“Author Archive”
Stories written by akguled

“Wasiir Xaamud Mansheeye Hal Taako oo Dhulka Awdal ah cidna uga Tagi Mayno” DAAWO

Hargaysa 04.Sep 2016 (SDN/QJ):- Aqoon yahanka Gobolka Awdal ayaa Ku Doodaya in Deegaanada Lixda ah ee Lagu Muransan Yahay ee Xeebta Waqooyi ee Somaliland oo Xukuumaddu Shaacisay in Diiwaangelinta Codbixiyaha laga qaban doono inay raacsan tahay Gobolka Awdal

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

‘’Haddii La Kala Qaado Doorashooyinka Madaxtooyada Iyo Wakiilada,Waxaa Hubaal ah inay Somaliland Dhaxalsiinayso in Faraha Laga Qaado’’ Xildhibaan Maxamed F.Qabile

Hargaysa 04.Sep 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada ayaa ka hadlay wararka muddooyinkii ugu dambeeyey soo baxayey ee sheegayey inay Xukuumadda iyo Beesha Calaamku isku maan dhaafsan yihiin qabsoomida Doorashooyinka, gaar ahaan Doorashada Wakiilada, oo la sheegay inay Xukuumaddu doonayso inay dib u dhigto, waxaanu xusay in haddii […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Odayaasha Beesha Ciise oo Go’aan ka Qaatay Wax ay Ku Tilmaameen Diiwaangelin Khasab ah DAAWO

Hargaysa 04.Sep 2016 (SDN/QJ):- Odayaasha Beesha Ciise ayaa ka Hadlay Sida ay u arkaan Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha ee La rabo in laga qabto Lix Deegaan oo Muran Xoogani ka Taagan yahay Gobolka ay raacsan Yihiin

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Wasiirka Khayraadka Biyaha Somaliland oo Baaq Nabadeed u diray Labadii Ardaa ee Ku Diriray Gobolka Sanaag DAAWO

Hargaysa 04.Sep 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Khayraadka Biyaha Somaliland Mudane Baashe Cali Jaamac ayaa Baaq nabadeed u diray Beelaha Walaalaha ah ee Shaqaaqadu ku dhex martay Sadex deegaan oo ka Tirsan Gobolka Sanaag.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Mudanayaasha Baarlamanka Somaliland ee Laga Soo doorto Gobolka Sanaag oo Ka Hadlay Dagaal u dhexeeya Laba Beelood oo Gobolkaasi wada dega DAAWO

Hargaysa 04.Sep 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaanada Golaha Wakiiladda ee Laga soo doortay Gobolka Sanaag ayaa Ka Hadlay Dagaal Sababay dhimashada in Ka Badan Toban Ruux iyo Dhaawac kale oo ka dhacay Sadex Deegaan oo ka tirsan Gobolka Sanaag Isla markaana u dhexeeyay Laba Beelood oo Oodwadaag ah Isla markaana wadaaga Dhiig iyo Dhalasho.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Muuse Suudi Yalaxow oo si Kaftan ah uga sheekeeyey demenaanta qurbajoogta: “Dadka Dibedaha Ka Imahaa ee Shaqooyinka u socdaa Wax la Soo Maray ma oga, Xildhibaanay Rabaan, Hadana waxay rabaan Madaxweyne” DAAWO

Muqdisho 04.Sep 2016 (SDN/QJ):- Muuse Suudi Yalaxow oo Mar ka mid ahaa Hogaamiye Kooxeedyadii ka Jiray Magaalada Muqdisho intii danbena Siyaasada Somalia ayaa ka hadlay Sida ay Qurbejoogtu uga War la’ Yihiin Siyaasada Somalia oo ay ka doonaan inay u soo Shaqo Tagaan.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Amaro Cusub Oo Sucuudigu Ku Soo Rogay Dadka Gudanaya Moosinka Xajka

Makka 04.Sep 2016 (SDN/QJ):- Wasaarada Arrimaha Diinta ee dawlada Sucuudiga ayaa war qoraal ah oo ay soo saartay ku shaacisay shuruuc cusb oo la xidhiidha gudashada waajibaadka Xajka, isla markaana waxay ku sheegtay in laga mamnuucay dadka gudanaya cibaadda arrimaha la xidhiidha siyaasada iyo madhabaha diinta ka hadalkooda. Qoraalka Wasaarada waxaa lagu sheegay inay mamnuuc […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Hubkii Khatarta ahaa ee Dhanka Madaniga Amase Rayidka Loo Isticmaalay Iyo Saamaynta uu Ka Tegay DAAWO

Hargaysa 04.Sep 2016 (SDN/QJ):- Barnaamijkeenan Xogta Dahsoon waxaynu ku eegaynaa qaababkii madaniga ahaa ee loo isticmaalay qaar ka mid ah hubka khatarta ah.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Ceerigaabo:Qoys Dhaawacay Masocagalay Oo JIN Ku Qaaday Dagaal DAAWO

Ceerigaabo 04.Sep 2016 (SDN/QJ):- Qoys ku dhaqan Bariga Gobolka Sanaag ee Somaliland, ayaa waxa dhibaato ku haya wax loo maleynayo JIN, kaasi oo si Maalin leh Shiid ugu garaacaya Carruurta Qoyska oo ka kooban 8 iyo Gurigooda.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Riwaayad Cusub oo Lagu Magacaabo Qooto Qooto oo Kulmisay Fannaaniin Tiro Badan & Xiisaha Riwaayadaas Ku Duugan DAAWO

London 04.Sep 2016 (SDN/QJ):- Waxay Riwaayadani ka Hadlaysaa Dhibaatooyin Maanta ka dhex Jira Bulshooyinka Somalida Kuwaas oo ay u dheer tahay Mushkiladaha ay Tiknoolajiyadu Keentay.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »