khalad ayaa laga fahmay!!!

                Anigu ma ihi Muxaafid, mana ihi Mucaarid, waxaanse ahay Muwaadin jecel horumarka dalkiisa iyo dadkiisa, gaar ahaana waxaan aad u xiiseeya ulana socdaa horumarka garoomada diyaaradaha ee Somaliland iyo guud ahaanba aviationka, taasaana keenta inaan marar badan Wasiirka duulista hawada iyo gaadiidka Cirka Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi inaan hawada u mariyo talooyin, tilmaamo iyo tusaaleyaal…

                Read More

                  Casho Sharaf lagu soo dhaweeyey musharaxa Xisbiga Ucid Aqoonyahan Jamaal Ali Xuseen oo ka dhacday Galbeedka Caasimada London+ Sawiro

                  Casho sharaf ay soo agaasimeen qaybo ka mid ah haldoorka qurbe-jooga ee Haweenka UK ayaa si hufan loogu soo dhaweeyey Musharaxa madaxweynaha  ee Xisbiga Ucid aqoon yahan Jamaal Ali Xusien. Waxaa casho sharaftaa ka soo qayb galay marti sharaf badan oo ka kala yimi Gobolada UK gaar ahaan Birmigham, Bristol iyo London.Waxaa iyaguna nasiib u…

                  Read More

                    Xasuus Reebka Madaarka 5ta Mayl ee Hargeysa

                    Inta aanan u Gondo Degin Qormadayda Maanta, Waxan si Kooban u Dul Mari Taaeiikhda Madaarka 5Mayka, Goortii la Sameeyey, Sababihii iyo Ciddii Sameysay iyo inta aan Xasuus Reeb Ka Hayo, Kuna Beegan 62kii ilaa 68kii.   Maadarkan Waxa isla Wahtiyo isku Dhaw, la Wada Dhisay labadii Madaar ee Sharjah iyo Aden Airports ee Boqortooyadii Ingiriisku…

                    Read More

                      Taxanihii Qisaska Nolosha iyo Tusmadii Xusuus Qor Dhakhtar Ilkood Kala Soco Qurbejoog.com DAAWO

                      Hargaysa 19.May 2015 (SDN/QJ)- Waa Qormadii Taxanaha ahayd ee Xusuus Dhakhtar Ilkood oo ay inoo Soo diyaariso Drs Hibaaq C.raxmaan Buubaal oo ah Dhakhtarad Aqoon durugsan u leh Xanuunada Ilkaha kana Shaqaysa Magaalada Hargaysa. Waxay Taxanahan inoogu soo bandhigaysaa Khibrad ay ka heshay Mudadii ay ka shaqaynaysay Mihnada dhakhtarnimo,Waxaana si Joogto ah Taxanahan idiinku soo…

                      Read More

                        Banaan bax Macnayaal badan leh oo ka dhacay Magaalada Laascaanood iyo Astaanta Somaliland oo la Gubay

                        Bujumbura 19.May 2015 (SDN/QJ)-Banaanbax la sheegay in lagaga soo horjeedo Maamulka Somaaliland,kuwa kalena ku doodeen inay ku diidan yihiin Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo ayaa Shalay ka dhacay Xaafad ka tirsan Magaalada Laascaano ee gobol Sool. Inkastoo siyaabo kala duwan loo fasiray ujeedada banaan baxayaasha ayaa dadka qaarkii ku sheegeen in lagu diidanaa Munaasibada 18 May oo…

                        Read More

                          Dardaarankii Saylici,Dareenkii Cirro Iyo Damaashaad ruxay Magaalada Boorama DAAWO

                          Boorama 19.May 2015 (SDN/QJ)-Madaxweyne Ku-xigeenka iyo Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici) iyo Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa dadweynaha reer Boorama kala qaybgalay Xuska 18-ka May ee 24-guurada ku dhawaaqistii gooni-isu-taagga Jamhuuriyadda Somaliland ka soo wareegtay oo shalay si weyn dalka iyo waddamada dibedda qaarkood loogaga dabbaal-degay. Kumannaan dadweynaha reer Boorama ah oo…

                          Read More

                            Boqolaal Tahriibayaal ay Somali ku jiraan oo lagu xiray Libiya

                            Tripoli May 19,2015(SDN/QJ)-Ciiddanka Ammaanka ee Dowladda Libya ee aan Aqoonsiga Caalamiga haysanin ayaa sheegay inay bilaabeen Hawlgal ay ku raafayaan Tahriibayaasha shisheeyaha ee ku sugan magaalladda Tripoli. Madaxa Xafiiska Warfaafinta ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Dowladda aan Ictiraafka haysanin ee Libya, Saciid Mohamed C/salaam Al-qorara ayaa u sheegay Wakaalladda Wararka Faransiiska ee AFP inay gacanta…

                            Read More

                              Tikniko iyo Hub Cusub oo lagu soo bandhigay Xuskii Shalay ee 18 May ee Caasimada Hargaysa DAAWO

                              Hargeysa 19,May 2015 (SDN/QJ) Guud ahaan Bulshada Somaliland dal iyo dibadba waxay u dabaal degayaan Xuska Maalinta Qaran ee 18-ka May oo ah markii Somaliland ku dhawaaqday Madaxbanaanideeda 1991, haddana laga joogo 24 sannadood. Bulshada Somaliland ee wadanka gudihiisa ayaa iskugu soo baxay goobaha loo asteeyay iyadoo ilaa hadda aanay jirin wax dhib ah oo…

                              Read More

                                Ciidanka Booliska Somalia oo laga mamnuucay inay qaad cunaan xiliyada ay Shaqaynayaan

                                Muqdisho 19.May 2015 (SDN/QJ)- Taliska booliska Soomaaliya ayaa amar ay soo saareen, waxa ay kaga mamnuuceen askarta booliska ah in aaney qaad isticmaali karin marka ay shaqeynayaan. Taliyaha booliska Soomaaliya, General Maxamed Sheekh Xasan Xaamud, ayaa sheegay in ruuxii lagu qabto isagoo cunaya qaad xilliga shaqada tallaabo laga qaadi doona iyadoo marxaladaha qaarna la horkeeni…

                                Read More

                                  “Al-Shabaab waxay dooneysaa in ay weerar ku soo qaado Burundi” Madaxweynaha dalka Burundi

                                  Bujumbura 19.May 2015 (SDN/QJ)-Madaxweynaha dalka Burundi ayaa ku eedeeyey kooxda Al-Shabaab in ay qorsheyneyso weerarro ay dalkiisu ku soo qaaddo, maalmo kaddib markii uu dhicisoobay afgambi xukunka lagaga tuuri rabay. Pierre Nkurunziza oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada caasimadda ah ee Bujumbura , ayaa sheegay in uu ka walaacsan yahay khatarta dalkiisa kaga imaneyso Al-Shabaab….

                                  Read More

                                    Barlamaanka Federaalka Soomaaliya oo ka dooday Mooshin ayka keneen Barlamaanka Jubbaland

                                    Muqdisho 19.May 2015 (SDN/QJ)- Mudanayaasha Barlamaanka Soomaaliya aya  dood dheer ka yeeshay Mooshin ay dhowaan qaarkamida Xildhibaanadu ka keenen golaha wakiilada maamulka Jubbaland ee dhowaan laso magacaabay. Furitaanka kulanka Baarlamaanka Soomaaliya  ayaa waxaa Xildhibaanada loo qeybiyay hindise sharciyeedka la dagaalanka argagaxisada oo todobaadkii hore xubnaha golaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya ay meel mariyeen iyo hindise sharciyeedka…

                                    Read More

                                      Dhismaha Ciidanka Bada ee Dalka Liibiya oo Midowga Yurub Dhexda u Xidhay

                                      Roma 19.May 2015 (SDN/QJ)-Wasiirada difaaca iyo arrimaha dibadda Midowga Yurub ayaa isku raacay qorshooyin lagu dhisayo ciidamo badeed oo la dagaalama kuwa dadka tahriibiye ee ka howlgala Liibiya. Madaxa siyaasadda dibadda Midowga Yurub, Federica Mogherini, ayaa sheegtay in howlgalka uu yahay isku day lagu joojinayo nooca shaqo ee shabakadda kuwa wax ku tahriibiya Mediterranean-ka. Waxay…

                                      Read More