Xukuumadda oo Weerar kale Maanta ku qaaday Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani iyo Khasaare ka dhashay
Hargaysa 04.Dec 2014 (SDN/QJ)- Dhalinyarado Boqolaal ah oo la Soo Abaabulay ayaa Weerar Culus ku Qaaday Xaflad Xisbiga Waddani Maanta ku lahaa Hotel Crown oo loo qabtay Masuuliyiin ku Biirayey Xisbigaasi oo ay ka mid yihiin Marwo Faadumo Siciid iyo Guddoomiye Ku-xigeenkii hore ee Komishanka Doorashooyinka Somaliland Cali Kubad. Munaasibadaasi oo Gabogabo ku dhaweyd ayaa…
