Dawlada Itoobiya oo ka hadashay Gaadhi ay leedahay Xukuumada Somaliland oo dalkeeda lala galay kana Jawaabtay Mawqifkooda Suldaan Wabar
Hargaysa 20.April 2015 (SDN/QJ)- Safiirka dawladda Federalka Ethiopia u fadhiya Hargeysa, General Berha Tesfaye, ayaa sheegay in gaadhiga Wasaaradda Maaliyadda Somaliland leedahay ee Ethiopia lala galay yahay mid masuuliyiinta Somaliland dayacday. Waxa uu sidoo kale sheegay in Ethiopia Suldaan Wabar u sheegtay inuu nabad ku joogo dalka Ethiopia hadduu fawdo wadana gudaha Somaliland yimaado. “Arrinka…
