Webmaster

    Nuxurka Kulan Hor-dhac Oo Saddexda Xisbi-qaran iyo Xukuumaddu Xalay Isku Arkeen Iyo Ajandayaasha Ballanta Maanta Oo Lasii Gorfeeyey

    Hargeysa:May,20,2015(SDN/QJ)-Sida wararku sheegayaan Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo iyo Saddexda Xisbi-qaran, ayaa xalay yeeshay kulan hordhac u ah ballanta Maanta ee shirweynaha Turxaan-bixinta oo hore xukuumaddu ugu baaqaday inay xisbiyada mucaaridka la yeelan doonto. Kulankan oo aqalka madaxtooyada ka dhacay ayaa xubno kooban oo afarta geesood ka socdaa isku hor fadhiisteen, waxana hoggaaminayey Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland mudane Saylici,…

    Read More

      Madaxweyne Obama Oo Furtay Bog Cusub Oo Twitter ah,Macaamiishiisii Oo Daqiiqado Gudahood Xad-dhaaf Ku Noqotay Iyo Su’aal Hal-xidhaale Noqotay Oo Kaga Timi Clinton-kii Ka Horreeyey

      Washington:May,20,2015(SDN)-Madaxweynaha Waddanka Maraykanka Barack Obama, ayaa taariikhda Markii ugu horraysay furtay bog cusub Baraha Bulshadu iskula xidhiidho ee Twitterka ah, iyadoo Daiiqado Gudahood lagu arkay Macaamiil xad-dhaaf ah oo uu taariikda ku geli doono. Aqalka cad ee Mareykanka ayaa xaqiijiyay warka ah inuu Madaxweynuhu Bog cusub oo Twitter ah furtay, waxaana cinwaakiisa uu yahay @POTUS,…

      Read More

        Dilal Naxdin Leh Oo Muqdisho Loogu Geystay Saraakiil Nabad-sugidda Ka tirsanaa Iyo Ciidamada Militeriga Oo Arrimahaas Loo Tirinayo

        Muqdisho:May,20,2015(SDN/QJ)-Wararka ka imanaya Magaalada Muqdisho, ayaa sheegaya in Ciidamada Militeriga Somalia ay Degmada Hodan ku toogteen Laba sarkaal oo katirsanaa Ciidamada Nabad-sugidda Somalia. Tani waxay daba socotaa laba askari oo militariga ka tirsanaa oo Isniintii shalay lagu dilay xaafada Sey Biyaano, iyadoo ay dilkooduna geysteen Ciidanka Nabad Suggida. Askar ka tirsan Nabad Suggida oo watay…

        Read More

          Iskuday Dil Oo Uu Ka Badbaaday Imaamka Masaajidka Madiina Xilli uu Salaadda Ku Jirey

          Madina:May,20,2015(SDN/QJ)-Imaamka Masjidka Madina Imaam Xudayfi, ayaa la sheegayaa inuu  ka badbaaday dil la isku dayey xilli uu sallaadii subax dadka tujinayey. Imaamka ayaa dilka ka badbaaday xili uu ku jiray dujinta saalada subax, waxaana la sheegayaa inuu kusoo dhawaaday ruux looga shakiyay inuu rabay dilkiisa,taas oo keentay in ciidamada amaanka ay deg deg kusoo galaan…

          Read More

            Madaxweyne Siilaanyo:Waxaan bulshada caalamka ugu baaqeyna in ay si qoto dheer leh uga fiirsadaan dhismaha ciidankaas, iyo hubka lagu soo daldalayo Soomaaliya

            Muqdisho May 19,2015 (SDN/QJ)Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo  khudbad ka jeediyey munaasabada 18 May ee Somaliland u aqoonsatay in ay tahay maalin xornimo ayaa caalamka uga digey in Soomaaliya loo dhiso ciidan xoog leh. Siilaanyo oo ahaa hogaamiyihii ururkii SNM ee la soo dagaalamay dowladii Maxamed Siyaad ayaa ku sheegay qudbadiisa maanta in…

            Read More

              Gudoomiyaha Ucid oo soo Qufay balamo sir ah oo hore u dhex maray isaga iyo Madaxweyne Siilaanyo Meel adagna iska Taagay In Mudo Kordhinta Madaxweynuhu Distoori tahay DAAWO

              Hargaysa 19.May 2015 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa soo bandhigay go’aan sir u ahaa Isaga iyo Madaxweyne Siilaanyo kaas oo ay ku heshiiyeen ka hor doorashadii madaxtooyada kooda soo baxaa waxa uu ka yeelayo Golaha Guurtida. Dhanka kale labada Xisbi Mucaarid ee Waddani iyo Ucid ayaa ka hadlay…

              Read More

                Dawlada Somaliland oo beenisay Hadal uu la taliyaha Madaxweyne Siilaanyo ee Xidhiidhka Hay’aduhu ku sheegay in dalka laga saari doono Sadex hay’adood DAAWO

                Hargaysa 19.May 2015 (SDN/QJ)- Xukuumada Somaliland ayaa beenisay hadal uu doraad warbaahinta siiyay la taliyaha Madaxweyne Siilaanyo ee Xidhiidhka Hay’adaha Caalamiga ah oo Sheegay inay dawladu dalka ka saari doonto Sadex ka mid ah hay’adaha samo falka oo uu ku eedeeyay inay galeen arrimo dhanka Siyaasada ah. Wasiirka Arrimaha Dibada Mudane Maxamed Biixi Yoonis ayaa…

                Read More

                  Jaaliyadda Reer Somaliland ee Waddanka Turkia Oo Si Weyn U Xustay Xuska Maalinta Qaranimada Somaliland Ee 18-ka May DAAWO sawirada

                  Turkia 19May15(SDN/QJ)Jaaliyada  Somaliland Iyo   ardayda reer Somaliland ee  wax ka barata  dalkaaasi ayaa  waxay soo agasimeen xaflad aad u qurux badan oo ku bilaabmatay jawi heer sare oo farxadeeed ,  hall ka  munaasibada ka dhacaysay oo  si heer sare ah loo qurxiyey ayaa ka mid ahaa waxyaabaha indhahu qabatinka leh  ee xaflaadaasi  nuuriyeye Xogahaye…

                  Read More

                    Jaliyada sweden ayaa si wayn u xustay malinta 18 may ee qaranimada soomaliland taas oo ay ka soo wareegtay 24 sano

                    Sweden19May15(SDN/QJ)Jaliyada sweden ayaa si wayn u xustay malinta 18 may ee qaranimada soomaliland taas oo ay ka soo wareegtay 24 sano xafladan oo si wayn loo soo agaasimay ayaa waxa ka soo qayb galay xildhibaano ka mida golaha deeganka gothenburg ee sweden xildhibanadas waxa ka mid ahaa Xildhibaan safiya cumar Yare xildhibaan Siciid maxamuud dayib…

                    Read More

                      Hawlwadeenada Tvga Qaranka Somaliland ee Uk oo wax laga xumaado ku tilmamay hadal ka soo yedhay Musharaxa Xisbiga Ucid Jamaal Cali Xuseen

                      London19May16(SDN/QJ)Hawlwadeenada Tvga Qaranka Somaliland ee Uk oo wax laga xumaado ku tilmamay hadal ka soo yedhay Musharaxa Xisbiga Ucid Jamaal Cali Xuseen oo ay si fican u soo dhaweyeen xiligii uu ku sugnaa madasha lagu xusayo isaga iyo xubnahii xisbiga Ucid .Musharaxa Madaxaynaha Ucid ayaa waxa uu goobta yimid xili ay dhamatay tabinta Tooska ahayd…

                      Read More

                        The Purge:How Somalia’s Al Shabaab Turned Against Its Own Foreign Fighters

                        U.S. COUNTERTERRORISM AGENCIES have long been preoccupied with the threat posed by the recruiting successes of the Somali terrorist group al Shabaab in Western countries. The group has managed to lure hundreds of foreign fighters — including some 40 Americans — to Somalia through online propaganda videos and word-of-mouth in disaffected immigrant communities. In recent years,…

                        Read More

                          Waxa La Joogaa Wakhtigii Ay Ingiriiska Iyo Bulshada Kale Ee Caalamku Aqoonsan Lahayd Qaddiyadda Somaliland” Xisbiga Saddexaad Ee Ingiriiska

                          London 19.May 2015 (SDN/QJ)-Xisbiga saddexaad ee wadanka Ingiriiska ee UKIP ayaa dawladda Ingiriiska iyo bulshada caalamkaba ugu baaqay in la aqoonsado qaddiyadda madaxbanaanida Somaliland. Afhayeenka xisbigaas xildhibaan James Carve ayaa mar uu dad reer Somaliland ah magaalada London kagala qayb galay dabaaldegga maalinta qaranimada Somaliland ee 18 May wuxuu qorala uu soo saaray sheegay inay…

                          Read More

                            al-Shabaab kills senior Somali army officer

                            A senior Somali army officer was killed on Tuesday by Al-Shabaab in Somalia’s central town of Beledweyne. “Gunmen raided his home and shot him in the presence of his family,” police official Aden Hussein told. “We believe it was Al-Shabaab who killed him,” said Hussein, who is based in Somalia’s Hiraan province, of which Beledweyne…

                            Read More

                              Beesha Caalamka iyo waxay tahay

                              Waxaynu maqallaa erayga beesha caalamka iyadoo siyaabo badan loo adeegsado. Adeegsigaasu kuma koobna meelaha dadka Soomaaliyeed degaan oo  qudha ee waxaa adeegsada adduunka oo dhan. Tusaale ahaan , waxaad arkaysaa Maraykanka oo adeegsanaya eraygaa oo leh ‘ beesha caalamku arrintaas raali kama aha’ waxaa  kaloo la caadaysta in siyaasiysiin iyo bulsho  Soomaaliyeed  yidhaahdaan ‘ beesha…

                              Read More

                                Magaca Nin Ku Eedaysnaa Weerar Hore Loogu Qaaday Madaxtooyada Baydhabo Oo Maanta Dil Lagu Fuliyey

                                Baydhabo:May,19,2015(SDN/QJ)-Saaka ayey maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee Somalia dil ku fulisay nin la sheegay inuu xarakada Al-shabaab katirsanaa, kaas oo lagu eedeeyey inuu ku lug lahaa Weerar bilowgii sanadkan lagu qaaday Madaxtooyada Maamulka Baydhabo. Ninkan oo lagu magacaabi jiray Siraaji C/llaahi Cumar ayaa Xeer Ilaalinta Maxkamada ay sheegtay inuu watay gaadhi laga soo buuxiyay waxyaabaha…

                                Read More