Uncategorized

Madaxweyne Siilaanyo oo Dabaal Dega 21 Guurada Aasaaska Ciidanka Qaranka kula Qaatay Maanta Kuliyada Dararweyne DAAWO

Hargaysa 02.Feb 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa Maanta ka qayb galay Dabaal Dega Xuska 21 Guurada Aasaaska Ciidanka Qaranka oo lagu qabtay Kuliyada Saraakiisha ee Dararweyne .
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Waxaa kale oo uu Xadhiga ka Jaray