Webmaster

    Duqayda Beesha Hawiye oo Ku Taageeray Guurtida Mudo Kordhintii Shalay

    Hargeysa 12.May 2015 (SDDN/QJ) – kulan balaadhan oo ay shalay isugu yimaadeen madaxda dhaqanka iyo kuwa siyaasadda ee Beelaha Hawiye ayay ku taageereen go’aankii Golaha Guurtiddu muddo kordhinta ugu sameeyeen Xukuumadda iyo Golaha wakiiladda. Kulanka Madaxda dhaqanka Beelaha Hawiye oo ay ka mid ahaayeen Axmed Diiriye iyo Xasan Xaad ayaa sheegay inay Somaliland ku taageerayaan…

    Read More

      Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhismaha Ciidammada Federaalka kala hadlay Safiirrada Sweden iyo Britain u qaabbilsan Soomaaliya

      Muqdisho, 12 May, 2015-(SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, si gooni-gooni ula kulmay Safiirrada waddamada Britain iyo Sweden u fadhiya Soomaaliya Neil Wigan iyo Mikael Lindvall, kuwaasoo ay ka wadahadleen dhismaha Ciidammada Federaalka iyo weliba higsiga cusub ee 2016-ka. Waxa uu Madaxweyne Xasan Sheekh Masuuliyiintan shalay Xafiiskiisa Madaxtooyada Muqdisho ee Villa Soomaaliya si…

      Read More

        “AMISOM wax ha ka bedesho baadhitaanka Wariyeyaasha Eyda Loo Adeegsanayo”NUSOJ

        Muqdisho 12.May 2015 (DN/J)- Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed (NUSOJ) ayaa ugu baaqay ciidamada AMISOM inay wax ka bedelaan qaab baadhiseedka ah isticmaalka eyda ee ka dhanka ah Qalabka shaqo ee shaqaalaha Warbaahinta marka ay u casuumaan inay tebiyaan wararkooda, isla markaana ka fekeraan qaab baadhiseed ka duwan midka hadda la isticmaalo. Suxufiyiinta ka hawlgala Muqdisho ayaa…

        Read More

          Taageerayaasha Xisbiga UCID waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Gudomiyaha Maaliyadda UK Xisbiga UCID Marwo Ayaan Idiris Yusuf iyaga oo uga Tacsiyeeynaya geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Walaalkeed ( MARXUUM XASAN IDIRIS YUUSUF Marxuumkaas oo Shalay Ku Geeriyoodey Magaalada Hargaysa)

            لااله الاالله انالله وااناليه راجعون قال الله تعالي (( يأيتها النفس المطمئنه ارجعي الى ربك راضيه مرضيه وادخلي في عبادي وادخلي جنتي)) .. !! إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعونَ “وَإِنَّمَا تُوَفَّوْنَ أُجُورَكُمْ يَوْمَ الْقِيَامَةِ فَمَن زُحْزِحَ عَنِ النَّارِ وَأُدْخِلَ الْجَنَّةَ فَقَدْ فَازَ وَما الْحَيَاةُ الدُّنْيَا إِلاَّ مَتَاعُ الْغُرُور ” Hogaanka sare ee xisbiga UCID…

          Read More

            It is impossible to keep this nation under a direct tunnel with no access to the poem of light

            In my political observation of Monday extension of silanyos government it was a below against national integrity of Somaliland, it was inhospitable, incredible, illegitimate against the low and constitution of Somaliland that could preload to a drastic political situation which could hurt our prestige and our relation with the international community. It is impossible to…

            Read More

              Akhri Sababta Madaxweyne Obama Uga Noqday Safiir uu Dhawaan u Magacaabay Dalka Somalia

              Washington:May,12,2015(SDN/QJ)-Waxa soo baxaya war sheegaya in Madaxweynaha Maraykanka Mudane Obama uu go’aansaday inuu la noqdo safiir uu dhawaan u magacaabay Dalka Somalia. War-saxaafadeed ka soo baxay Aqalka Cad oo loo gudbiyey Aqalka Shuyuukhda ee Maraykanka maalintii isniintii ayaa lagu sheegay in Madaxweynuhu dib ula noqdey Magacaabidii Safiirka Maraykanka ee Soomaaliya Katherine Dhanani oo sugeysey in…

              Read More

                “Qaar baa qorayey yaa loo kordhiyaye waxa loo kordhiyey, madaxdii la doortay oo ah Madaxweynaha, Ku-xigeenka iyo Guddoomiyaha Wakiillada iyo inta….”Wasiir Cukuse

                Hargeysa:May,12,2015(SDN/QJ)-Xukuumadda Somaliland, ayaa si dhaw u soo dhaweysay Muddo-kordhinta muranku ka taagan yahay ee Golaha Guurtidu siiyeen Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo iyo Golaha wakiillada. Wasiirka waasaaradda Warfaafinta Somaliland Cabdilaahi Maxamed Daahir(cukuse), ahna Afhayeenka Xukuumadda oo saxaafadda la hadlay, ayaa sheegay inuu si weyn usoo dhaweynayo Muddo-kordhintaas, waxana uu hambalyeeyey Golaha Guurtida oo uu sheegay inay mudan…

                Read More

                  “Ma Istaagi-doonaan Muddaharaadku, Waanan Wadaynaa Ilaa Go’aankaa Laga Noqonayo” Cabdirashiid Riyo-raac DAAWO

                  Hargaysa 12.May 2015 (SDN/QJ)- Xohayaha qorshaynta Xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Cabdirashiid Maxamuud Cali (Cabdirashiid-Riyoraac) oo warbaahinta kula hadlay Magaalada Hargeysa, ayaa sheegay in Ciidamo tiro badan oo Xukuumadda soo amartay ay xoog kula wareegeen Xarunta dhexe ee Xisbiga WADDANI, waxaanu tilmaamay in Muddaharaadka ay hore Xisbi ahaan ugu baaqeen inuu istaagayn oo qaabkii ay…

                  Read More

                    “Wixii SNM Ah Ee Mujaahidiintii Dalka U Soo Halgantay ee Aan Shaashoobin Waxay U Ballansan Yihiin Kulan” Cali Guray

                    Hargeysa, 12 May 2015 (SDN/QJ)-Guddomiyaha Saddexaad ee Xisbiga Ucid Mujaahid Cali Guray, ayaa sheegay in maalinta beri ah isku imin doonaan Mujaahidiintii SNM oo gadhwadeen ka yahay Xasan Ciise Jaamac, taasoo lagag shiri doono xaaladda siyaasadeed ee dalku galay. Kadib markii Golaha guurtidu maanta ku dhawaaqay in xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo loo kordhiyay sannad iyo toban…

                    Read More

                      “26 Jun Marka Ay Gaadho Bal Kursiga Ha Kugu Soo Celiyo, Saleebaan, Xaaji Cabdi Waraabe Iyo Indho-indho” Gudoomiye Faysal Cali Waraabe

                      Hargaysa 12.May 2015 (SDN/QJ)- Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, ayaa qaaddacay Muddo-kordhinta Guurtidu ku dhawaaqday maanta ee labada sano ee labada bilood ka dhiman yihiin ah, isla markaana waxa uu Guddoomiyaha UCID sheegay sidii uu shalay-ba ballanqaaday inay dib ugu noqonayaan heshiiskii hore ee Guddiga doorashooyinka ee halka sano ahaa haddii ay Guurtidu dhaafto heshiiskii…

                      Read More

                        “Cukusow Meeshani Waa Beertayadii”,Maxaa ka Qaldan W/Warfaafinta Q.1aad

                        Somaliland waxay qaranimadeedii la soo noqotay 1991,dhacdooyinkii hubinta qaranimada iyo xaqiijinta dowladnimo ee aynu sida wacan  u wada xusuusano waxaa ka mid ahaa talaabooyinkii dhamaan reer somaliland miyo iyo magaalo gacmaha ay isku qabsadeen haday tahay qarameenta ciidamada,xarumaha kastamada soo xareeya dakhliga iyo cashuuraha,wakaaladaha iyo wasaaradaha iyo qarameentii dhamaan shaqaalaha dawlada waax kasta ay ka…

                        Read More

                          SADEXDA XISBI QARAN EE S/LAND HOGAAMIYAASHOODU MA KU DAYAN DOONAAN HOGAAMIYAYAASHA XISBIYADA UK EE IS CASILAY HADII AY KU GUULDARAYSTAAN DOORASHADA WADANKA KA QABSOOMI DOONTA

                          Shacabka S/land & saxaafadaba waxaan ku salamayaa salaanta  Islaamka ASCW. Intaa Ka dib waxaan qalinka u holoday in wax Ka idhaahdo fikirkayga Doorashadii Ka dhacday Wadankan UK oo aan is leeyahay waxay tusaale fiican u noqon doontaa hogaamiyaasha sadexda Xisbi Qaran ee Jamhuuriyada S/land.sida aad kawada warqabtaan waxa maalmahanba socday doorashadii Wadanka UK iyadaoo ay…

                          Read More

                            Saameynta Dagaalka Yaman uu Soomaliya Ku Yeelan Karo

                            Kacdoonkii ka dhacay dalka Yaman 2011 kii xukunkana looga tuuray Cali Cabdalla saalax waxuu soo dadajiyaya in ay awood dareyso dowladii dhexe ee yaman taasi uu udub dhexaad u ahaay Cali Cabdalla Salaax. Ka dib la wareegidii xuuthiyiinta Sanca sanadkii hore,  Yaman waxa ay gashay waji cusub oo dagaal wajiyo badan leh  kaasi oo markii…

                            Read More