Webmaster

    Daawo:Agaasimaha Guud Ee Wasarada Boosaha Iyo Isgaadhsiinta Somaliland Oo Ka Makhraati Kagacay In Shaqadoodii Ay Hayaan Shirkado Gaar Loo Leeyahay

    Hargeisa 2/12/2014(SDN/QJ)Agaasimaha Guud  Ee Wasaarada Booshaha Iyo Isgaadhsiin Somaliland  Faysal Cali Shekh ayaa Saaka Sheegay  In Wasradooda shaqadeda  ay  gacanta ku hayaan shirkado gaar loo leeyahay  iasgoo agaasimuhu  sheegay  inay  imika wax  ka qaban doonan  isgaadhsiinta somaliland Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

    Read More

      Daawo:Wasiirka Maaliyada Oo Luqad Adag Ugu Jawaabay Xisbiyada Mucaaridka Una Daliishaday Aayado Qurana

      Hargeisa 2/12/2014(SDN/QJ)Wasirka maaliayada  somaliland c/casiis maxamed samaale ayaa maanta mucaaridka si adag  ugu jawaabay  isagoo  wasiirku  u dlaiishanayey  ayado quraana  sidoo kale waxa uu samaale  ka warbixiyey  waxqabadyada xukuumadu  ku talaabsatay isagoo ka hadlaayey  madal xadhiga laga jaraayey wasarada boosaha iyo isgaadhsiinta Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

      Read More

        Madaxweyne Kenyata Oo Xilkii Ka Qaaday Wasiirkiisii Arrimaha Gudaha Mid Cusubna Magacaabay

        Nairobi:Dec,02,2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Dalka Kenya, ayaa qaaday Tallaabadii ugu horraysay ee uu kaga jawaabayey Habacsanaanta ku timi ammaanka Dalkiisa iyo waliba xasuuqii xalay ka Dhacay Gobolka W/bari Kenya. Madaxweyne Kenyata, ayaa daqiiqado ka hor la hadlay Shacabkiisa, waxana uu tilmaamay inuu aqbalay Iscasilaadii uu soo gudbiyey Taliyihii Ciidanka Boolisku david kimaiyo oo isagu dalbaday inuu shaqada ka…

        Read More

          War Degdeg ah: Taliyihii Ciidanka Booliska Kenya Oo Xilkii Iska Casilay Kadib Xasuuqii Xalay

          Nairobi:Dec,02,2014(SDN/QJ)-Wararka laga Helayo Dalka Kenya, ayaa sheegaya in Taliyhii Guud ee Ciidanka Booliska Dalkaasi uu goordhaweyd xilkii uu hayey  iska Casilay. Sababta uu Hoggaankani xilka iskaga casilay, ayaa lagu sheegay inay ka dambaysay kadib xasuuq ba’an oo Kooxda Al-shabaab xalay ka fulisay Gobolka W/bari Kenya, halkaas oo ay ku dileen Tiro dad ah oo Gaadhaysa…

          Read More

            Ansixinta Komiishanka Cusub ee Doorashooyinka Somaliland iyo Aragtida Midowga Yurub

            Hargaysa 02.Dec 2014 (SDN/QJ)- Midowga Yurub, gaar ahaan xafiiska qaabilsan arrimaha Somaliland iyo Somaliya, ayaa soo dhaweeyay ansixinta guddiga cusub ee doorashada oo ay golaha wakiiladu Sabtidii toddobaadkan cod aqlabiyad ah ku meelmariyeen toddobada xubnoodba. Ergayga Midowga Yurub u qaabilsan Somaliland iyo Somaliya Michele Cervoned’Urso ayaa qoraal kooban oo uu geliyay bartiisa twitterka, wuxuu ku…

            Read More

              Mooshinkii Ka Dhankaa Ahaa Ra’isal Wasaare Cabdiweli Oo Maanta Baarlamaanka Loo Qaybiyey iyo Kulankaas Oo Rabshad La’aan ku Dhamaaday

              Muqdisho:Dec,02,2014(SDN/QJ)-Kadib Toddobaadyo Qaylo iyo muran ah kadib waxa maanta si habsami leh u furmay Fadhigii Golaha Baarlamaanka Somalia, waxana Mudanayaasha Loo Qaybiyey Mooshinkii ka dhanka ahaa Xukuumadda Ra’isal wasaare Cabdiweli oo ay markii hore si weyn u diidanaayeen. Fadhiga maanta ayaa ka duwanaa saddexdii fadhi ee la soo dhaafey, waxaana uu ahaa mid deggan oo…

              Read More

                Gudaha Dalka Kenya Oo Xalay Shabaabku Ka Fuliyeen Weerar Lagu Xasuuqay Dad Aan Waxba Galabsan

                Mandhera:Dec,02,2014(SDN/QJ)-Kooxda Alshabaab ayaa weerar oo kale oo lagu le’day ka Fulisay Gudaha Dalka Kenya kadib weerar gaadmo ah oo ay ku qaadeen Goobo ku dhaw Xuduudda ay la wadaagto Somalia. Kooxda ayaa weerar ay xalay fuliay ku diashay Ilaa 36-qof oo dhamaantood aanay aaminsanayn Diinta Kiristaanka, kuwaas oo ahaa dad ka shaqayta Qodista dhagaxa oo…

                Read More

                  Daawo:Gudoomiyhii Hore Xquuqal Insaanka Axmed Xuquuq Ayaa Saaka Shaaciyey Maalinta Xuquuqal Insaanka Somaliland La Qaban Doono

                  Hargeisa 2/12/2014(SDN/QJ)Gudoomiyihh hore komishanka xuquuqal insaanka axamed xuquq ayaa maanta shaaciyey  maalinta la qaban doono maalinta xaquuqal insaanka somaliland  xaquuq bulshada somaliland ugu baaqay  in cid  kastoo xaquuq la,aaa   ka cabanaysa  u soo gudbiyan  mudadaa  ka hor https://www.youtube.com/watch?v=O_IISIs0N2k&feature=youtu.be Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                  Read More

                    Mooshinkii Ka Dhanka ahaa Ra’isal Wasaare Cabdiweli Oo Maanta Golaha La Keenayo iyo Duruufaha Ku Xeeran

                    Muqdisho:Dec,02,2014(SDN/QJ)-Golaha Shacabka Baarlamaanka Somalia ayaa Maanta  la filayaa in loo qaybiyo Mooshinkii ka dhanka ahaa Xukuumadda  Ra’isal wasaare Cabdiweli iyadoo hore saddex goor uu mooshinkani ugu dhex fashilmay Golaha Shacabka dhexdiisa. Wararka laga Helayo Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in maanta dhinacyadii is hayey ay maanta heshiis ku yihiin sidii mooshinkaas si nabad ah loo qaybin…

                    Read More

                      Shimbir Mambaano Xambaarsanayd Oo ay Toogasho Ku Dileen Ciidamada Afghanistan

                      Kabul:Dec,02,2014(SDN/QJ)-Ciidamada Ammaanka waddanka Afghanistan, gaar ahaan Gobolka Farayab, ayaa shaaca ka qaaday inay toogasho ku dileen shimbir Bambaano lagu xidhay oo ujeeddo laga Lahaa. Ciidanku waxa ay intaas ku dareen in la doonayey in bambaanahan lagu qarxiyo Goob Kontarool ah oo ay ku sugnaayeen Ciidanka Amaanku. Mid ka mid ah askarta booliska oo foojignaan muujiyay…

                      Read More

                        30-Ka Mid ah Somali Tahriibayaaleed Oo Lagu Xidhay Dalka Masar, kuwaas Beegsanayey Qaaradda Yurub

                        Alexandria:Dec,02,2014(SDN/QJ)-Muhaariin shisheeye ah oo iskugu jira afrikan iyo carab kuwaas oo doonayey inay si sharci darro ah kaga baxaan xeebaha dalka masar gaar  ahaan xeebta magaalada al iksaandariya, ayaa ciidamada ammaanku gacanta ku dhigeen. Waxa la xidhay soddon qof oo iskugu jira rag iyo dumar, kuwaas oo dhammaantood wada Somali ah, iyadoo sidoo kale gacanta…

                        Read More

                          Hargaysa :Hindise Cusub Farsamo Yaqaano Sameeyay Diyaarad Kuwa Qumaatiga u Kaca ah DAAWO

                          Hargaysa 02.Dec 2014 (SDN/QJ)- Farsamo-yaqaano u dhashay Somaliland, ayaa guulaystay inay samaynta Diyaarad nooceedu yahay kuwa Qumaatiga u kaca, taas oo lagu soo bandhigay magaalada Hargeysa. Farsamo Yaqaanadan ayaa Mudo Sannado ah Waxay ku hawlanaayeen Sidii ay uga Jibo Keeni lahaayeen hindisahan ay ku Ikhtiraaceen Samaynta Diyaaradan Kuwa Qumaatiga u Kaca inkastoo Duruufta iyo Meesha…

                          Read More

                            Xil Buubaa “Haddii Aad Sharciga Iyo Qawaaniinta Dalka U Yaalla Aad Ku Tumataan, Idinkan la idin Ixtiraami Maayo…”

                            Hargaysa 02.Dec 2014 (SDN/QJ)- Afhayeenka Xisbiga Mucaaridka Ah ee Waddani Ahna Xildhibaan Ka tirsan Baarlamaanka Somaliland, Ibraahim Mahdi Buubaa, ayaa xukuumada uu gadhwadeenka ka yahay Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) , ugu baaqay in xorriyadoodii loo soo celiyay Gudoomiyaha ururka Jiidali iyo Xubnaha kale ee la xidhina,islamarkaana wuxuu sheegay haddii xorriyadooda loo soo celin waayay in…

                            Read More

                              Askari ka Tirsan Waaxda Cashuuraha Beriga ee Laascaanood oo Koox Hubaysani dileen iyo Rabshado ka dhashay

                              Laascaanood 02.Dec 2014 (SDN/QJ)- Maleeshiyo hubeysan ayaa xalay dilay askari ka tirsan waaxda canshuuraha ee magaalada Laascaanood ee gobolka Sool, taasoo sababtay rabshado maanta ka dhacay magaalada. Taliyaha Booliska ee gobolka Sool Cabdiraxmaan Col-haye ayaa tilmaamay inay wadaan baaritaan la xidhiidha  ciddii ka dambeysay dilka. Boqollaal qof oo  cadhaysan  ayaa rabshado ka sameeyay magaalada, iyagoo…

                              Read More

                                Xaaska Maayarkii Hore ee Boorama ee Shalay la Xidhay oo ka Warantay Siday Wax u dhaceen iyo Asbaabaha Xadhigiisa Keenay

                                Boorama 02.Dec 2014 (SDN/QJ)- Xaaska Duqii hore ee Degmadda Boorama Cabdiraxmaan Shidde Bille ayaa ka Warantay qaabkii ay Ciidamadda Amaanku u xidheen Saygeedda. Marwadda Guddoomiyihii hore ee Golaha Deegaanka Boorama oo Warbaahintu wax ka weydiisay qaabka loo xidhay Saygeedda, waxaanay sheegtay in Ciidamaddu ay Saakana xidheen laba Caruur ah oo uu dhalay. Waxaana hadaladeedii ka…

                                Read More

                                  MusuqMaasuq Xididaada Goostay oo Hadheeyay Wasaaradda Beeraha Iyo Mashaariicda La La’yahay Akhri.

                                  Hargaysa 02.Dec 2014 (SDN/QJ )- Ilo wareedyo xog ogaal ah ayaa tibaaxaya in maamul xumo iyo musuqmaasuq baahsani uu dishooday  wasaarada beeraha jamuuriyada Somaliland , kuwaasi oo ah danbiyo qarsoon oo dalka iyo shaqaalaha si dadban iyo si toos ahba ay uga galeen illaa hadana socota oo madaxda wasaaradaasi oo uu hormuud u yahay wasiir…

                                  Read More

                                    Madaxda ugu Saraysa Laamaha Amaanka ee Kenya oo inay Is Casilaan lagu wado,Fashilka ku Yimid Nabadgalyada dadkooda awgeed

                                    Nairobi 02.Dec 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka arrimaha gudaha dalka Kenya Joseph Ole Lenku iyo taliyaha booliiska David Kimaiyo ayaa lagu wadaa inay iska casilaal xilalkooda, kaddib weerarro soo noq-noqday oo ay Al-shabaab ka geysanayso gudaha Kenya. Qoraal lagu daabacay wargeyska Sunday Nation ayaa lagu sheegay saraakiil ka tirsan la-taliyeyaasha madaxweynaha Kenya, Uhuru Kenyatta ay cadaadis ku…

                                    Read More

                                      “Madaxweynuhu Ciddii Uu Noqday Baa Nin Shisheeye Ah Ii Haysta, Waxan Waan Kula Leeyahay” Dardaarankii Abwaan Gaariye DAAWO

                                      Hargaysa 02.Dec 2014 (SDN/QJ)- Hal abuurku Wuxuu ka Falkiyaa soo bandhigada dareemada qarsoon ee aadamaha la deriska ah . Waxa uu Gudbinta aragtidiisa kula Kulmaa in lagu Colaadiyo,Lagu faquuqo amase Dhibaato Shakhsi ahaan loo Gaysto, dadkii Indheer garadka mutacalminiinta ahaa [Intellectuals ] ee dareemay in waxani qaldan yihiin ayaa madaxa lagaga fadhiistay, markaa waxaydaan Afrika…

                                      Read More

                                        DAAWO:Xariga Baarlamaanka Shalay iyo Maanta iyo hadaladii Axmed Siilaanyo ee labadaa dharaarood

                                        Hargeysa Dec 01, 2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Soomaaliland ee haatan Md Axmed Siilaanyo ayaa laba si oo kala duwan waxa uu uga waramay xaalado isku mid ah oo soo wejahay Gollaha Wakiilada ee Somaliland ka dib kolkii ciidamada dawladu ay xanibeen. Md Axmed Siilaanyo ayaa xilguu mucaaridka ah iyo haatan oo madaxweyne yahay waxa uu laba si oo kala duwan uga waramay…

                                        Read More