Uncategorized

Daawo:Waftigii Aqoonsigii Xildhibanada Golaha Deganka Cardiff U Fidinayeen Somaliland Uga Qayb Galay Oo Maanta Hargeisa Soo Gaadhay

xirsi

Hargeisa 2/4/2015(SDN/QJ)wasiirka madaxtooyada somaliland xirsi xaaji cali xasan iyo wafti uu hogaaminayo ayaa maanta soo gaadhay  magalada hargeisa waftigasi oo ka soo qayb galay  aqoonsigi xildhibanada golaha deeganka kaardif u fidinayeen somaliland

https://www.youtube.com/watch?v=pm40112iZww

Hargeisa SDN/QJ

Concat@Somalidiasporanews.com