Cardiff Mar 27,2015(SDN/QJ)-Magaalada Cardif ee dalka Wales ee Britain ayaa noqotay magaalada labaad ee dalkaas ee aqoonsata Jamhuuriyada Somaliland.
Munaasibada aaqoonsiga Somaliland ayaa waxa ka soo xaadiray xildhibaano gollaha degaanka Cardif tiro wasiiro ah oo reer Somaliland ah iyo jaaliyada reer Somaliland ee Britain.
Halkan hoose ka daawo munaasibada Aqoonsiga Jamhuuriyada Somaliland
