
Hargeisa 11/12/2014(SDN/QJ)afhayeenka xisbiga wadani xildhiban ibraahin mahdi buuba ayaa maanta ka hadlay hawada somaliland ee somalia lagu wareejiyey sidoo kale waxa uu xildhibaanku ka hadlay heshiisyada ay xukuumadu la soo gasho shirkadaha baadha shidaalka somaliland iyadoo aanay waxa ay kula heshinayso aany umada u soo bandhigin
Hargeisa SDN/QJ
Concat@Somalidiasporanews.com
