Webmaster

    Daawo: Wasiirka Arimaha Gudaha “Aniga Ayaa La Igala Xisaabtamayaa Dhibta Ay Gaystaan Ciidanka RRUda”

    Hargeisa 3/12/2014(SDN/QJ)Wasiirka arimaha gudha somaliland ayaa maanta ka warbixiyey ciidanka loo aasasay  shidaal baadhista isagoo  ka waramay  waxa ay  ciidankasi qaban doonan sidoo kale awax uu wasirku  maanta shacabka somaliland balanqaaday  in  ciidaka  RRUda  cidkastoo ay  wax  u gasytaan uu isagu  kafaalad  qaadayo Lagalana Xisaabtami doono. Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

    Read More

      War Deg Deg ah:Xukuumada oo Xabsiga u Taxaabtay Mid ka Mid ah Gudoomiyeyaasha Xisbiga Waddani iyo Laba Xubnood oo Golaha Dhexe ka Tirsan

      Hargaysa 03.Dec 2014 (SDN/QJ)-Guddoomiyihii Afaraad ee Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI Marwo Milgo Maxamed Cilmi (Milgo sanbalooshe) iyo laba xubnood oo Golaha dhexe ka tirsan oo kala ah Hinda Xasan Idiris iyo Daa’uud Food Cadde ayaa goor dhawayd ciidamada boolisku ka qabteen wadda halbowlaha ah ee hormarta Madaxtooyada Somaliland. Xubnahaas sare ee Xisbiga WADDANI ka…

      Read More

        Daawo:Naafada Hargeisa Oo Maanta Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Ku Mudahaaraday Xili Uu Xuskoodii Waxba Kaga Qaybqaadan

        Hargeisa 3/12/2014(SDN/QJ)3decnber oo ku  beegan  maalinta naafada aduunka ayaa maanta laga xusay  magalada hargeisa iyado xuskii  maalinta naafada hargeisa uu kala soo qayb  galay  madaxwayne ku xigeenka somaliland c/raxmaan saylici iyadoo nafadii  iskugu  timi xuskaasi ay  maanata cadho  ku qaabilen madaxwayne ku xigeenka somaliland Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

        Read More

          Daawo:Taliye Ku Xigenka Laanta Socdaalka Somaliland Oo Maanta Ka Jawaabay Eedaymo Ay U Soo Jeediyen Kooxo Ganacsato Ahi

          Hargeisa 3/12/2014(SDN/QJ)Taliye ku xigeenka laanta socdaalka somaliland ayaa maanta ka jawaabay  eedaymo ay u soo jeediyen kooxo  ganacsato aha  maalmihii ugu danbeeyey  ay  taliye ku xigenka salben sablaale  ku xidhay  magalada hargeisa ka dibn markii faflal khalkhlinayaa amaanka dalka ay ku kaceen Hargeisa SDN/QN Concat@Somalidiasporanews.com

          Read More

            Dalada Ururada Aan Dawliga Ahayn Ee Sonsaf Ayaa Maanta Kulan U Qabatay Lagaga Hadlaayey Sidii Loola Soo Bixilahaa Macdanta Ku Duugan Somaliland

            Hargeisa 3/12/2014(SDN/QJ)Dalada Ururada Aan Dawliga Ahayan Ee Sonsaf Ayaa Saaka Magalada Hargeisa Ugu furay Ururada Bulshada Kulan Aqoon Iswaydaarsi Iyo Wacyi Galina Ah Oo laga Hadlaayey  sidii baulshadu  loogu baraarujin  lahaa sida lola soo baxo shidalka iyo macdahana ku duugan dhulka somaliland iyadoo kulankani ay  ka soo qayb galenn wasiirka macdanta iyo tamarta somaliland xuseen…

            Read More

              Ma Dhabbaa Inay Siyaasiyiinta Madasha Wada-Tashigu ay Dhawaan Ku Biirayaan Xisbiga Mucaaridka Ah Ee UCID?

              Hargeysa, December 03, 2014 (SDN/QJ) – Sida ay sheegayaan ilo-wareedo xogogaal ahi wada-hadalo hoose oo u socday xisbiga mucaaridka ah ee UCID iyo siyaasiyiinta madasha wada-tashiga iyo toosinta qaranka ayaa u muuqda kuwa guulaysanaya, isla markaana ay labada dhinac isku af-garteen inay u midoobaan sidii ay wada-jir ugu wajihi lahaayeen iyagoo is-kaashanaya mushkiladaha dalka ka…

              Read More

                Somalia’s troubles come south

                IN the small hours of December 2nd gunmen snuck up on a group of sleeping quarry workers in Mandera country, close to Kenya’s border with Somalia. They were rounded up and made to lie face-down on the ground. Thirty-four of the men, who make a pitiful living mining and breaking stones, were executed with a bullet…

                Read More

                  Gabar Soomaaliyeed oo lagu oogay denbi ah in ay dooneysay in ay Syria u Dhoofto iyada oo isticmaaleysa Passport ay xaday

                  Minneapolis Dec 03,2014(SDN/QJ)-Xafiiska Xeer ilaalinta Minneapolis ayaa shaaciyay in Gabar Soomalai ah ay ku soo oogeen denbi la xiriira in ay damacdau in ay Syria. Dacwada ayaa lagu xusay in Yusra Ismaaciil oo ku nool magaalada St. Paul in ay Norway iyo Holland u dhooftay iyada oo isticmaashay Passaport ay xaday. Yusra ayaa eeda loo jeediyay…

                  Read More

                    Al-Shabaab claims responsibility for attack that kills 36 in Kenya

                    Islamic extremists killed 36 non-Muslim quarry workers in northern Kenya early Tuesday, prompting Kenya’s president to announce a security shakeup Tuesday, firing his Interior Minister and accepting the resignation of the national police chief. President Uhuru Kenyatta named an opposition politician and retired army general, Joseph Nkaissery, to be the new Interior Minister, in charge of security. Police…

                    Read More

                      Dagaalyahan Soomaaliyeed Oo Caan Ka ahaa Ururka Daacish Dhexdooda Oo Lagu Dilay Dagaal

                      Mousil:Dec,03,2014(SDN/QJ)-Dagaallada ka dhanka ah Ururka Daacish, ayaa waxa lagu dilay Wiil Soomaaliyeed oo Arrimaha Jihaadka caan ku ahaa, kaas oo kooxda ka Barbar dagaallamayey. Wiilka Soomaaliga ah ee Dagaalladaas lagu dilay, ayaa lagu magacaabi jirey Abu Musa Al-Somali, kaas oo haystay Dhalashada waddanka Britain oo uu hore uga Baxsaday. Dagaal ba´an oo Kurdiyiinta ay la…

                      Read More

                        Madaxweyne Gaas Oo Markale 30-cisho Gudahood u Qabtay Inay Isku Dhiibaan Shabaabka Ku Nool Deegaanada Puntland

                        Garowe:Dec,03,2014(SDN/QJ)-Maamul-goboleedka Somaaliyeed ee Puntland, ayaa  ugu baaqay Kooxaha Shabaabka ah eek u dhuumaalaysanaya Buuralayda Galgala inay  muddo kooban isku soo dhiibaan. Madaxweynaha  Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ku dhawaaqay in maamulkiisu uu muddo dheeraad ah ugu daray Muddadii uu hore ugu qabtay shabaabku inay isku soo dhiibaan, taas oo ah Soddon maalmood oo…

                        Read More

                          War Farxad Geliyey Umadda Reer Falastiin Oo Kasoo Baxay Dalka Faransiiska iyo Jawaabta Yuhuudda

                          Paris:Dec,03,2014(SDN/QJ)-Warar lagu baahiyey TV-ga Al jazira, ayaa  sheegaya in Aqalka Baarlamaanka waddanka Faransiisku uu si kedis  ah ugu codeeyey Dawladnimada waddan Falastiiniyiintu leeyihiin oo madax Bannaan. Aqoonsiga Baarlamaanka Faransiisku aqoonsadeen xornimada Falastiin ayaa imanaya xilli ay sidan oo kale ugu dhawaaqeen Baarlamaanada dowladaha Yurub ugu magaca dheer ee  kala ah Britain, Spain iyo Sweden. Dhanka…

                          Read More

                            Madaxweyne Kenyata Oo Shacabkiisa u Caddeeyey Ujeeddada Shabaabku Ka Leeyihiin Weerrarada ay Ku Xasuuqayaan Dadka Aan Waxba Galabsan

                            Nairobi:Dec,03,2014(SDN/QJ)-Madaxweyne Kenyata oo kadib weerarkii shabaabku ku Gumaadeen Dad shacab ah Dadkiisa la Hadlay, ayaa sheegay inaan  loo qaadan in weerraradaas laga leeyahay Ujeeddo Gaar ahaaneed amaba cid gaar ah loo jeedo. Madaxweynuhu  waxa uu sheegay in ujeedada Shabaabku ay tahay, sidii ay isaga horkeeni laheyd bulshada Muslimiinta iyo kuwa aan Muslimiinta ahayn ee u…

                            Read More

                              Xaaskii iyo Wiilkii Curad ee uu Dhalay Hoggaamiye Abubakar Baghdadi Oo Gacanta Lagu Dhigay

                              Beirut:Dec,03,2014(SDN/QJ)-War ay Baahiyeen ciidamada Ammaanka ee Dalka Lebonan, ayaa  lagu sheegay in xaaskii iyo mid ka mid ah wiilashad Hoggaamiyaha kooxda Daacish Abubarka Baghdadi gacanta lagu dhigay. Labadan ruux ayaa la sheegay in lagu qabtay xuduudda u dhaxaysa Syria iyo Lebanon muddo Toban cisho ah ka hor kadib markii ay isku dayeen inay Gudaha Lebonan…

                              Read More

                                Gudoomiye Cirro “Hay’adaha Amnigu Waa In Ay Ka Madax Banaanaadaan Tartamada Siyaasadeed Ee U Dhexeeya Xisbiyada Qaranka”

                                Hargaysa 03.Dec 2014 (SDGuddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani, ahna Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa hay’adaha amniga uga digay inay ku dhex milmaan xisbiyada qaranka, islamarkaana wuxuu sheegay haddii cid gaar ahi, si gaar ah u isticmaasho inay luminayaan kalsoonidii shacabku ku qabay. Guddoomiyuhu wuxuu sidaa ku sheegay qoraal kooban uu…

                                Read More

                                  Daawo:Wasiirka Boosaha Iyo Isgaadhsiinta Somaliland Abgaal Oo Madaxwaynaha Ku Beer Laxawsaday In Wasradisu Siday U Quruxbadantahay Shaqadiisuna U Qurux Badnaan Doonto

                                  Hargeisa 2/12/2014( SDN/QJ)Wasiirka Boosaha Iyo Isgaadhsiinta Somaliland  maxamed cabdi abgaal ayaa saaka  mar  uu xadhiga  madaxwaynaha somaliland wasarada boosha aiyo is gaadhsiinta  ku  beerluxaysanaayey  madaxwaynaha somaliland in  wasardiisa imika wax  ka badali doonto  shaqada ay  u hayso qaranka Hargeisa SDN?QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                                  Read More