“Author Archive”
Stories written by akguled

Dalalka Argaggixisadu Saamaynta ku yeelatay iyo Kaalinta ay Soomaaliya Kaga Jirto – Warbixin Cusub

Abuja 20. November 2016 (SDN/QJ):- Waddanka Nayjeeriya, ayaa noqday dalka 3-aad ee dhibaatada ugu weyni ay ka soo gaadhay Argaggixisada sannadkii hore, marka laga yimaaddo Afghanistan iyo Ciraaq. Soomaaliya ayaa ah dalka 7-aad, marka laga yimaaddo Pakistan, Suuriya iyo Yemen sida uu ku sheegay Warbixin uu soo saaray Machadka Dhaqaalaha iyo Nabadda Tusaha Argaggixisada caalamka. […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Madaxweynaha La Doortay ee Dalka Maraykanka Donald Trump oo Malaayiin Dollar ku bixinaya Xalinta Sadex kiis dacwadeed

New York 20. November 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa wada qorshe uu malaayiin dollar ku bixinayo si loo xaliyo Kiisas Maxkamdeed oo loo heesto sida ay Baahiyeen Warbaahinta dalka Mareykanka.   Xeer ilaaliyaha guud ee New York ayaa sheegay in Madaxwenaha Cusub ee dalka Mareykanka uu ogolaaday in lacag dhan 25 milyan […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Prime Minister Sharmarke negotiates the first phase of a peace agreement in Galkayo

Galkacayo 19. NoThe Prime Minister of the Federal Republic of Somalia H.E. Omar A. A. Sharmarke successfully negotiated a ceasefire and a two (2) kilometer pullback of troops on each side.   In follow up to the recent Abu dhabi agreement on the conflict in Galkayo between Puntland and Galmudug regions, Prime Minister Sharmarke travelled […]

Posted in news in English | Read More »

“Qabyo waa halkeedii, laakiin hawlihii Khaatumo oo wada-hadallada Somaliland kow ka tahay, ayaanu ugu maqnayn, magaalada Addisa Ababa” Prof Cali Khaliif Galaydh

Buuhoodle 19.November 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha maamulka Khaatumo Md. Cali Khaliif Galaydh oo safar dibadda ah kasoo laabtay, ayaa ka cudurdaartay inuu daaha ka faydo asbaaba keentay inay dib ud hacaan wada-hadalladii ay xukuumadda Somaliland iyo maamulkiisu ku ballansanaayeen inay uga furmaan magaalada Addis Ababa. Madaxweyne Cali Khaliif, ayaa markii uu soo cago dhigtay magaalada Buuhoodle, […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Madaxweynaha Ayaa Safar Uu Ugu Kuurgelayo Xaalada Abaareed Ee Gobolada Bariga Somaliland Ugu Baxay Maanta Kuna Hoyday Caawa Magaalada Burco Iyo Dareenka Dadkii Weftiga Madaxweynaha Soo Dhaweeyey SAWIRO

Burco 19.November 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Siilaanyo oo ay wehelinayaan Gudoomiyaha Xisbi Xaakimka Kulmiye, Murashax Muuse Biixi Cabdi, Marwada Koowaad ee Qaranka Somaliland Marwo, Aamina-weris Sheekh Maxamed Jirde, Xubno ka mida golaha Wasiirada, Taliyaha Ciidanka Booliska, Sareeyo guuto Cabdilaahi Fadal iimaan, Masuuliyiin ka tirsan xisbiga Kulmiye oo uu ka mid yahay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Jamaal Cali Xuseen Oo Magacaabay Guddi 5 Xubnood Ah Oo Wada-hadal La Furaya KULMIYE Iyo WADDANI

Hargaysa 19.November 2016 (SDN/QJ):-Jamaal Cali Xuseen, ayaa sheegay inuu magacaabay guddi ka kooban 5 xubnood oo wada hadalo la furi doonta xisbiyada Waddani iyo KULMIYE. Jamaal Cali Xuseen ayaa qoraal uu soo saaray wuxuu ku sheegay in guddigani dhawaan bilaabi doonaan wada hadal ay la furaan labada xisbi, laakiin muu magacaanin magacyada guddigaas. Jamaal ayaa […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xulistii Aqallada Baarlamanka Soomaaliya Oo Saamayn Ku Yeelatay Somaliland Iyo Xaaladda Oo Maraysa In Masuuliyiin Xukuumadda Siilaanyo Xilal Ka Hayaa Ay Xamar Iska Dhiibaan

Hargaysa 19.November 2016 (SDN/QJ):-Iyadoo bilihii u dambaysay si weyn loo hadal hayay Saamaynta ay Somaliland ku yeelan karto dhaq dhaqaaqyada diblomaasiyadeed ee ay Soomaaliya ku beegsanayso Qadiyada iyo gooni isutaaga Shacabka reer Somaliland,islamarkaana ay hore u iclaamisay Kuraasta ay ugu talo gashay ee ay u qoondaya Siyaasiyiinta reer Somaliland ayaa hadda waxa ay maraysaa in […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Wasiirada Wasaaradaha Arrimaha Gudaha,Duulista Hawada iyo Gudoomiyaha Hay’ada Shaqaalaha Dawlada & Balanqaadyadii Golaha Wakiilada SAWIRO/DAAWO

Hargaysa 19.November 2016 (SDN/QJ):-Fadhi ay yeesheen maanta Golaha Wakiilada ee Somaliland ayey cod Aqlibiyad ah ku ansixiyeen Wasiirka Wasaarada Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka Farxaan Aadan Haybe, Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Prof Yaasiin Xaaji Maxamud Xiir Faratoon,Wasiir Ku Xigeenka Caddaalada iyo Gudoomiyaha Hay’ada Shaqaalaha Dawlada.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Golaha Wakiilada oo Cod aqlabiyad ah ku ansixiyey Wasiiro Ka Tirsan Xukuumada iyo Gudoomiyaha Hay’adaha Shaqaalaha Dawlada DAAWO

Hargaysa 19.November 2016 (SDN/QJ):-Golaha Wakiilada Jamhuuriyada Somaliland ayaa Maanta ansixiyay Masuuliyiin isugu jirta Wasiiro, wasiir ku xigeeno, iyo Guddoomiyeyaal Hay’adeed.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Madaxweyne Siilaanyo iyo Wefti uu Hogaaminayo oo Socdaal ku Maraya Deegaanada Gobolada bari ee Abaartu ka Jirto DAAWO

Hargaysa 19.November 2016 (SDN/QJ):-Madaxweynaha JSL Md Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo wefti  balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa maanta socdaal hawleed ugu ambabaxay Gobolada Bari ee Dalka oo ay ka jirto abaar baahsani.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »