Hargeisa 18.Oct .2014(SDN/QJ)- Xildhiban Axmed Yaasin Sheekh Cali Ayaanle oo Ka Mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiilada ee Ku abtirsada Xisbiga Kulmiye kana Soo Jeeda Gobolka Awdal ayaa maanta si qoto dheer uga hadlay Qadiyada Tabashada ee Gobolka Awdal Waxa uu Xildhibaanku Soo taxay Tabashada Gobolkiisa iyo Sida Xisbigiisa Kulmiye ugu Guuldaraystay inuu Bulshada Gobolkaasi ka qanciyo Wixii Tabasho ah ee aan la qarin karin.
Hargeisa SDN/QJ
COncat@Somalidiasporanews.com
