Webmaster

    Askarigii Sababta u ahaa Rabshadaha Ka oogan dalka Maraykanka oo Shaqadii Iska Casilay Waa Maxay Sababtu

    Washington 01.Dec 2014 (SDN/QJ)- Sarkaal ka tirsanaa Ciidanka Booliska waddanka Maraykanka oo dhawaan Toogasho ku dilay Wiil Madow ahaa oo ku noolaa Magaalada Ferguson ee Dalka Maraykanka ayaa ku dhawaaqay inuu shaqada iskaga tegay. Askarigan ayaa wiilkii madoowaa ee uu dilay wax aka dhashay rabshado iyo Mudaharaaddo ay samaynayaan dadka madawga ahi, kuwaas oo ilaa…

    Read More

      Guurtida Somaliland oo Guda Gashay Xeerka Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha oo la Filayo in Doodiisu si rasmi ah u bilaabanto DAAWO

      Hargaysa 30.Nov 2014 (SDN/QJ)- Golaha Guurtida ayaa maanta loo qaybiyay xeerka diiwaan galinta muwaadiniinta iyo ka codbixiyeyaasha doorashooyinka ee Somaliland. Fadhiga maanta ee golaha Guurtida Somaliland oo uu shir guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland,ayaa mudanayaasha guurtida loo qaybiyay xeerka diiwaan galinta muwaadiniinta iyo reerka diiwaan galinta codbixiyeyaasah kaasoo uu muddo muran ka taagnaa isal markaana…

      Read More

        Daawo:Wasiiru Dawlaha Maaliyada Oo Ka Warbixinaya Waxyabaha Ku Cusub Sanadka 2015 Iyo Qalab Cusuboo Uu Sheegay Inuu dalka Soo Gaadhi Doono Oo Lagu Ogan Dono Korodhka miisaniyada

        Hargeisa 30/11/2014(SDN/QJ)Wasiiru Dawlaha Maaliyada Oo Ka Warbixinaya  Waxyabaha Ku Cusub Sanadka 2015 Iyo Qalab Cusuboo Uu Sheegay Inuu dalka Soo Gaadhi Doono Oo Lagu Ogan Dono Korodhka miisaniyada https://www.youtube.com/watch?v=YH6CPwenny4&feature=youtu.be Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

        Read More

          Daawo:Musharaxa Madaxwayne Ku Xigen Ee Xisbiga Ucid Oo Habeenkii Xalay Ahaa Soo Bandhigay Qorshayaasha Xisbiga Ucid Ka Leeyahay Talada Dalka

          Hargeisa 30/11/2014(SDN/QJ)musharaxa madaxwayne ku xigeen  xisbiga ucid c/rashiid xasan amataan ayaa habenkii xalay  waxa uu qorshayaasha xisbiga ucid  ka leeyahay  haday  ku guulaystan  talada dalka ka  akhriyey madal ay ku soo dahweynayen tagerayaal  badan  oo ka soo digo rogtay  xisbiga hada talada dalka gacanta ku  haya ee kulmiye Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

          Read More

            Daawo:Wasiirka Maaliaya Somaliland C/casiis Samaale Oo Golaha Wakilada Ka Hor Akhriyey Miisaaniyada 2015

            Hargeisa  30/11/2014(SDN/QJ)Wasiirka  maaliayada  somaliland  c/siis  samaale aya saaka golaha wakiilada somaliland  ka hor akhriyey  miisnaiyada  somaliland ee 2015 iyado  uu wasiirki si  faahfahsan  ugu  waramay  xildhibanada golaha wakilada iasgoo wasiirku  snadkan  xildhibanada ka codsaday  in  cashuuro  badan laga dhaafo  dhamaanwaxyabaha ama qalabka dalka wax taraya Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

            Read More

              Daawo:Boqor Raabi Oo Xukuumada Ku Canaantay Wax Qabad La,aanta Iyo Dhalinta Maalin Walba Tahriibaysa Een Waxba Loo Qorshayn

              Hargeisa 30/11/2014(SDN/QJ)Boqor Raabi Yuusuf  Ayaa  xukuumada  ku  dhaliilay  waxqabad la,aan  iyo qorshe la,aan  dhalinyarada  somaliland lagu horumarinayo  isagoo tilmamay  in dhalinyaradii somaliland ay  ku dhamaaden  badaha u dhaxeya liibiya iyo talyaaniga https://www.youtube.com/watch?v=t97NKNkc3y4&list=UUGmNqGmh7s8naDN8P8YU_SA Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

              Read More

                Daawo:Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Xaflad Ku Soo Dhawayna U Sameeyey Taagerayaal Ka Soo Wareegay Xisbiga Kulmiye

                Hargeisa 30/11/2014(SDN/QJ)Guoomiyaha Xisbiga Ucid Ayaa  Eng Faysal Cali Warabe ayaa xaflad soo dahwyna u sameeyey  tagerayal  badan oo ka soo diga rogtay xisbiga muxaafidka ah eekulmiye  iyadoo faysal  dadkasi habenkii xalay ahaa xaflad ugu qaabtay  horel crawn ee magaalada hargeisa https://www.youtube.com/watch?v=LRSd3jW7qio Hargeisa SDN/Qj Concat@Somalidiasporanewss.com

                Read More

                  Kulan balaadhan oo lagu soo dhaweynaayey G Kuxigeenka Waddani Axmed Muumin Seed iyo Agaasimaha Xafiiska Waddani Yaamsiin Raygal oo ka dhacay Konfurta London

                  London 30N0v14(SDN/QJ)kulan  balaadhan oo lagu soo dhaweynaayey Gudoomiye kuxigeenka Xisbiga Waddani Mudane Axmed Muumin Seed iyo Agaasimaha guud ee xafiiska Xisbiga Waddani  Marwo Yasiin Maygal ayaa ka dhacay Konfurta London,kulankan oo  casho sharaf oo aad looga soo qayb galay waxa ka soo qayb galay laamaha xisbiga wadani iyo gudiga Xisbiga Ucid ee Uk  o dhamaantood…

                  Read More

                    Xiriirka Soomaaliyeed ee Ciyaaraha fudud oo daah-furay horyaalkiisa 30-aad

                    Muqdisho Nov 30,2014(SDN/QJ)-Xiriirka Soomaaliyeed ee Ciyaaraha fudud ayaa maanta magaalada Muqdisho ku daah-furay Horyaalkii 30-aad ee Ciyaaraha fudud, iyadoo furitaanka Horyaalkana loo qabtay Munaasabad ballaaran oo ay marti sharaf kala duwan kasoo qaybgaleen. Garoonka Kubadda Cagta ee Stadium Banadir ayaa la isugu keenay Ciyaartooy isugu jira Gabdho iyo Wiilal oo ka kala socda Naadiyo 9…

                    Read More

                      “Qabaa’il is boobaya ayeynu nahay oo aan waxba isku ogolayn oo aan waxba ku heshiis ahayn” Faysal Cali Waraabe.

                      Hargeysa:Nov,30,2014(SDN/QJ)-Hoggaamiyaha Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelk(UCID),Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa rajo-xumo iyo Quus Ba’an ka muujiyey xaalladda ay somaliland Maanta ku sugan tahay, waxana uu si gaar ah farta ugu fiiqay heerka ay qabyaaladda iyo kala-qoqobnaantu maanta la gaadhay shacabka reer Somaliland. Guddoomiye Faysal Cali Waraabe oo shalay la Hadlay saxaafadda, ayaa  si cad u sheegay…

                      Read More

                        Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Oo Maanta Baarlamaanka Horgeyn Doonta Odoros-miisaaniyadeedka Sanadka 2015-ka

                        Hargeysa:Nov,30,2014(SDN/QJ)-Masuuliyiinta Wasaaradda Maaliyadda Somaliland, ayaa maanta lagu wadaa inay Golaha Baarlamaanka Horkeenaa Odoroska Miisaaniyad-sanadeedka sanadka 2015-ka oo muddo badan lala sugayey Baarlamaanku inay Guda galaan. Miisaaniyadda cusub ayaa ah middii ugu badnayd ee Muddo soo marta Golaha, waxana ay Gudo geli doonaan Gorfeynteeda oo ugu yaraan ay muddo Toddobaad ah wadi doonaan, intaas kadibna ay…

                        Read More

                          Akhri Istiraatijiyadda Cusub Ee Ra’isal Wasaare Cabdiweli kaga Hortegayo Fadhiga Baarlamaanku Ka Yeelanayo Mooshinka Ka Dhanka ah

                          Muqdisho:Nov,30,2014(SDN/QJ)-Sida uu bayaamiyey shirguddoonka Baarlamaanka Somalia, waxa Golaha la horkeeni doonaa Mooshinkii ka dhanka ahaa Xukuumadda Ra’isal wasaare Cabdiweli, waxana tallaabadaas Golaha kasoo  socota  ay Ra’isal wasaaraha iyo Axsaabtiisu ka yeesheen Istiraatiijiyad cusub oo ay kaga hortegayaan arrinaas. Xogaha warbaahinta soo gaadhaya ayaa sheegaya in Ra’isal wasaaraha iyo Kooxdii Mudanayaasha ahaa ee mooshinka kasoo horjeeday…

                          Read More

                            Taliye Fadal Oo Ku Dhawaaqay Inay Gacanta Kusoo Dhigeen Gacan-ku-dhiigle Dhawaan Hargeysa Ku Gawracay Wiil Dhallinyaro ahaa

                            Hargeysa:Nov,30,2014(SDN/QJ)-Taliyaha Guud ee Ciidamada Booliska Somaliland Cabdilaahi Fadal Iimaan, ayaa ku dhawaaqay inay Ciidanku gacanta kusoo dhigeen Gacan-ku-dhiiglihii dhawaan Xaafadda Macalin-haaruun ee Magaalada Hargeysa ku dilay Wiil dhallinyaro ahaa oo u adeegsaday Toorray. Taliyaha ayaa magaca  Gacan-ku-dhiiglahan ku sheegay Muuse Cabdi Cabdulle, waxaanu sheegay in sharciga la horgeyn doono, isla markaana waxa uu ku dooday…

                            Read More

                              Shirguddoonka Baarlamaanka Oo Iclaamiyey Xilliga Golaha La Horkeeni Doono Mooshinkii Xukuumadda Ka Dhanka ahaa

                              Muqdisho:Nov,30,2014(SDN/QJ)-Go’aan shalay goor dambe kasooo baxay Guddoonka Baarlamaanka Somalia, ayaa lagu sharraxay halka ay ku dhamaadeen Wada-hadallo ku saabsanaa sidii Goluhu dhinac iskaga dhigi lahaa Muran hadheeyey kulamo uu dhawaan ku lahaa Xaruntiisa Muqdisho, kuwaas oo ku dhamaaaday Fawdo iyo qaylo  bulshada warwar ku Abuuray.  Warkan ka soo baxay Gudoonka Baarlamaanka ayaa lagu sheegay in…

                              Read More

                                “Waxa nasiib darro ah in komishankii Doorashooyinka beeshii Dhexe Guddoomiyihii ay ku tartamaysaa oo la leeyahay beel heblayo ha la siiyo” Gudoomiye Faysal Cali Waraabe

                                Hargaysa 30.Nov 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ee Ucid Faysal Cali Waraabe ayaa ka Dayriiyey Xaalada Dalku marayo isaga oo Madaxweyne Siilaanyo ugu baaqay in marka uu Wakhtigu ka dhammaado uu si sharaf leh Xilka uu u Baneeyo, Waxa kale oo uu dhaliilay Siyaasada Arrimaha Dibada oo uu sheegay in Dalkii soo xidh-xidhmay, waxa kale…

                                Read More

                                  Mudanayaasha Baarlamanka Punt land oo Dood Xasaasi ah ka Yeeshay Soo Celinta Dhulka ka Maqan Maamulkooda

                                  Garowe 30.Nov 2014 (SDN/QJ)- Xildhibaanada barlamaanka Puntland ayaa dood culus ka yeeshay sidii loosoo celin lahaa gobolada ka maqan gacanta dowlada Puntland. Qaar kamid ah Xildhibaanada barlamaanka ayaa ugu baaqay xukuumada Puntland inay ka dhabeyso balanqaadkeedii ahaa in lasoo celinayo  gobolka Sool waxayna soo jeediyeen in loo yeero xakuumada si wax looga weydiiyo qorshaheeda xoraynta…

                                  Read More